Sign in to follow this  
General Duke

Barre Hiiraale to join the Alliance of warlords???/

Recommended Posts

Can this be true>?

 

Barre Hiiraale oo la tilmaamay inuu ka mid Noqonayo Isbaheysiga argagaxiso.....

 

 

Nairobi:-Waxaa soo baxay warar sheegaya in Col. Barre aadan shirre Hiiraale oo ah Wasiirka dib u dhiska iyo dib u dejinta dowladda FS lala doonayo inuu ka mid noqdo Xubnaha Isbaheysiga la dagaalanka argagaxisada ee ay ku midoobeen Hogaamiyaasha hubeysan ee Soomaaliya .

 

Arintan ayaa waxa ay soo shaac baxday kadib markii Barre Hiiraale iyo Saraakiil mareykan ah ay shalay ku kulmeen Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay ka wada hadleen arimo badan oo ay ku jirto fikirkiisa iyo waxa uu ka ogyahay argagaxiso la sheegay inay ku dhuumaaleysaneyo deegaanka Dujuuma ee ku dhow Magaalada Kismaayo.

 

Barre Hiiraale oo ka arimiya Maamulkiisa Gobolada Jubbooyinka ayaan la shaacin waxyaabihii ay isla garteen isaga iyo Mas’uuliyiinta safaaradda Mareykanka ee Nairobi .

 

Dhinaca kale warar la xaqiijiyay oo aynu ka helnay Magaalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in khadka Telefoonka ay ku wada xiriireen Barre Hiiraale iyo Maxamed Dheere oo ku dadaalaya sidii mas’uulkani uu ugu soo dari lahaa Isbahaysiga soo celinta Nabadda iyo la dagaalanka argagixisada, waxaana Magaalada Nairobi haatan ka socda kulamo la doonayo sidii Barre ugu soo biiri lahaa Isbahaysigaasi.

 

Barre Hiiraale iyo Max’ed Dheere ayaa waxa ay ka wada hadleen iskaashi labada maamul ay yeeshaan , iyadoo Maxamed Dheere uu ka dalbaday Barre Hiiraale inuu ku soo biiro isbahaysiga , si uu noqdo mas’uulka sita lambarka 12-aad.

 

Xiriirka dhex maray Barre Hiiraale iyo Max’ed Dheere ayaa la sheegay in uu ku dhamaaday waji is faham, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in Barre Hiiraale uu maalmaha soo socda kasoo degi doono Garoonka Diyaaradaha ee Jowhar.

 

Dhawaan ayaa waxaa isbahaysiga ku biiray Cabdi Xasan Cawaalwe Qaybdiid oo isna loo xiray nambarka 11-aad.

 

Cali Cabdi Cali (Suxeyfa)

alisuheifa@hotmail.com

alisuheifa@yahoo.com

Waayaha,Nairobi,Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ma shayaadiin buu ka mid noqdaa? Igama ahan!

 

Duke you usually have an assortment of articles from different news sources backing up your first article, so why not this one that you know is utter rubbish?

Share this post


Link to post
Share on other sites

their (warlords, including the cyber ones in SOL)doom is about to come, and that Allah will make his warriors the upper hand in the coming battles, insha-Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ That rubish got two responses from you. :D . Any way hope Minister Hiiraale has not joined the Dayniile alliance that and with the trouble in Kismayu with Cigaal might be the end of his feifdom. But who knows or cares..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ sxb, ninka caqli xumo laguma ogayn, nin go'aan qaadasho ku degdegi ogna laguma sheegin, so I dont see why he should join this evil alliences. In case he do it, then evil man iska dheh!.

 

Tan kale M.D xarash uu u hayaa oo waa ninkii shirkii kismayo horistaagsanaa,

 

so i dont buy this story!

Share this post


Link to post
Share on other sites

The story takes a life of its own....

 

JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN MAREYKANKA OO COL. BARRE HIIRAALE OO CULEYS KU SAAREYSA INUU KU BIIRO ISBAHEYSIGA ARGAGIXISO LA DIRIRKA

 

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo xog-ogaal ah oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Col. Barre Aadan Shire Hiiraale oo ah Wasiirka dib u dhiska iyo Dib u dejinta DFKMG ah cule-ys lagu saarayo inuu ku soo biiro Isbaheysiga la dagaala-nka argagixisada.

 

Xubno ka tirsan ehela-da Col. Barre Hiiraale oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa bilaabay inay Wasiirkan culeys ku saaraan inuu ku biiro Isba-heysiga la dagaalanka argagi-xisada, hase ahaatee Barre Hiiraale wuxuu u sheegay dad-kaas in la siiyo muddo gaaban oo uu kaga soo fiirsado qorshahaasi.

 

Dhanka kale Barre Hiir-aale oo haatan ku sugan mag-aalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu wadaa inuu kulamo ku saabsan la dagaalanka argagixisada kala hadli doono Saraakiisha Ameerikaanka ee ku sugan Kenya, iyadoo la filayo in marka uu dalka dib ugu soo laabto la tashiyo dhe-eraad kala sameeyo Saraaki-isha maamulkiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allamagan, ain't Hiiraale a warlord? Maka duwan yahay kuwa kale? If so, how? Asaga ayaaba ka daran occupying and subjecting other people's lands.

 

At least Qanyare and Co. don't occupy no land ee dadkooda degin.

 

Warlords are all warlords, they only care $ and more $$$. Nothing else. Now, they are joined by pseudo-wadaado with questionable characters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Barre Hiirale is not a warlord, and if you new your history Barre's kin were one of the first people to set foot in the Jubba's. Besides the point, everyone who is a leader within a anarchy state is a warlord. Next you will come here with the "Gedo is occupied" crap. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA, you are right, the more you look into this new conflict in Mogadishu the more you get that this is a clan conflict. You have the courts acting in defence of a clan. You have the alliance getting the support of each of the warlords clans.

 

I was listening to the radio news from Mogadishu and all you hear is clan propoganda disguised as either an alliance or courts..

 

If they cared they would not be positioning themselves to do battle in the middle of a highly populated city.

 

Both sides should be ashamed of their reckless saber rattling.

 

As for Hiiraale, I think he would be an ***** to get involved in this drama.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this