Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Dhaqan badalmay, Dad horumaray

Recommended Posts

Pujah   

^^ adoo kale waa layaqaan meelahan baad kabootaynaysaa allow yaa ku arka....you will be changing the nappies ...no questions asked

 

LOL@Che- it's a damn shame isn't, i'm sure dabshid and co and would have prefered it that way.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

LOL @ Dabshid. Sheekadaada waxaan ku xasuustay inan aan jaar ahayn oo hoyaadii intuu week kasta u yimaado, intuu u soo adeego, guriga uga shaqayo ayuu cuntadana u karin jirey... inan aan inankaa ku ducaysan xaafaada may jirin. Faraxiintuna, waa naag ee nin maaha ayay niyada ku dhisan jireen.

 

Waxyaabo fara badan oo uu Nabigu (saw) ku dhaqmi jiray, ayeey rageenu ka khashaafaan.

 

Jacayl Baradow,

 

Maan ka xanaaqin in la soo qaaday reer galbeedka, ee waxaan ka yaabey sidaad wax kastoo is badal ah aad iyaga ugu nabtaan. Dad qaarkood markay diinta bartaan ayey dhaqanka ka guuraan, qaarna markay waayo arkaan oo ay la kulmaan dadka yimi qaarodaha kale.

 

Anigu, qof ahaan dhaqaanka reer galbeed wax ku dayosho istaahila ila ma'aha. Sidaan hore u idhi, reer galbeedku dhib iyo dood teena leeg ayaa utaala.

 

Wixii wanaagsan oo ay ku dhaqmaan, diintaa mar hore ina fartay. Xumaantiisana, waa waxa baday inay odaayaashuna seexdaan, dumarkuna caydh iyo rafaad ku noolaadaan. You're giving them too much credit, huuno. Inaga qalee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaabka yaabkiis, saxib maxaad ula jeedaa wax walba oo la isla qabto, hadalka jilci, rabibaa shaqada guuriga ukala sameeyey oo qoloba wax ay ku wacan tahay baa jira?

Yes bro waxyaalo ninka ragaa uunaan qaadan karin ayaa jiraa oo base ahaan dhaqan nagu milmay noo diidaya sida cunaga ka badal hoosgashiga iyadoo marti joogta, lakiin wax walba oo ay ku hagagayaan waaritaan guriga waa in la qeebsadaa( dhar dhaqoow iyo raashin karis maaaha, i dont know why horay niyada ugu soo dhacaan marki la maqlo wax walba hala qeebsado).

 

wax walba waxa ey ku xeranyihiin hadi aay jiraan niyado isku nadiif aanan buufis qabin waxyaalo kugu adag aaya fudeed ku noqonaya, nin iyo naagbo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Originally posted by Dabshid:

^^I still remember this horrific image where I saw an old friend, his wife asking him to change for the baby, while she was on the phone, Subxanaalah, taasi waa naxariisdaro! And he obediently got up and carried out the task,

 

Alloow na astur! bal may u dirsado marka aan ka tagno
:(

 

 

looooool@bal may suugto markaan tago, dahabshid dhaqanki horey baa kugu googo'eey. i beat your mum aa kuugu duceysay... saying i hope wiilkeyga in uun guursan naaga u dirsan cuniga nappygiisa. im shocked to hear women like theses.

 

it reminded me of the time, my mum and some ladies went to visit my uncle's family, only to come when his wife was out and he was in kitchen cleaning the floor. my mum came home saying "it was great that he was helping his family but it was ceeb ,could he not wait til we left, because there other women and they will say thing about his wife and his raganimo". i found this shocking why would other women talk like this , while at the same time complaining their husbands dont help them with housework.what a stigma ,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this