Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Attack on AU an international crime.

Recommended Posts

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo galay Goob Ciidamada Burundi Muqdisho kaga sugan yihiin.

 

Muqdisho,(WNT):-War deg deg ah oo iminka na soo garay ayaa sheegaya in qarax aad u xoog badan uu ka dhacay jaamacadii hore ee Umada halkaasi oo fariisin u ah Ciidamada Burundi ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

Qaraxaan ayaa dad joob joogayaal ah waxaa ay sheegen in uu yimid kadib markii gaari Cabdi bile ah oo waxyaabaha qarxa laga soo buxiyay gudaha u galay xarunta Jaamacadii hore ee umada kaasi oo sababay khasaare soo garay ciidamada Burundi ee halkaasi ku sugan.

 

Afhayeen u hadlay Ciidamada Ugandha oo lagu Magacaabo Mr Bo-Hoku Barigye ayaa saxaafada u sheegay in garigu uu aha mid cabdi bile ah isla markanaa waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay kaasi oo keenay dhaawac soo garay ciidamada Burundi iyo dad rayid ah.

 

Mr Bo-Hoku Barigye ayaa intaasi ku daray in haatan uusan si rasmi ah cadeyn intaa ka badan u shegi karin saxafada balse uu tilmaamay in goobtaasi uu ku geriyooday ruuxii naftii huraha ahaa ee gaariga waday halka 9-ruux oo kalena ku dhaawacmeen oo laba kadib ah ay yihiin Ciidamada Burundi.

 

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa haatan ah mid aad u kacsan isla markana ay soo gaareen ciidamo ka socda ugandha iyaga oo wadadaasi xiray si aysan u soo gudbin dadka iyo gaadiidka haatana ay wadaan baaritaano la xiriira khasaarihii uu qaraxaasi sababay.

 

Si kastaba qaraxani oo daqiiqado ka hor dhacay wixii faah faahin ah waxaan idiin kugu soo gudbin doonaa warakeena dambe.

 

C/kariin Xuseen Guutaale.

 

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

General;

 

I admire your tenacity. But amazed why you can't get fed up of being the devil's advoacte. the last time i was banned becasue i couldn't stand when you inundate the forum with photos of some criminals.

I hope i won't not be banned again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Burundi says undeterred by soldier's killing in Somalia

Module body

 

Thu Apr 10, 2:17 PM

 

BUJUMBURA (AFP) - Burundi on Thursday said this week's killing of one of its soldiers in Somalia will not deter its peacekeeping operations in the strife-torn country.

 

Foreign Minister Antoinette Batumubwira said Bujumbura did not want to see a repeat of Tuesday's incident in which the soldier was killed in a suicide bomb attack in Mogadishu.

 

"This death will not discourage the government of Burundi," she told AFP after the soldier's body arrived in Bujumbura.

Burundi has deployed some 850 soldiers in Somalia as part of an African Union peacekeeping force and plans to increase the number to 1,700.

 

The attack, which was claimed by Islamist militants, was the worst yet against the AU troops in Mogadishu.

So far Burundi and Uganda are the only countries that have sent troops to Somalia, where the pan-African bloc expects to eventually deploy some 8,000 peacekeepers.

 

Somalia has been plagued by almost uninterrupted civil unrest since the 1991 ouster of former president Mohamed Siad Barre.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this