Sign in to follow this  
General Duke

President Yusuf message to traders..simple

Recommended Posts

Cabdullaahi_Somalia_sax.jpg

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Gacan Seeray Go,aan ay shalay u soo Gudbiyeen Qaar ka mid ah Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

 

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf axmed ayaa Waxaa uu kulan la qaatay qaar ka mid ah Ganacsatada ku dhaqan Magaalada kaaso oo ay uga wada hadleen xaalada Caasimada Muqdisho iyo sidii ay u wada hadli lahaayeen odayaasha beesha ******.

 

Ganacsatada ayaa waxaa ay madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyeen codsi ku aadan sidii ay u dhex dhexaadin lahaayeen Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Odayaasha ****** isla markaana ay kulan u wada qaadan lahaayeen.

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga soo Xigtay in uu ganacsatadii la kulantay u sheegay in aysan jirin dagaal dhex yaala Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Beesha ****** balse waxaa uu sheegay in ay jiraan Kooxo Magaalada Muqdisho ka wada falal amaan Xumi ah.

 

Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed oo kulankasi ka dib saxaafada la hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in kulankii dhex maray Madaxweynaha iyo Ganacsatada uu ahaa qaabkii ay ganacsatada u dhex dhexaadin lahaayeen odayaasha beelaha ****** iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya.

 

Afhayeenka ayaa sheegay in kulankaasi uu ku soo dhamaaday natiijo la,aan maadaama uu tilmaamay ay ganacsatada doonayeen si ay u dhex dhexaadiyaan Dowlada iyo Odayaasha ****** taasina uu ku gacan seeray Madaxweynaha la is kuna afgartay hadii ay odayaasha ****** doonayaan la kulanka dowlada looga baahan yahay in marka hore ay hubka ka dhigaan kuwa dowlada ka soo horjeeda.

Heesta shabakadu idiin soo xushay(Dhagayso)

Share this post


Link to post
Share on other sites

"There is no need for mediation because the TFG is not at war with a clan or subclan but with trouble makers."

 

"If these so called elders want to make progress they must first disarm their boys if they can."

 

A Yusuf Ahmed..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

The question here is . Wasnt the Whole Maqaar saar Gov. made of Clan? (4.5.) And and if so. Are those trouble makers From China? miyaanay qabiil kadhalan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

a blk copy color of bush!! some 1 needs to let him know that this ship has sailed away long time ago!! lol

 

El diablo! for real... some one should tell hugo chavez... the devil is alive in somali!! lool

 

and do u mean his message to traitors!! lool. your brain is getting flakey!! u been up 2 long damn long...!

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

Duqdad guud - General Duke...

 

 

Xuubsireedka la sheegaayo waa asagga ..yaab maahinoo meeshaan hadii qaraabo-kiil iyo habarteey habarteey wax la iskaaaga dhigi rabo...dadkaanoow taariiqda wax ma idin barto miyaa mana xishootiin miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this