Sign in to follow this  
QabiilDiid

Interim prime minister for the Somali Transitional Federal Republic:

Recommended Posts

Posted on Monday, October 29, 2007 - 03:56 PM

 

 

Madaxweyne C/laahi Y uusuf oo caawa si KMG ah ugu magacaabay Saalim Caliyow Ibrow in uu hogaamiyaa Xukuumada inta Ra'isal Wasaare laga soo magacaabayo.

 

Warar aan Caawa ka helnay Saraakiil ka tirsan Xafiiska Madaxtooyada Madxweyne C/laahi Yuusuf ayaa sheegaya in Madaxweynuhu ku dhawaaqay in Saalim Caliyow Ibrow uu yahay Ra'isal Wasaaraha KMG ah inta la soo magacaabayo.

 

Saalim Caliyow oo ahaa Ra'isal Wasaare ku xigeenkii aad ee Xukuumada ayaa waxaa uu hayn doona Xilka ilaa laga so magacaabayo Mas'uulkii buuxin lahaa Booska Cali Geedi .

 

Xarunta Madxtooyada ayaa caawa laga dareemay wadatashi uu madaxweynaha durba bilaabay oo ku aadan Cida Xilkaan loo dhiibi lahaa , waxaana Qasrigisa Baydhaba ku sugnaa Caawa Xubno fara badan oo isugu jira Wasiiro iyo Aqoonyahano Somliyeed.

 

Madaxweynaha ayaa laga sugaa in uu Ra'isal Wasaare soo magacaabo mudo 35-Cisho gudahood ah

 

Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho

 

saalim_ibrow.jpg

 

Good for your C.V. decoration....

 

Just, please appoint Xaabsade from LaasCaanood as the ambassador of Somalia for a major rich country. If you do that I am sure he will attempt to escape from the SNM gangs he had brought to his hometown. Then I am sure while escaping the SNM militia will shoot him at the back….that would be good treatment for that traitor and the people who think like him.... :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this