Sign in to follow this  
General Duke

Bay Bakool clan against anti-governemnt meeting held in UK

Recommended Posts

Beelaha........ oo cambaareeyay shirka uk..

 

beelaha............. oosheegay shirka kasoconaayo uk uuyahay shir loogu soohorjeeda nidaamka doowladnimo iyo midka fedraaliga ah

shirkaas oo aan u aragno mid dhaqaale loogu raadinaayo maleeshiyooyinka qarandiidka iyo doowladnimada somaliya.

 

waxaan ognahay marakii ay katalinayeen kooxaha maxaakiinta lamagac baxay waxay dadka kunool shabeeladahoose udiideen in ay deegaamadooda utashadaan iyagoo maleeshiyooyinkii beelada ****** ee xooga kuhaystay ay cimaamado usaareen una daayeen

meelihii ay gumeeysanjireen sidaa darteed kooxihii waxaa qabtay kutubkii ay beenta kasheegeen.

 

warsaxaafadeedka ay soosaareen waxaa kamid ah waagii xoriyada oo laga joogo 47 kadib waxaan hada helnay nidaam federaal

wali madhicin gobolada ama dagmooyinka digil iyo mirifle oo deegaamadooda kanoqda madax hadana waxaa madax kawadaah dad udhashay deegaamadaas .

 

1)dadka kunool dibadaha ee u dhashay digil iyo mirifle waa in ay kadhii dhiyan wajiga cusub oo uqarsoon shirka uk

2)doowlada waa dowlad soomaaliyeed oo nidaam fedraal ah

3)doowlada waxaa diidan dad aan dooneey sharci iyo nidaam

4)doowlad diid waa qaran diid doowlad xuni waxay kafiicantahay doowlad la aan

5)maxay noohayaan doowlad diid iyo dad qabiileed .

 

sikastaba ha ahaatee shirkaas oo ay kasooqayb galeen aqoonyahano uqaal salaadiin aad ufarabadan oo lagu qabtay dagmada afgooye ayaa waxay aad utaageereen nidaamka fedraalka iyagoo meesha ku xusay

aabihii nidaamka fedraalka alaha unaxariistee ustaad cismaan oo ahaa nin udhashay beelaha........

 

(seeq adoow amiin)

 

Shabeeladahoose.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan ognahay marakii ay katalinayeen kooxaha maxaakiinta lamagac baxay waxay dadka kunool shabeeladahoose udiideen in ay deegaamadooda utashadaan iyagoo maleeshiyooyinkii beelada ****** ee xooga kuhaystay ay cimaamado usaareen una daayeen

meelihii ay gumeeysanjireen sidaa darteed kooxihii waxaa qabtay kutubkii ay beenta kasheegeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sikastaba ha ahaatee shirkaas oo ay kasooqayb galeen aqoonyahano uqaal salaadiin aad ufarabadan oo lagu qabtay dagmada afgooye ayaa waxay aad utaageereen nidaamka fedraalka iyagoo meesha ku xusay

aabihii nidaamka fedraalka alaha unaxariistee ustaad cismaan oo ahaa nin udhashay beelaha .........

Share this post


Link to post
Share on other sites

duke no big deal just tell yey to cash in some money to my account.

 

I will gather several guys from my beel then Walaah.

You report it Beshaa caloshi ushaqeyste are against the meeting held at Leicester.

 

am waiting

PS no Bir just £ or $.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. Though I would not play down the significance of this report, this clan support governance end of the occupation of their lands by the likes of Abdiqasin and others. They also support the Federal charter, which they wanted even before independence.. Those are serious causes saxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this