Sign in to follow this  
me

Itoobiyaan yimid Garoowe duleedkeda iyo abaabul kasocda Garoowe‏

Recommended Posts

me   

Itoobiyaan yimid Garoowe duleedkeda iyo abaabul kasocda Garoowe‏

 

Waxaa shalay soo garay tuulada layirahdo Birtadheer oo magalamadaxada Garoowe ujirta 35klm 2 urur oo xabshiya kuwaasoo iyaga lagu sheegay inay cidankas uu ka codasaday madaxwayne Cade muuse dawlda iThopia.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Codsiga Cade Muuse ayaa waxuu kadanbeyay kadib markii uu gacanta kabaxay guud ahaan amnigii gobalada puntland waxaa isa sootara ababulo ciidan oo ay wadaan daka rer Puntland gaar ahaan gobalka Nugaal iyo gobolka bari waxii kasareya magalada Qardho.

 

 

 

 

 

 

 

 

Jimcihii lasoo dhafay ayaa maglada Garoowe waxaa masjidada lagu hayay qudbada ka turjumaya ciidmada xabshida iyo sidii lagu jihaadi lahaa iyadoo waliba uu nin dhalin yara intuu kacay ka yiri dad fadhiyay masjid kamida masajida Garoowe walaalayal fatxada ii mara waxan noqonaya nika ugu horeya oo isku qarxiya xabishadase.

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa iyana kasocda magalda Boosaso xamasad arinkas looga soo horjeedo iyo waliba baqyo loojediyay maamulka bilashxaytaha ah ee Cade Muse horbodo.

 

 

 

 

 

 

 

 

Intasoo arimood waxay salka ku hayaan iyadoo Cade Muuse iyo Wafti Uu hogaaminaayo ay kusigan yihiin asbuucyadii ugu danbeyay magalda Adisababa waxana laga yaaba inuu 11 .04.08 uu ka soo duulo Ithopia isagoo kusoo wajahan Puntland.

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa iyana laga yaaba inuu kayimado qilaaf xogan markuu horyimado golaha barlamanka Puntland oo ay u muuqato inay gashanka udaruuri doonan fikirka Cade uu ku rabo inuu ku keeno Puntland xabashida hadii usan adegsan jebkisa oo iyada cada u ahayad inuu markuu rabo inuu barlamanka ka ansaxiyo arin inuu nin nin ugu qaabilo aqalkisa kadibana ay u meel mariyan arinkisa.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

CIIRO CIIRO

 

 

Drligle

Boocame Online news warbaahinta Qarniga Cusub!! Boocame@hotmail.com or Boocame@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this