Sign in to follow this  
Emperor

Ahlusunah oo dagaal kula wareegtay Gelinsoor iyo Cadaado

Recommended Posts

Emperor   

Ahlusunah oo dagaal kula wareegtay Gelinsoor iyo Cadaado

 

Dhuusamareeb 28 December 2008 Waagacusub

 

 

 

Xoogaga Ahlusunah Wal Jameeca ayaa ku durduriyay Maleeshiyooyinka Shabaab oo fariisin ku lahaa Magaaladda Gelinsoor ee gobolka Galgaduud.

 

Mujaahidiinta Dariiqadda Ahlusunah oo ka soo shiraacday Magaaladda Galkacyo ayaa dagaal saacada socday kadib ku guuleeystay inay Shabaabka kala wareegaan afar gawaari dagaal iyo booyad.

 

" Waxaa alla mahadiisa inaan cagta marinay ********ta iyo Wahaabiyada iskaashatay ee la baxay Al Shabaab,dagaalkana wuu soconayaa ilaa Baardheere" sidaas waxaa Waagacusub kula hadlay Sheekh Xijaaz Macalin Mohamed.

 

Dagaalyahanadda Ahlusunah ayaa dagaalka Gelinsoor nin kaga dhintay,waxaana sidoo kale agagaarka Ceelka yaal,afar meyd oo ka mida Meydadka Shabaabkii la eryay.

 

Xoogaga Ahlusunah Waxaa Magaaladda Cadaado ku soo dhaweeyay dadweynaha degaanka oo farxad isu soo baxay,waxayna ku dhawaaqayeen Allaahu Akbar.

 

Shabaabka u badan ********tii Somalia waxaa la soo sheegay inuu gurmad uu horkacayo Mukhtaar Rooboow uga soo baxay Magaaladda Mogadishu hasse yeeshee 360,ka tirsan Mujaahidiinta ayaa u baxay jidka Ceelbuur.

 

Ahlusunah waxaa garab siinaya bulshada gobolka Galgaduud,waxayna dagaalada ka bilaabaan doonaan degaanadda Jubooyinka.

 

Cabdi Cali Gorod

 

Cadaado- Galgaduud

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

These Ahlu Sunna guyz are everywhere, they must be battle hardened powerful group. Soon they will be in Mogadishu fighting agianst the Alshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Exactly thats my point, meesha yaa kaloo jooga hub iyo tikniko shabaabka dhagaha lagaga raaci karo kuhaysta...

 

The group Ahlu-Sunna sheegta, waa niman qaadiraysan oo Islaamaha shaxaada intay bun madaxa marsadaan :D they can't beat no one.

 

 

Che, You seem confused, make yourself clear or otherwise don't bother at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Shabaabka oo cashar taariikhiya loogu dhigay Guriceel

 

 

Guriceel 27 December 2008 Waagacusub

 

Boqolaal ka tirsan Mujaahidiinta Ahlusunah Wal Jameeca ayaa dagaal qaraar kaga sifeeyay Magaalada Guriceel kooxaha Wahaabiyada Shabaabka Caalamiga ee Somalia,ka gadaal afar todobaad oo ay falal naxariis daraa ka wadeen gobolka Galgaduud.

 

13 ka tirsan Meydadka Shabaabka ayaa lagu jiid jiiday Guriceel,waxaana laga furtay Gawaari dagaal iyo saanad ay wateen.

 

Shacabka Guriceel ayaa banaanbaxyo farxadeed isugu soo baxay Wadooyinka Magaalada waxayna ku dhawaaqayeen "Allaahu Akbar,allaa awood leh"

 

Afhayeenka Ahlusunah Wal Jameeca ee gobolada Dhexe Sheekh Cabdi risaaq Ashcari oo la hadlay dadweynaha isu soo baxay ayaa khudbadiisa ku bilaabay.

 

" Allaahu Akbar,Allaahu Akbar,Alla ayaa mahad oo dhan u sugnaatay daqiiqado kooban nooga guuleeyay Wahaabiyada,waxaana idiin sheegayaa inaan ka sifeeyn doono gobolka Galgaduud,waxaanu ku soconeynaa adkaarta alle,wuxuuna balankeenu yahay inaan bidcadda si wadajira ula galno Jihaad aan ka laabasho lahayn"

 

Afhayeenka wuxuu Shacabka ka codsaday in Faataxada loo akhriyo Mujaahid kaga shahiiday Dagaalka iyo sedex kaga dhaawacmay .

 

" Waxaanu Guriceel ka dhiseeynaa Maamul Islaamiya oo idinka alle gaarsiin doono guud ahaan Gobolka Galgaduud"ayuu yiri Sheekh Ashcari

 

Sheekh Cabdi risaaq Ashcari wuxuu Warbaahinta Waagacusub u sheegay in dagaalka lagula jira Bidcadda uu yahay mid guud ahaan Somalia laga iclaamiyay oo ku dhisan Jihaad xaqa.

 

Khudbadda Masuulka inta ay socotay ayey dadweyne careeysan deb ku bilaabeen Meydadka Maleeshiyadii laga laayay Shabaabiyiinta.

 

Isu soo baxayaasha waxay ku dhawaaqayeen" Hala gubo baqtiga Wahaabiyada Shabaab"

 

Kooxaha Wahaabiyada oo iska dhigi jiray Libaaxyo ayaa firxadkooda laga sheegay Beledweyne.

 

Mujaahidiinta Ahlusunah waxay dagaalkooda u jiheeynayaan Magaaladda DhuusaMareeb si ay kaga saaraan haraadiga Wahaabiyada.

 

Guriceel waloow dad tiro yar ka qaxeen hadana waxaa hareeysay farxad,waxaana dadka wajiyadooda laga dheehanayaa sida ay ugu faraxsan yihiin in degaanadooda laga eryo kooxahii xooga ku heystay ee Wahaabiyadda Shabaab.

 

Kooxaha Shabaabka ee khabuuraha Culumadda fagtay,kuna shaqeeya fikirka Wahaabiyada Caalamka waxaa loo dhigay cashar taariikhiya .

 

ALLAAHU AKBAR ,ALLAAHU AKBAR ,ALLAAHU AKBAR

 

Mohamed Abdi Nur

 

Guri Ceel ,Galgaduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Waa Milishaya beeleeda dagan, gobolkaas, adeer awalba Alshabaabka dan baa lagu watay hadana marki lagu dangaaray iyaga aan qaqabano ayaa kadhacday, wakaa dee 2 days lagu faraxashay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Adeer you supported Alshabaab because of your uncle Shangoole, he's been used and now he's no longer useful, dhagtaa ciida loo daray isaga iyo waxa lamidka ahba in Galinsoor, Cadaado and Dhuusamareeb, and soon in Mogadishu iyo agagaarkeeda ayaa la isku heli doonaa.... Ilaahay un dhimashada dadka masaakiinta ah hayayree, don't you read the news mase I shall paste again for you...

 

Shabaabka oo cashar taariikhiya loogu dhigay Guriceel

 

 

Guriceel 27 December 2008 Waagacusub

 

Boqolaal ka tirsan Mujaahidiinta Ahlusunah Wal Jameeca ayaa dagaal qaraar kaga sifeeyay Magaalada Guriceel kooxaha Wahaabiyada Shabaabka Caalamiga ee Somalia,ka gadaal afar todobaad oo ay falal naxariis daraa ka wadeen gobolka Galgaduud.

 

13 ka tirsan Meydadka Shabaabka ayaa lagu jiid jiiday Guriceel,waxaana laga furtay Gawaari dagaal iyo saanad ay wateen.

 

Shacabka Guriceel ayaa banaanbaxyo farxadeed isugu soo baxay Wadooyinka Magaalada waxayna ku dhawaaqayeen "Allaahu Akbar,allaa awood leh"

 

Afhayeenka Ahlusunah Wal Jameeca ee gobolada Dhexe Sheekh Cabdi risaaq Ashcari oo la hadlay dadweynaha isu soo baxay ayaa khudbadiisa ku bilaabay.

 

" Allaahu Akbar,Allaahu Akbar,Alla ayaa mahad oo dhan u sugnaatay daqiiqado kooban nooga guuleeyay Wahaabiyada,waxaana idiin sheegayaa inaan ka sifeeyn doono gobolka Galgaduud,waxaanu ku soconeynaa adkaarta alle,wuxuuna balankeenu yahay inaan bidcadda si wadajira ula galno Jihaad aan ka laabasho lahayn"

 

Afhayeenka wuxuu Shacabka ka codsaday in Faataxada loo akhriyo Mujaahid kaga shahiiday Dagaalka iyo sedex kaga dhaawacmay .

 

" Waxaanu Guriceel ka dhiseeynaa Maamul Islaamiya oo idinka alle gaarsiin doono guud ahaan Gobolka Galgaduud"ayuu yiri Sheekh Ashcari

 

Sheekh Cabdi risaaq Ashcari wuxuu Warbaahinta Waagacusub u sheegay in dagaalka lagula jira Bidcadda uu yahay mid guud ahaan Somalia laga iclaamiyay oo ku dhisan Jihaad xaqa.

 

Khudbadda Masuulka inta ay socotay ayey dadweyne careeysan deb ku bilaabeen Meydadka Maleeshiyadii laga laayay Shabaabiyiinta.

 

Isu soo baxayaasha waxay ku dhawaaqayeen" Hala gubo baqtiga Wahaabiyada Shabaab"

 

Kooxaha Wahaabiyada oo iska dhigi jiray Libaaxyo ayaa firxadkooda laga sheegay Beledweyne.

 

Mujaahidiinta Ahlusunah waxay dagaalkooda u jiheeynayaan Magaaladda DhuusaMareeb si ay kaga saaraan haraadiga Wahaabiyada.

 

Guriceel waloow dad tiro yar ka qaxeen hadana waxaa hareeysay farxad,waxaana dadka wajiyadooda laga dheehanayaa sida ay ugu faraxsan yihiin in degaanadooda laga eryo kooxahii xooga ku heystay ee Wahaabiyadda Shabaab.

 

Kooxaha Shabaabka ee khabuuraha Culumadda fagtay,kuna shaqeeya fikirka Wahaabiyada Caalamka waxaa loo dhigay cashar taariikhiya .

 

ALLAAHU AKBAR ,ALLAAHU AKBAR ,ALLAAHU AKBAR

 

Mohamed Abdi Nur

 

Guri Ceel ,Galgaduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoooooooooooL@Shangoole.Duke maa dhageesataa. I don't know Shangoole's qabiil, and wouldn't matter to me, but he's good for answering the call to defend his country when it needed him. You are pinning on your hope on the khat crazed ********s, God luck. They will get what's coming to them, and so shall those that supported the Woyanes.

 

Hadoo ciil qabtid Al-Shabaab, pick gun like these boys you are all of sudden fond of, otherwise nagadaa living through successes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I get the point just fine. Now that Yeey is made to 'retire', you want everything to come apart and the south to go back to its hellish existence. IA peace shall be restored and Al-Shabaab will prevail. I doubt these clan militias will last much long. It looks like Ethio supporter is the main driver behind this initial success, but that will wither away eventually.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Adeer wax lasoo dhaafay unbaad kahadashaa, talk about the current issues and the reality on ground in the South right now...

 

Read the other thread in which Ahlu-Suna Waljamaha of Mogadishu are threatening Alshabaab :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this