Sign in to follow this  
Jacaylbaro

New Developments in Buuhoodle

Recommended Posts

Saraakiil Ka Soo Jeeda Deegaanka Horufadhi oo Ku Biiraya Somaliland

 

tuur.jpg

 

Iyadoo maalinba ta xigta ay saraakiil Ciidan & mas'uuliyiin kaleba oo ka soo Jeeda Deegaanada SSB ku biirayaan SL aya hadda waxaa magaalada Buuhoodle shir Jaraa'id ku Qabtay qaar ka tirsan saraakiisha Ciidamada Buuhoodle, kuwaasoo cadeeyey inay ku Biirayaan Sl .

 

Captain Maxamed Sh. Cabdi (( Tuur) ayaa sheegay in isaga & Sarakiil kale ay go'aansadeen inay ku biiraan Ciidamada Qaranka SL, isla markaana ay dhowaan u ambabaxayaan dhinaca Hargeysa si ay ula kulmaan mas'uuliyiinta dhinaca gaashaandhiga ee SL.

 

Sida la ogyahay Buuhoodle waxa ay xarun u tahay Ciidamada ugu baladhan ee saldhigo isu dhow leh marka laga hadlayo Deegaanada ay Soomalidu degto, kuwaasoo ugu dambaynta yeln dona hlka uu ku dambaynayo msiirk siyasadeed ee Deegaankani.

 

 

Afnugaal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Col. Maxamed Jaamac Dhulqas oo Muujiyey Taageeradiisa Somaliland,qaatayna kaadhka diiwaangelinta

 

buuhw3.jpg

 

Col. Maxamed jaamac Dhulqas oo ka mid ah saraakiisha ciidamada ee Nawaaxiga Buuhoodle aya muujiyey taageeradiisa uu u hayo Somaliland, waxana uu sheegay inay Somaliland istaahisho inay hesho Billad nabadeed & Mid maamul wanaag sida uu hadalkiisa u dhigay.

 

Warkan waxa uu kornaylku ka sheegay kulan uu la yeeshay Xoghayaha guud ee xisbiga Udub maxamed Ismaaciil Bulaale oo dhowaan safar ku joogay magaalada Buuhoodle, halka sidoo kalena uu sheegay inuu dadkiisu raalli ka yahay diiwaangelinta ka socota wadanka, soona dhoweynayo in la keeno gudaha magaalada Buuhoodle.

 

Sida la ogyahay Col Dhulqas waxa uu ka mid yahay saraakiisha ugu khibradda badan saraakiisha deegaanada Soomaalida, waxana uu si gaar ah ugu tababaran yahay dagaalada magalooyinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this