Sign in to follow this  
xiinfaniin

Dhoodani's Nuggets

Recommended Posts

Boqoroow Allahayoow adaa, baaqiyoo jira e

 

Bari iyo adigaanay Galbeed, kula balaadhnayne

 

Sawaariikhda adigaan ka baqin, oo iska soo baxa e

 

Adaanay bir orod dheer ku helin, amase baabuure

 

Baylood cirkaa mari adaan, buur ka hoos galine

 

Adigaa wixii aad burburin, berina joogayne

 

Baryadayda ii yeel adaan, kuu bandhigayaaye

 

 

Barashada cilmiga diinta yaan, baafiyaa waliye

 

Masaladii la baadhoo dhan baan, baal ka taagnahaye

 

In aad diinta ii badisid baan, kaa baryahayaaye

 

 

Nin waliba bilaadiisa wuu, barako maalaaye

 

Baradaydii gaal baa fadhiya, buuran tabartaye

 

Mana badheedhi karoo ninkaa, baaqsadaan ahaye

 

Inaad iga bixisaan rabaa, oon kaa baryahayaaye

 

 

Alla Tuug...

Share this post


Link to post
Share on other sites

I dont know whose who but I hear This alatuug gabay. it is not complete.

 

ilaahow adaa boqora oo baariyoo jira e

adigaa bakhtiin kara colaad buunka loo tumaye

adigaa bogsiin kara qalbigu wuu bal balayaaye

adigaa badbaado u hayoo dhaawac baanta ahe

birmad kale wax qaban maayo iyo boolis loo diraye

in aad adigu kala baajisaan kaa baryahayaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this