Sign in to follow this  
Liibaan

SL:maxaa noo diiday inaanu galno gudaha LA, Reer LA: Anagaa kuu diidnay oo kuma rabno

Recommended Posts

Liibaan   

Hadhanaagnews.com: Aragtida Hargeysaawi yaaban

 

 

Halkee lagu arkay Dunida magaalo la qabsaday oo ciidankii qabsaday ay magaalada hareeraha ka joogaan.

 

Kuwii laga qabsadayna magaalada [ Reer Laascaanood]iska mushaaxayaan iyaga oo dagaal toos ah kala hor imaanaya markay ciidamadu galaan magaalada ama maamulka. Tani waxay ka taagan tahay Laascaanood. Waxayna ka mid tahay talo xumada Dawlada Somaliland iyo qorshe la, aanta...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lama qabsan magaalada ,,, waxa laga eryay kuwii 5 ta sanadood haystay then reer LA iyagaa ka tashanaya danahooda inta u hadhay.

 

We don't want the city to be like xamar sxb .... we've already officers, police and individuals in the city.

 

Some people are free to domstrate and exercise the democracy if they want. They are free to express their ideas or believes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxayna ka mid tahay talo xumada Dawlada Somaliland iyo qorshe la, aanta...

lol @dawlada somaliland warheedhe don't you guys stop day dreaming Indho adakaa Dawlada somaliland kulahaa

 

Maa tiraahdo tuulada hargeeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this