Sign in to follow this  
Abdi2005

Khadadka Isgaarsiinta Gobalka GEDO Oo Hawada Ka Maqan

Recommended Posts

Abdi2005   

Waxaad mooda in uu C/yusuf iyo xulufadiisa(amxarada) ay arimo waa weeyn ay ka wadaan xaga xuduuda somaliya ay la leedahay etobia.

 

 

GEDONET EXCLUSIVE: Wararka naga soo gaaraya Gobalka GEDO ayaa sheegaya in khadadka isgaarsiinta (Mobile, Land-Line) iyo fooneeyaashii degaanada gobalka GEDO ay hawada ka maqan yihiin, iyada oo la ogeyn sababaha loo waayey.

 

Wariyaha GEDONET oo magaalada B/Xaawo oo goor dhoweyd warkaan nooga soo tabiyey magaalada Mandheera ayaa xaqiijiyey in isgaarsiinta degmooyinka gobalka GEDO oo dhan iyo degaanada hoosyimaada ay wado go'an yihiin oo wax isgaarsiin ah aysan jirin... >>> Gedonet

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Khadka Isgaarsiinta Oo Hawada Ku Soo Noqday Degaano Ka Tirsan Gobalka GEDO

 

Wararka naga soo gaaraya degaano ka tirsan gobalka GEDO ayaa sheegaya in degaanada qaarkood ay qadkii isgaarsiinta ay hawada dib ugu soo noqotay kadib markii ay maanta in muddo ah ay hawada ka maqnaayeen.

 

Wararku waxay intaa ku darayaan in shirkadaha telephonada qaarkood ay hawada dib ugu soo noqdeen degaanadaasi halka kuwa kale ay ilaa iyo hadda hawada ka maqan yihiin.

 

Ilaa iyo hadda lama oga sababta ay shirkadaha qaarkood ay hawada dib ugu soo noqdeen halka kuwa kalena gebi ahaan laga waayey degaanadaasi.

 

Waxii warar ah oo ku soo kordha arrimahaan dhowaan ayaa idiin soo tebin doonaa insha allah.

 

Gedonet News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this