Sign in to follow this  
General Duke

Addis Ababa: Warlord Sharif Hotel declares war, requests foreign troops weapons

Recommended Posts

sharifamisom.jpg

A year learning how to dress up :D

 

Addis Ababa: Shariif oo dalbaday Hub, Ciidan iyo Dhaqaale.

1. februar 2010

 

 

Addis Ababa(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed oo hadal ka jeedinayay Xarunta Midowga Africa ee magaalada Addis Ababa, ayaa ku eedeeyey dawladdaha Caalamka in ay gabeen kaalintii uga aadaneyd Soomaaliya, isagoo sheegay in ay Soomaaliya hada ubaahan tahay taageeradooda, waa sida uu hadalka udhigaye.

 

Shariif wuxuu codsaday taageerooyin Siyaasadeed, ciidan iyo Hubeed, oo uu sheegay in uu kula dagaalamayo Islaamiyiinta ka soo horjeeda dawladdiisa iyo Siyaasadaha kale ee Reer galbeedka, wuxuu si gaar ah ucodsaday ciidan lugu badiyo AMISOM, hub lasiiyo ciidamadiisa iyo taageerada Siyaasada oo uu sheegay in loo baahan yahay in laga dhameeyo.

 

Madaxweynaha KMG ah wuxuu kaloo dalbaday in la muujiyo sida loogu baahan yahay Soomaaliya in laga dhaliyo nabad iyo kala dambeyn, wuxuuna tilmaamay in ay dawladdiisu ku jirto hada, waxa ugu yeeray Diyaargaroowgii xornimada, oo ula jeeday dagaal ay ku qaadaan mucaaradyada hubeysan.

 

“ Dawladda KMG ah ee Soomaaliyeed, waxa ay diyaar utahay in ay xoreyso dalkeda, waxa ayna la dagaalamaysaa Argagixiso ku soo duushay, oo waajib ay tahay in lala dagaalamo” Ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed, oo ka hadlayay Hogaamiyaasha Africa horteeda, doonayayna taageero uu ka helo dalalkaasi.

 

Madaxweynaha KMG ah ma soo qaadin wax ka qabashada dadka dhibaateysan iyo sida loogu baahan yahay in dadkaasi gargaar bini’aadantinimo loo fidiyo, balse wuxuu uxusay in ay dadkaasi ubaahan yihiin nabad iyo kala dambeyn in ay helaan, isagoo shegya in ay taasi ku xiran tahay danta dawladda KMG ah oo lafuliyo.

 

Shariif waxyaabaha kale ee uu taabtay waxaa kamid ahaa in uu dhamaaday waqtigii wada xaajoodyada, wuxuuna ku eedeeyey Xarakada Al- Shabaab, in ay doonayso in ay la wareegto guud ahaan gobalka Bariga Africa, isagoo taasi daliil ugu soo qaatay awooda buuxda ee Xarakada Al- Shabaab, wuxuuna ugu yeeray dalalka la deriska ah Soomaaliya taageero balaaran oo ay ufidiyaan dawladda Soomaaliya, waa sida uu hadalka udhigaye.

 

Taageerooyinka uu dalbaday Shariif iyo Hanjabadihiisu waxa ay ku soo beegmayaan, xili uu 29- January uu sheegay in uu dagaal diyaar uyahay, iyadoo habeenadaas ay Xarakada Al- Shabaab ku qaadeen weerar awood badan, oo ay ku wajaheen xarumo badan oo ay leeyihiin ciidamadiisa iyo AMISOM oo taageero wanaagsan siisa.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo kula taliyay Madaxweyne Shariif in tallaabo deg deg uu qaado

 

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa xalay kulan albaabada u laaban ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Itoobiya, iyagoo ka wada hadlay xaaladaha labada dal iyo xiriirka iskaashiga ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

 

Kulanka labada hogaamiye oo ay qeyb ka ahaayeen Wasiirada Arrimaha dibada Soomaaliya iyo Itoobiya Cali Jaamac Jengeli iyo Seyoum Mesfin ayaa diirada lagu saaray xaaladihii u dambeeyay ee siyaasada iyo ammaanka.

 

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi oo markii uu idlaaday kulanka warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu kula taliyay Madaxweynaha Soomaaliya inuu qaado tallaabo milateri oo ka dhan ah kooxaha mucaaradka.

 

Meles ayaa u sheegay Madaxweynaha Soomaaliya in looga fadhiyo inuu maquuniyo mucaaradka ka soo horjeeda, si dowladda isugu fidiso Caasimada Soomaaliya iyo gobolada dalka oo ay ku xoogan yihiin.

 

Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in dowladdiisa ay haatan diyaar garow ugu jirto sidii ay tallaabo uga qaadi laheyd kooxaha ka soo horjeeda waxaana uu ku faanay in ay u dhisan yihiin ciidamada qalabka sida, dhowaana ay howl geli doonaan.

 

Kulanka Labada Mas'uul oo ah kii shanaad oo ay wada qaataan tan iyo markii Madaxweyne Shariif loo doortay xilka Madaxtinimada Soomaaliya

 

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.com

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Shariif " Shabaab iyo Al-Qaacida inaan dalka ka xoreyno ayaan balan qaadeynaa, 100% ciidamadeenu waa diyaar"

 

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa balan ku qaaday in Dowladdiisa ay waqtiga dhow wajihi doonaan Kooxaha ka soo horjeeda, isagoo sheegay in sanadkan cusub ay howl galkooda noqonayo sidii ay dalka uga xoreyn lahaayeen Al-Shabaab iyo Al-Qaacida.

 

Isagoo shalay khudbad xasaasi ah ka jeediyay Munaasabad uu ugu dabaal dagayay sanad kadib markii uu fariistay Kursiga Madaxweynaha ayaa in Dowladda Soomaaliya hal sano ay cayaar cayaar iyo diyar garow uga soo dhamaatay laakiin sanadkani waxa uu xusay in wax weyn ay Dowladdu qaban doonto.

 

"Shabaab iyo Al-Qaacida inaan dalka ka xoreyno ayaa balan qaadeynaa, dalkaan dhibaato aad u culus ayay ka hayaan, waxaana diyaar u nahay inaan nimankaas argagixisada ah aan tallaabo ka qaadno"ayuu yiri Madaxweyne Shariif oo khudbadiisa aad u kululeyd.

 

Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in Mas'uuliyada Dowladda ay tahay in wax laga qabto dhibaatada ay dalka ku hayaan waxa uu ugu yeeray Shabaab iyo Al-Qaacida, isagoo si cad ah u qeexay inay taasi uga go'an tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Somalida waxay ku maahmaahda "hadad dhimaneyso dharerka wala iska duwa"

Duke waxada dharer waso dhafeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Nothing in the world is more dangerous than a sincere ignorance and conscientious *********.”

Juje, you do seem angry for a man who gets his world view point from Amin Ammir cartoons? :D

 

How is warlord Sharif doing today? Will he get the troops he requested from Melez, will he continue shelling Mogadishu using the AMISOM troops, and what did he say about the arson attack on that Bakara Market? ;)

 

Do tell lad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

Juje, you do seem angry for a man who gets his world view point from Amin Ammir cartoons?

Duke ,rest assured sxb Amin Camir's cartoons are more pragmatic than your irrational opinion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Again you are quoting a cartoon artist, read a book or two, and you might understand your place in history. The worst "government" in the history of mankind and the worst "leaders" in Sharif Hotel a man who no one should work for. :D Oh well what does Amiin Ammir's latest cartoon say about your boss?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Our President spends more time with Amisom troops than he does with his own cabinet members.

 

 

Our President frequents Addis Ababa more than Bakaraha.

 

Our President spends more time raising funds for fictional war that he will never engage with the enemy than he does in planning a recruitment strategy to build a small, effective army force that can be a stepping stone for future administration.

 

Our President is out of touch with the people he claims to represent but he is more in tune with what Melez and the gang discuss over tea and cake.

 

People are fed up Mr President, please step down and step down now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Also lets stick to the topic at hand, the Duke is far superior to your boss, let alone his subordinates.

 

Now what does Warlord Sharif have planned for us, any spring offensive or are we to wait to the coming Ramadan insha Allah? What a joke.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

these somali's man...walahi they are funny people.

 

we are not one and the same, in my view we may look similar but the quality of our personality and the higher quality of our specific traditions have given us a greater advantage.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

you did it agen

you gave PRESIDENT a new title

 

(Warlord) Sharif Hotel :D:D

 

DUKE you must stop talking nonsense

 

YOU MUST Always remember before you attack President Sharif, did earlier PRESIDENT YEEY the same mistakes? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this