Sign in to follow this  
Jumatatu

Could this be a solution?

Recommended Posts

Jumatatu   

WAKIILKA Q/MIDOOBAY EE ARRIMAHA SOOMAALIYA OO WADA TILAABOOYIN UU KU DOONAYO IN DOWLADDA KMG AH ISUGU TAGTO MUQDISHO MARKA LAGA REEBO MADAXWEYNE C/LAAHI YUUSUF NAYROOBI, Axad 05/06/05

Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee dhawaantan la magacaabay Francois Lonseny Fall ayaa wada tilaabooyin uu ku doonayo in xal loo helo khilaafka u dhaxeeya dowladda isagoo isku dayaya wakiilku in dowladda loo raro caasimadda marka laga reebo Madaxweyne C/laahi Yuusuf.

Ilo ku dhow dhow dowladda Federaaka ah ayaa Wargeyska QARAN u sheegay in ergeyga cusub uu doonayo in Golaha Baarlamaanka iyo Golaha xukuumaddaba ay isugu tagaan magaalada Muqdisho kana howl bilaabaan, isla markaana ay ka shaqeeyaan howlaha nabadda ee Soomaaliya isagoo wakiilku doonaya in Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu sii joogo magaalada Nayroobi inta Ammaanka magaalada Muqdisho laga shaqeynayo.

Ergeygaan cusub ayaa kulamo la qaatay Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Ra’iisul wasaare Cali Max’ed Geeddi isagoo kala hadlay arrintaan iyadoo sidoo kalana uu xiriir dhinaca Teleefoonka ah la yeeshay Guddoomiye Shariif Xasan oo ku sugan Muqdisho.

(QARAN PRESS)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this