Sign in to follow this  
Saxardiid

Axdiga KMG ee shanta sano ee soo socota lagu maamuli lahaa Dowlada Soomaliya oo la an

Recommended Posts

Axdiga KMG ee shanta sano ee soo socota lagu maamuli lahaa Dowlada Soomaliya oo la ansixiyey

Nairobi

 

muuqaalkacollege-kaMbagathiooaykadhaceys

 

 

Marun badan iyo buuqbadan kadib ayaa waxey dhamaan ergadii kasoo qeyb gashay kulankii maanta ansixiyeen Axdiga KMG ay yeelan doonta shanta sano ee soo socota dowlada Soomaliya .

 

Ansixinta Maanta ay ansixiyeen ergada Mbagathi ayaa waxaa dadaal u galay beesha caalamka iyo gudiga fududeynta Igad kadib markii ay qaaten go´´aan adag oo ah in aan lagu kala tageynin maanta ayadoon la ansixin Axdiga KMG taasoo keyntay 6 saac kadib in codka kalsoonida looqaado Axdiga KMG ayadoona cod buuxa lagu ansixiyey.

 

Kulankii maanta ayaa waxaa kala jiitey Ergada Col Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo asaga kasoo horjeeday in cod looqaado maanta Axdiga KMG halka Maxamed Qanayre Afrax uu doonayey in aan maanta lagu kala bixin ilaa laga ansixiyo Axdiga KMG taasoo uu ku guleystay fikirkiisa ahaa in codka kolsoonida looqaado Axdiga KMG oo inta badan isku raacday dhamaan Axdiga cusub ee KMG ., kulankii markuu dhamaaday ayaa dhamaan ergade waxey kor u qaadeen gudoomiyaha G8ka Maxamed Qanyare Afrax ayagoo qaadaayey heesta caanka ah e Soomaaliyeey toosoo toosoo isku tiirsadayey oo caada u ah Soomalida markii heshiis lagaaro in la qaado .

 

Ansixinta Axdiga ayaan la ogeyn sida uu ka yeeli doona Col. Cabdulaahi Yuusuf maadaama uu hoolka shirka ka baxay asagoo careysan .

 

click here for link

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this