Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Kaa Dili Kartid Dil, Kii Kalena...?

Recommended Posts

Gacan ku dhiigle la oran jiray Maxbuub Saneey ayaa shalay lagu qisaasay Ex-dugsigii sare ee farsamada gacanta oo ku yaalla degmada Waaberi, waxaana gacan ku dhiiglahaasi uu 6 bilood ka hor ku dilay gudaha dugsigaasi seedigiis oo isla goobtii ku geeriyooday, wuxuuna dilkiisa u adeegsaday bud iyo waran.

 

Gacan ku dhiigle Maxbuub Saneey oo dil qisaas ah ku xukuntay maxkamadda Ifka Xalan ayaa shalay markii la tooganayey waxaa isugu soo baxay dilkiisa dad aad u fara badan una badnaa ehelladiisa, waxaana la sheegay in ninkaasi la dilay uu u dilay seedigiis arrimo soo kala dhex galay, waxeyna wararku sheegayaan in alaab uu soo helay uu u dhiibtay, kaddib seedigiis uu bixin waayey alaabtaasi, taasoo soo dadajisay dilkiisa.

 

Maxbuub Saneey oo ahaa gacan ku dhiiglihii shalay la qisaasay ayaa caan ka ahaa Km4 iyo Kaamka qaxootiga Ex-dugsigii sare ee farsamada gacanta oo iminka ka dhisan tahay maxkamadda islaamiga Boola-tikniko oo ay sameysteen beesha reer Shabeelle oo ka mid ah beelaha Jareer.

Source: Dayniile

___________________

 

That is a good justice. An alleged murderer-- better worse, an alleged killer of a family member--got what he was said to have deserved for. But what is up with this picture...err, in this short report? Any thoughts?

 

The guy is murderer? Absolutely no question, according to the article. The burning question is, is he the only murderer who killed recently in Xamar? I am sure since the murdering of his brother-in-law six months ago there were countless daylight murders that took place in the centre of the city, and the culprits are freely walking on the streets of capital. I really don't like this selective justice, even worse under the Islamic garb.

 

(And the excuse of they-are-trying-their-best-in-anarchic-city doesn't work for this is the fifth time I am reading in the last couple years that only murderers that belong certain "minority" qabiils are prosecuted. This very much bothers me.)

 

PS, Don't even think about which qabiil this man belonged to.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

maxkamadda islaamiga Boola-tikniko oo ay sameysteen beesha reer Shabeelle oo ka mid ah beelaha Jareer.

I don't understand the above phrase! Who's court is it? Is it the people's (reer Shabeele ka mid ah beelaha Jareer) or is it controlled by some other authority outside the camp?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Maxkamadda Reer Shabeelle isn't obviously that powerful enough to carry wax xukun toogasho ah or wixii lamid ah; they only solve disputes between in their respective clan; in this case, dadka soo barakacay xiradaas ku jiro. Beyond that, they have no authority. I don't know why their name was mentioned in the article.

 

The man waxaa xukumay and toogtay Maxkamadda Ifka Xalane, which falls under the authority of Sheekh (Korneel) Xasan Daahir Aweys.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

MMA, Salaan sxb.

 

Thanks for the clarification. I've heard several cases where poor people had their hands chopped off for stealing, where powerful clans raided the court to free their accused member. Maxkamada's partially has become the concern of many who had high hopes of Islamic courts. If there is a segregationist plot against the poor then, I say the court is nothing but a franchised clan-court under the veil of supposed 'Islamicity'.

 

PS: On a different issue, Sxb, I have been thinking about plans to have a connection with websites of minority Somalis' websites as to invite them some of their members to apply to SOL forum. I for one would wish to see their voices heard, atleast cyberly, and then publically. We need to have our brethrens amongst us in cyber and in real life. PM sxb on any advices you might give on this proposition.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jamaal, duqa, subax (galab) wanaagsan.

 

Sidaan mar hore u sheegay in this space, I am a self-proclaimed "minority" rights advocate, which this particular "political" (if what is incessantly "debated" bilaa yacni around here can be considered politics at all) section solely lacks.

 

Alas, I wish I knew members of "minority" clans from other sites, for I'd have been the first to lead them to this section. One thing I've learned in my eight years on the internet, though, is that dadkaan considered to belong "minority" clans aren't fond of fruitless debates that sometimes go awry and degrading. They would, I believe, instead do something than sit and type countless sentences that mirror blind eyes. They just aren't reer muran, which most maryooleeys are fond of. I, however, sometimes admire this personal trait because maryooleey dad fiyoow that can rationalize when it comes to qabiil waa ku yar yihiin. Just take around this very section!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aqri meeshaan:

 

Midowga Maxaakiimta Islaamiga ah ee ka jira magaaladan Muqdisho ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen xaruntooda waxa ay ku sheegeen in maleeshiyooyinka maxkamadaha islaamiga ah aysan ka mid noqon doonin kuwa maanta lagu wado in isbaarooyinkooda la qaado, iyagoo taasina sabab uga dhigay in iyagu ay yihiin kuwo markii horeba loo abuuray in ay nabadda sugaan isla markaana la dagaalamaan burcada iyo isbaarooyinka.

 

Mar uu gudoomiyuhu ka hadlayey isbaarooyinka maxaakiimta islaamiga u yaala qaar ka tirsan waddooyinka magaalada Muqdisho ayuu diiday in goobaha ay ka hawlgalan ciidamada maxkamadaha lagu sheego isbaaro,waxaa uuna tilmaamay in ay kala gedisan yihiin isbaarooyinka yaala magaalada ee baada lagu qaato iyo goobaha ay iyagu ka hawlgalaan oo sida uu sheegay dadka lagu nabadgeliyo.

 

"Ciddii isbaaro qaadaysa waan soo dhoweyneynaa waana waajib diini ah mana aha in lagu dabaqo hawlaha nabadgelyada iyo garsoorka ee ummadda loo hayo dhaqaalaha naga soo galana gaadiidlayda ayaa isxilqaantay waxaana laga war qabaa in aysan jirin meel na laga taakuleeyo waxaa ciidamadeenu ay nabada ku sugaana waa intaas, waxaa kala duwan marka ninka dadka dila, dhaca, boobana dhaqaalaha uu qaato iyo ninka nabadgelyada iyo garsoorka ka shaqeeya ummaddana dhaqan celiya..."

 

Wadaado: Isbaarada ma qaadeyno <A

 

Su'aalaha waxee kala yihiin: Maxaa u diideysaan in la qaado isbaarada, aw wadaadoow? Mida labaad, maxaa loogu waci lahaa isbaarada? Jid gooyo? Xaaraan xalaal noqotay? Wadaadkii ayaa saan u dhaqmaayo maxaa ka sugee waranlihii?

 

Mise doublespeak-kii Mr Orwell ka hadli jiray ee master gareyeen. I didn't know wadaado read such books.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this