Sign in to follow this  
Gabbal

Wasiirka Gaashaandhigga Barre Hiiraale Oo Soo Gaaray Kismaayo

Recommended Posts

Gabbal   

Wasiirka Gaashaandhigga Barre Hiiraale Oo Soo Gaaray Kismaayo

 

Jan 01,2007

by Kismaayo-GEDO-NN

Waxaa maanta si rasmi u soo gaaray magaalada Kismaayo wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda federaalka Soomaliya, Barre Aadan Shire (Hiiraale). Wasiirka iyo ciidamada uu horkacayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Kismaayo kadib markii ay magaalada faaruqiyeen ciidamadii midowga maxkamadaha iyo masuuliyiintoodii oo dagaalo shalay kula galay ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka magaalada Jilib.

 

Dadweyne aad u badan ayaa tubnaa hareeraha wadooyinka, iyaga oo ku dhowaaqayay erayo ay ku soo dhoweynayaan ciidamadan la wareegay gacan ku haynta magaalada. Barre Hiiraale ayaa masuuliyiinta la socota ay Gedonet u sheegeen inuu wasiirka uu meel fagaare kala hadli doono shacabka magaalada.

 

Waxgarad ku sugan magaalada ayaa ku gulestay inay xakameeyaan inaan magaalada aysan ku dhicin wax xasilooni darro ah ka hor inta aysan soo gelin ciidamadii uu hogaaminayey wasiirka gaashaandhigga.

 

Dhanka kale, masuuliyiintii iyo maliishiyooyinkii midowga maxkamaddaha ayaa lagu soo waramayaa in ay u baxeen dhinaca xuduudka gobalka Jubbada hoose uu la wadaago wadanka Kenya.

 

GEDO-NN-Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Kismaayo: Wasiirka Gaashaandhiga oo lagu soo dhoweeyay Kismaayo

Isniin, January 01, 2007

 

APL

 

Kismaayo:(Allpuntland)Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa ciidamada Itoobiya oo ay wehliyaan Wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo kadib markii xalay ay isaga baxeen ciidamadii golaha maxkmaddaha Islaamiga.

 

Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo kuwa gaashaaman ayaa waxaa ay la wareegeen guud ahaan degmada Kismaayo iyadoo wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in gaadiidka ciidamada dowladda oo uu hoggaaminaayo wasiirka gaashaandhiga aymagaalada ku socod dheer ku marayaan.

 

Dhinaca kale madaxdii iyo maliishiyooyinkii maxkamaddaha Islaamiga ayaa lagu soo waramayaa in ay u carareen dhinaca degmada Dhoobley oo ay ku xoogan yihiin Maxkamaddaha Islaamiga

 

Cali Sandheere

Allpuntland-Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Noted. According to Hiiraale, it makes sense why he is in Kismaayo. According to him, under the Martial Law plan, Parliamentarian Cabdirashid Xiddig and himself have been named in charge of preparing the Jubbas for governance, as deputy Defense Minister Jelle and others have been name in charge of Mogadishu, and others elsewhere.

 

HornAfrik interview

 

Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda fedraalka ee uu horkacayo wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale oo maanta gaaray magaalada dekadda ah ee Kismaayo ee gobolka J/hoose.

 

January 01- 2007 HornAfrik, Mogadishu

 

Sahra Cabdi Axmed “Kismaayo”

 

Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda fedraalka ee uu horkacayo wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale ayaa maanta gaaray magaalada dekadda ah ee Kismaayo ee gobolka J/hoose.

 

Kolonyo gaadiidka dagaalka nuuca Uralka loo yaqaan iyo BM-yo ay la socdaan mas’uuliyiin ay ka mid yihiin
xildhibaan C/rashiid Xidig
ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Yaa isgaaray sxb, qas iyo qurun oo dhan hada ayuu bilaabanayaa. Ethiopian's have their own hidden agenda soon you will hear "Barre was assassinated by unknown gun men", "C/Yusuf was poisoned"; basically everyone who once said Ethiopia was the enemy will be targeted.

 

They will spare people like Gedi and Mohamed dhere so that way they can do what they like in this country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Whats wrong with this Afgaduud guy, why is he so aggressive to the reporter, or may be he might imagined that was Aweys Dahir intervewing him... Get a gripp man feeling big with ethiopian boots.. Like Amin Amir put it...

 

By the way, did I hear Meles said he lost 500 or so ethiopian troops, thats massive loss of lives, what do u think the number of dead Somalis might be?

 

Ina'lilahhi wa ina ilayhi rajiuun, God may help my people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this