Sign in to follow this  
Crystal_Clear

SONG PLAY

Recommended Posts

lETS PLAY A GAME.i LOVE SOMALI SONGS..LETS SEE HOW MUCH YOU KNOW OUR SOMALI SONGS.

 

indha caashaq

buu igu eegayoo

anna waan arkoo

imbiriirsadee

oogada sareetiyo

uurkiyio wadnaha

ku abuuran yee

oo waxa ayaan daran

inagoon aroos noo

hir galaa ama

uu galaa

 

Yaa heesay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^^Maryan mursal and king khalid

 

so guess whose the singer for the following song, it is my favourite somali song.

 

 

sida ogeed baan adiga moye ragba ilaway

sidaa ogeed baan ubax la moodyo ku amaana

sidaa ogeed baan caxdigeena u adkeeyaa

 

miyaada ogeeen

m,iyaad ogeeen

miyaad iloowday

 

 

miyaad ogeen

miyaad ogeen

miyaad ilowday

 

in aad jaceel igu abuurtay uurkeygana ku beerantahay maba ilowee

 

in aad jaceel igu abuurtay uurtkeygana ku beerantahay maba ilowee

 

sidaad ogeed buu afka hadalku iga xadaya

sidaad ogeed baan erayadaadi ugu heesa

sidaad ogeed baan adiga awgaa aan u ooya

 

 

miyaada ogeeen

miyaad ogeeen

miyaad iloowday

 

 

miyaad ogeen

miyaad ogeen

miyaad ilowday

 

in aad jaceel igu abuurtay uurkeygana ku beerantahay maba ilowee

 

 

sdiaad ogeed baan alle ku aaway ku idhaahda

sidaad ogeed baan oona ku qabo ku ildaranahay

sidaad ogeed baan aragtidaada ku astareexa

 

miyaada ogeeen

miyaad ogeeen

miyaad iloowday

 

 

miyaad ogeen

miyaad ogeen

miyaad ilowday

 

in aad jaceel igu abuurtay uurkeygana ku beerantahay maba ilowee

Share this post


Link to post
Share on other sites

haduu dhugato geel qabo

ma dhadhamiyo geedaha

wuu dhugasho eegtaaye

ana cudurkan igu dhacay

 

Malaa dhaayahaygaay

calaf lagama dhuuntee

 

dhakhtar baysu keen qoray

adna weli ma dhaadanid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this