Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Guddoomiyaha Baarlamaanka C/llaahi Yuusuf Axmed...

Recommended Posts

Salaan...

 

Guddoomiyaha kumeelgaarka ee baarlamaanka ahna Ra'iisul wasaaraha kumeelgaarka ee wasiirada ahna Madaxweynaha dowlada federaalka kumeelgaarka ayaa waxaa la sheegay in uu soo xiray "kala fadhigii koowaad" ee baarlamaanka kumeelgaarka, markuu dhaariye xildhibaan kumeelgaar ah. Read on.

_________________

 

Nuuradiin Macallin Mukhtaar

Midnimo.com

 

I yadoo xalay uu sheegay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ku dhawaaqay inuu wax ka bedelay qorshihii ahaa in Xildhibaannada Baarlamaanka laga bilaabo maanta 12 ka bishan fasax geli lahaayeen uu sheegay Shariif Xasan in kala fadhiga Baarlamaanka uu sii socon doono ayaa Maanta go’aanka Shariif Xasan waxaa lugta ku dhuftay Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta ku dhawaaqay in kala fadhigii koowaad ee Baarlamaanka Federaalka uu xiran yahay.

 

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo khudbad ka jeediyey maanta Fadhi Xildhibaannada Baarlamaanka ku sugan Magaalada Nairobi kulan ku yeesheen magaaladaas ayuu sheegay in laga bilaabo maanta sida uu dhigayo xeer hooseedka Baarlamaanka uu xiran yahay kala fadhigii koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

 

“Aniga ayaa idin bilaabaya halka loo guurayo, waxaa la tagaya gudaha dalka, maanta waxaa xiran kala fadhigii koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo muddo furnaa†ayuu yiri Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in Baarlamaanka fasax galay lana tagi doono gudaha dalka.

 

Dhinaca kale fadhigii Maanta Golaha Baarlamaanka oo uu shir Guddoon ka ahaa kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cumar Dhalxa, sidoo kale fadhigii maanta ayaa waxaa lagu dhaariyay Xildhibaan Cusub oo lagu magacabo Sharmaarke Jen Maxamed Xaashi Gaani oo bedelay aabihiisa oo kol hore ku geeriyooday qol uu ka deganaa mid ka mid ah Hotelada Baarlamaanka ka degenaayeen ee magaalada Nairobo, isla wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in maanta Xildhibaannada ay dhaariyay qaar ka mid ah Wasiiradii dhawaan uu magacabay Ra’iisal Wasaare Prof. Cali Maxamed Geeddi.

 

Kulankii maanta oo ay ka wada qeybgaleen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed, Ra’iisal Wasaare Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa si weyn loogaga soo horjeeday go’aankii uu xalay soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka,iyadoo weliba Xildhibaannada loo qeybiyay qoraalkii xalay muqdisho ka soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

________________

 

I had a little faint hope C/llaahi Yuusuf's dictatorship mentality would change one day--I no longer espouse that. Waaka quursaday C/llaahi Yuusuf, and I am not sure if he is psychologically and politically stable at all now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Just exercising his constitutional rights,

so get off the president´s balls ( ;) kidding).

 

The Warlords wanted him to lead them and he´s doing what he knows best. :D

 

You said you´d hopes ? were you nutts?

 

The dispute over the legality of the

dismissal of the Nairobi faction of the

Parliament by him is one of many to come CHARTER disputes.

 

And the Warlords do know best when it comes to disputes ,bang! bang! :D

 

The apparent political gains behind it ARE

1: I know you´re heading Mogadishu n i don´t trust you ,but remember Anything you might decide in future meetings in Mogadishu , i´ll claim that you guyz were off duty ;)

 

2: He´s given the green light to full scale attack on Baidao , so he needs the time to either win the war and MOVE to Baidao or loose it and condemn it quick ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

MMA,

This is an unusual time brother. Special emergencies are in order. The speaker has to do what he has to do for he is in Mogadishu - his security, his political future necessitates taking a stand opposite in tone, and intent to whatever the Nairobi side of equation takes. On the other hand, Nairobi faction has no other option but to “represent†and look governmental where the semblance of parliament, cabinet, and president operate in tandem. This is a political hardball where the political satisfaction (beating the other side) of the personalities involved outweighs the future and the unity of Somali state.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this