Sign in to follow this  
Kamaavi

Puntland- Xabashi lagu laayay Boosaaso

Recommended Posts

Kamaavi   

Koox xabashi ah oo beero Boosaaso duleedkeeda ku yiiley ku noolaa ayaa meydadkooda la heley kadib markii sida la sheegey la sumeeyey

 

 

Dadkani oo tiradoodu ka badantahay 5 qof ayaa waxa ka midyihiin kumanaan muhaajiriin xabashi ah oo Soomaaliya soo galay sanadihii dhawaa, kuwaasoo si tartiibtartiib ah ula wareegaya shaqooyinka aysan Soomaalida qaban sida qodista beeraha, iyagoo xitaa bilaabay iibsiga guryaha.

 

 

Amiirka Alshabaab Abu Zubeyr ayaa kolhore ka digey malaayiin qof oo xabashi ah oo dalka lagu soo fasaxo si ay ula wareegaan dalka sidii Falastiin ku dhacday, loona baahanyahay in laga hortago.

 

 

Intii ka dambeeysey markii uu hadalkaasi sheegeyna waxaa socday ugaarsiga xabashida oo haatan sii kordhaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Marka horaba halkaas maxaa geeyay. Waddan nabad ah oo dadkiisa qaxaan gaajo darteed Xabashi baa la hayaa. Yemen xitaa waa buuxaan xabashidu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this