Sign in to follow this  
Jacaylbaro

UDUB Campaign Manager Injured

Recommended Posts

Hargeysa(Waaheen)hindi1 Guddoomiyaha Ololaha Doorashada ee Xisbiga UDUB Cismaan C/laahi Cigaal “Cismaan Hind” ayay goor dhaweyd niman la soo abaabulay ku dhex garaaceen Xafiiskiisa, waxaanay soo gaadhsiiyeen dhaawacyo badan, waxaana imika lagu daweynayaa Cisbitaalka Guud ee Hargeysa

 

Dilka Cismaan Hindi ayaa loo aanaynayaa inuu yahay mid qorshaysnaa isla markaana loogu talagalay in lagu khaarajiyo, laakiin Askarigii Ilaalinayay oo Albaabka laga galo Irrida Xafiiskiisa Ololaha Doorashada furayay ayaa rasaas ooda kaga qaaday kadib markii uu arkay Cismaan Hindi oo niman badan oo hubaysani ay garaacayaan

 

Ilaa hada ma cada sababta ay nimankaasi ku dileen Cismaan laakiin waxa ay wararka soo baxayaa sheegayaan in loolanka dhinaca Siyaasada ee wakhtigan ay isaga iyo Mucaaradku Saxaafada isku marinayaan inay sababtay, gaar ahaana waraysi uu ku weeraray Siilaanyo iyo Maxamed Kaahin, kuwaasoo isaga hore Saxaafada ugu weeraray

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Waaheen Version :D There is also another Hadhwanaag version which says that he was whiped by an UDUB supporter for Failing to pay him his Bonuses.

 

Which one is right yaa JB ilayn adigaa meesha nooga dhuun dalole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this