Sign in to follow this  
Muslim Somali

Maleeshiya Beeleedka SNM Oo Shalayto Laba Iska Dilay

Recommended Posts

Sidaanu wararka ku helnayo maalintii shalayto ahayd maleeshiya beeleedkii fadhiyey duleedka magaalada Laascaanood, waxay iska dileen laba nin, kaddib markii nin raggaas dhintay ka mid ahaa Aano qabiil loo toogtey isla markaana ay Xabbadihii lagu ridey nin kale iyo kii lagu ridey labadaba dileen oo ay halkaas ku nafwaayeen

 

Dhacdadaas shalayto oo Khamiis ahayd dhacdayna waxay keentay inay labadii qolo ee uu weligoodba tartanka qabiil ka dhexeeyey kala shakiyaan iyagoo ay qolo weliba dhinacooda Tiknikadii ay gacanta ku hayeen xalay la guure galay oo la goosatay si ay ugu biiraan Qabiilooyinkii ay ka soo jeedeen, iyagoo ka baqaya inay dhacdadani saamayn weyn ku yeelato maadaama Ictiraafkii la doondoonayey la waayey, Ragga xalayto Tiknikada la guure galay waxay ka soo kala jeedaan Beesha Sac** *****is ee H*** ****nis iyo Beesha Bi**** Ee Ha*** ***lo oo iyagu wada dega Degmada Ceel Afweyn ee Galbeedka fog ee Gobolka Sanaag.

 

Shakhsiyaad kale oo aanu wax ka weydiinay dhacdadan, waxay noo sheegeen in aanu xaalku aano qabiil ahayn, balse markii uu ogaaday taliyihii Maleeshiyadani in aysan jirin wax Ictiraaf ah oo la helay, taasina ay keentay nijad jab baaxad weyn maadaama kolkii hore lagu soo dagaal galiyey waa la ina aqoonsanayaa oo dawlad baynu noqonaynaaye, waa inaan xadka soo xidhnaa...

 

Arrintani oo aanu wali daba socono wixii ka soo kordha Jidbaale.com Kala socda

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this