Sign in to follow this  
General Duke

IndaCade has special status [Lower Shabbele] no Qad ban....

Recommended Posts

Imdhacade & mafiyadiisa waa kuwii biyaha webiga ka gadan jiray masaakinta local-ka ah ee waxba haysanin. Imagine that, biyaha roobka soo da'ayana haddii aay awoodi kari la haayeen dadka waay ku charge gareen lahayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Thier whole project is coming to an end. They can not keep the occupation going and call it Islamic, they can not fight the government they already recognise. Its all becoming abit too much for the clan courts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Allamagan:

Imdhacade & mafiyadiisa waa kuwii biyaha webiga ka gadan jiray masaakinta local-ka ah ee waxba haysanin. Imagine that, biyaha roobka soo da'ayana haddii aay awoodi kari la haayeen dadka waay ku charge gareen lahayeen.

Wallee abtiyow waxay kula rabeen General Duke iyo asxaabtiisa maanteey kula helleen markaad waxaas ku hadashay.

 

Laakiin mahad Alle waxay ku ahaatay in maanta reer abtigeey M.R. sideey u badan yihiin ay diintii ilaahey garab istaageen, inta raacsanna cadowga ay yihiin dad marin habowsan, oo aan cilmi laheyn ama ay caadifad qabiil qaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Occupiying, looting, killing and maiming has never been part of the religion of Islam so people I suggest you dont try to be smart, for Allah knows all things and even what is in our hearts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

And Allah knows best that your uncle is not only a criminal but a sinner who has rejected the practise of Islam in our homeland, calling our scholars as terrorists!

 

Shame on you, the supporters of traitors!

Share this post


Link to post
Share on other sites

MUQDISHO: Jaadka oo dhex ceegaaga Magaalada Muqdisho iyo Maxkamadaha oo sheegtay inay joojiyeen jaadka

Posted to the Web Nov 22, 16:25

 

 

Muqdisho (PP) - Daraasad ay Puntlandpost ku sameysan Magaalada Muqdisho ayaan ku ogaannay inay jiraan weli meelo badan oo jaadka lagu iibiyo, waxaana jaadkaas uu ka soo galaan Magaalada Muqdisho qaybo kale oo dalka ka tirsan.

 

Dad diiday inaan magacyadooda xusno ayaa u sheegay Puntlandpost inay jiraan jaad uga yimaada qaybo badan oo dalka ka tirsan, waxaana ay sheegeen qaarkood inuu jaadka uga yimaado Magaaada Marka ee Gobolka Shabeellada Hoose, halka kuwo kalena ay sheegeen inuu uga yimaado Mgaaalada Afgooye ee isla gobolkaas.

 

"Jaadka waxaa noo keena xubno ku dhowdhow Maxkamadaha oo aan shaki sidaas ah laga qabin, waxaana ay ku guulaystaan inay soo marsiiyaan goobaha Koontaroollada ah ee ay dhigteeen wadooyinka ka yimaada koonfurta Soomaaliya" ayuu yiri ruux magaciisa qariyay oo u sheegay Puntlandpost inay jiraan Jaad uga yimaada gobolada Dalka Qaarkood.

 

Xubnahaan u warrramay Puntlandpost ee jaadka ka ganacsada ayaa waxay sheegeen qaarkood in jaadka uu uga yimaado Degmada Baydhabo uuna soo maro waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo, waxayna ku sheegeen in jaadka ay u soo qaadaan gawaari ay leeyihiin Maxkamadaha oo ay wataan ciidamamdooda.

 

"Gawaarida ragga wada iyo ciidammada la socda ayaa waxay naga qaataan lacago aad u fara badan oo ay noogu soo gudbiyaan jaadka, waxaana u sheegi lahaa inaysan Maxkamaduhu awood u lahayn inay joojiyaan jaadka ee ay u habboon tahay inay iska fasaxaan" ayuu yiri ruux kale oo sheegay inuu jaad ku iibiyo xaafad ka mid ah Magalaada Muqdisho.

 

Maxkamadaha aya waxay joojiyeen jaadka ka ganacsigiisa iyo cunistiisa 14-ii bishaan, waxayna sheegeen inay ka ciribtireen Magalaada Muqdisho inuu jaadka soo galo.

 

Daabacaad: Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this