Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Germany Talks About Somaliland

Recommended Posts

Berlin waxay mar walba ugogol xaadheysey aqoonsiga dagaalka madaxbanaanida Somaliland il gaar ahana ku haysaa, si hadaba loo gaadho arintaas door weyn bay kaciyaaraysaa booqashooyinka joogtada,mataanaynta Magaalooyinka Somaliland kuwa Germany iyo maalgelintibu abaal usii dhigashada Somaliland si loo gaadho ujeedada Jarmalku kaleeyahay Somaliland.Waxaa soo turjumey Hersi Osman.

 

 

Dhacdooyin Farxadeed

 

Afduubkii samafalihii Jarmalka ahaa ayaa maalintii Arbacadii si farxadleh lagu soo afjaray kaas oo ay qafaasheen budhcad aan faahfaahintooda la aqoonsan isagoo kujira safar kamid ahaa nolol maalmeedkiisa caadiga ah iyagoo toos isaga u abaaray iyagoo meesha kudhaafay koox kuwehelinaysey safarkooda oo xataa ay kamid ahayd haweenay jarmal ahi.Baabuurkii budhcadu wateen oo taayir wax kasoo gaadhey awgeed waxay usahay ciidamada Amaanka inay isla waqti yar kooban gudohood kusoo furtaan iyagoo u adeegsadey qori caaradii sida warar lagu kalsoon yahay laga soo xigtayna waxba masoo gaadheen dhibanihii afduubnaa ee jarmalka ahaa.waxaa iyanalays weydiinayaa in afduubka ninkan ay kadambayso arimo soiyaasadeed sida ay kuwaramayaan warbaahinta qaarkeed inkastoo aanay jirin wax loo cuskado oo sidaa usii ridani

 

 

Dagaalka Aayo Katashiga

 

Somaliland dhinaceeda Bari halkaasoo ah meesha afduubku kadhacay waxay lagasoo bilaabo 1991 ka go'nayd gooni isu taag,sababta meelfog laga raadin maayo oo waa mid kusalaysan dhismaha dhaqan bulsheed iyo caadooyinka bulshadan oo usuurta gelin weydey gumaystihii Ingiriiska inuu kala daadiyo halka Gumaystihii Talyaaniga ee qaybihii kale ee Soomaaliyadii hore si uu uhirgashado ujeedooyinkiisii sii haysasho uu si aad u qoto dheer xididada ugu siibey wixii ay caadooyin ulahaayeen.

 

Iyagoo hadaba Somalilanderku kashidaal qaadanaya arimahaas kor kuxusan waxay suurtagal kadhigreen inay samaystaan sharci ay leeyihiin oo loo codeeyey 2000 sidoo kale doorashadii deegaanka oo dhacay 2002,2003 iyo 2005 oo sidoo kale ay suurta geliyeen kuwii baarlamaanka iyo Madaxweynahaba.Dhamaan doorashooyinkan iyo natiijooyinkii kasoo baxayba waxaa loo bandhigay ururka midawga Afrika, inkastoo aanay ilaa maanta jawaab rasmi ah kacelin,waxaa iyana weli kumurmaya qaybaha kale ee Soomaaliya gooni isu taaga Hargeysa/Somaliland tusaale ahaan ismaamulka xuduuda laleh Somaliland ee Puntland oo iyadu aamin san midnimo soomaaliyeed iyo gobolaysi federaal ah,iyadoo laga shidaal qaadanayo dhacdadan afduubka ee waqtigan xaadirka ah dhacday kama madhna arintaas waayo waa soone Puntland lafteedu ay sheegashadeeda ku andacoonayso.

 

 

 

Danta Jarmalku kaleeyahay

 

Lagasoo bilaabo 1990-kii waxay dawlada Jarmalku isha ugu haysey una danaynaysey Somaliland arintan oo Jarmalku gundhig uga dhigayo istaraatijiyada muhiimka ah ee gobolka geeska Afrika sidaa waxaa xaqiijiyey diblomaasiyiin sare oo dawlada katirsan.Waxaa marar badan laysla soo qaaday muhiimada ay u leedahay maraakiibta ciidamada Badda Jarmalka ee gaaf wareega badaha gacanku,oo dekeda gunta dheer leh ee Berbera/Somaliland (gunta dheer leh waxaa loola jeedaa inay xataa kahawl geli karaan Maraakliibta quusta Submarines-ka )ay tahay meel aad ugu wanaagsan saldhig guud oo ay kahawl galaan.

Hadaba Berlin iyadoo kuxod-xodanaysa suurta gelinta arinkan muhiimka u ah Jarmalka inay ugu sii gogol xaadho caawimooyin iyo in lagu tago booqashooyin kala duwan.Intii u dhexaysey1998 ilaa 2002 waxaa dawladu ku kharash garaysay 3,7 malyuun oo Euro kasafaynta Miinada Somaliland July 2001 waxaa booqasho kutegey wefti kasocda Baarlamasanka Jarmalka iyagoo kalasoo hadlay madaxda Dalka Somaliland sidii loo suurta gelin lahaa mataanaynta magaalooyinka Jarmalka iyo kuwa Somaliland (saaxiibtino hoose oo dhexmarta magaalooyinka).Sadex Sanadood dabadeedna waxaaba kusugnaa maalgeliyayaal jarmal ah oo markiiba helay waxay u socdeen,sidoo kale maamulka dawliga ah ee dalkaasina waxay markiiba soo saareen Sharci difaacaya maal gashadayaasha si ay usoo jiitaan dad maal gashada dalkooda.sidaa waxa yidhi ururka Afrika.

 

 

Opshanka aqoonsiga

 

Berlin waxay mar walba ugogol xaadheysey aqoonsiga dagaalka madaxbanaanida Somaliland ingdhahana kuhaysaa, sihadaba loo gaadho arintaas door weyn bay kaciyaaraysaa booqashooyinka joogtada,mataanaynta gobolada iyo maalgelintibu abaal usii dhigashada Somaliland si loo gaadho ujeedada Jarmalku kaleeyahay Somaliland.weftidii baarlamaan ee Hargeysa gaadhey 2001-diina waxay kala soo hadleen doonista aqoonsiga ay xaqa u leeyihiin,sanad iyo badh kahorna waxay CDU (xisbiga talada dalka haya) kaga dhawaaqeen xaruntooda Konrad Adanauer Stiftun "imn la aqoonsado dalkan democraadiga muslinka ah,bilawgii sanadkana waxaa mar labaad kusoo cusboonaaday saaxada caalamka in muhiimada ay leedahay aqoonsiga Somaliland oo soo noqnoqonaysa.Madaxweyne Daahir Riyaale kaahin waxaa lagu soo dhaweeyey Bishii January Europe markii dambena Maraykanka,bilawgii February-na waxaa socdaal ku tegey haweenayda arimaha debeda u qaabilsan Afrika Maraykanka Jendayi Ferazer wadahadalna kasoo gashay Hargeysa.WEadahadaladaas oo kusoo beegmay dagaalo dib uga holcay Somaliland iyo Puntland oo lidi ku ah aaya katashiga Somaliland,meelha muran siyaasadeedka noocan ahi kataagan yahayna waxaa kamida halka afduubku kadhacay.

Infrastruktur.

 

Berlin waxay wax ka kobcinaysey doodaha aaya katashiga iyo qalabaynta aasaasiga ah,kuwaasoo ay kamid yihiin Infrastarcturke-ka oo muhiimad weyn u leh jiritaanka qaran Somaliland yeelato doodahaasna kadhigi karaya kuwo barkumataal ah.Sihadaba ay u hirgalaan barnaamijyadaasi loona kobciyo waxay dawlada Jarmalku udirtay sanadihii 2000 ilaa 2005 Somaliland THW si ay dib u habayn ugu samayso dariiqyda Hargeysa ugana qayb qaadato mashruuca Betrbera Coridor oo isku xidhaya magaalada Dekeda ah ee Berbera iyo xuduudka Ethiopia wadana u furaysa inay hesho Ethiopia markii u horeysey Deked ay wax kala degto taniyo intii Eritrea ka go'day,Somalilandna u noqonaysa meel ay macaash badan kahesho.Bishii May 2005 ayaa heshiis kudhexmaray Hargeysa iyo Addis-abeba kaasoo dhigayey in Berbera unoqoto Ethiopia meel laga hago alaabta ugudbaysa Ethiopia.

Talaabo hore loo qaaday.

 

Suurta galnimada udagaalanka madaxbanaanida iyo wejiga caawimo ee Jarmalku kugaadhayo danaha uu kaleeyahay Somaliland-ba waxayhalis gaadhasiinaysa dadka kahawl gala hayadaha samafalka,"mar kasta oo aanu talaabo hore u qaadnaba waxay isku deyayaan cadawgayagu inay dib noo jiidaan". sidaa waxaa yidhi madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin markii bishii Mars 2004 lagu diley Somaliland mid kahawl geli jirey hay'ada GTZ ("Gesellschaft für Technische Zusammenarbeit") mid kalena dhaawac halis ah loogu geystey GTZ waxay hawl gelisey inay kaqayb galaan adeega Bulsho iyadoo aanay meesha kamadhnayn dano gaar ah oo jarmalku kalahaa sidii loo soodhawaysan lahaa Somaliland ,mid taa lamida waxaa iyana kuhawl gasha hay'ada Welt Hunger Hilfe oo kahawl gasha dalka sadex barnaamij oo loo qorsheeyeyna ay kubaxayso 3,5 milion oo Euro.Waqtiga jiitamayey ee Jarmalku ku xodxodanayey kudhexgalka Somaliland waxaa loo fahmi karaa kaqayb qaadasho dhismeed muhiimad u leh dagaalka aqoonsi raadiska.

 

Afduubka Samafalahan waxay waxyar kadib dhacday iyadoo toban bilood kahor lagu diley mid shaqaale ka ahaa Welt Hunger Hilfe dalka Afgaanistaan.Hay'adan Welt Hunger Hilfe ay tahay mid aad ugu xidhan xukuumada,haweenayda madaxa ka ahina tahay Marwada uu qabo wasiirka arimaha guduhu,waxaa iyana xubno muhiim ah ka ah madaxweynaha dalka Jarmalka iyo weliba masuuliyiinta ee horjoogayaasha ka ah xisbiyada CDU/CSU, SPD, FDP iyo weliba Bündnis 90/Die Grünen.ama xisbiga cagaaran taa macneheedu waxay noqonaysaa in hay'ada Welt Hunger Hilfe aanay ukala hadhin siyaasadii jarmalku muxaafid iyo mucaarid siwada jir ahna u maal geliyaan.

 

 

Kulamo Deg-deg ah

 

Berlin waxay isu diyaarinaysaa halkii ay kadhimi lahayd kumilanka siyaasadeysan kuwo kale oo keeni kara iskudhacyo hor leh,kulamada degdega ah ee wasaarada arimaha debeda ee Germany -na waxay noqdeen baad moodaa kuwa joogto ah oo isa soo taraya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Hahahahahahahahha.

 

3rd strike!

 

Strike 1. Was when you lied about the Swedes, saying that Sweden and the secessionists exchanged ambassadors.

 

Strike 2. Was when you lied about the Norwegians and the oil companies.

 

Now we are at strike 3. You’re lying about the Germans. Your running out of countries Jbro.

 

Germany is not recognizing the secessionist entity. Taas horta meel aan dhigno.

 

1. The author is saying a German delegation came to Hargeysa in 2001.

 

2. GTZ is working on infrastructure projects.

 

3. A GTZ worker was kidnapped and the German embassy contacted the local administration in the secessionist entity to secure the kidnapped GTZ employee.

 

That is that the aqoonsi you were looking for? :D

 

There is no information on the World Wide Web to back the authors claim that Germany is recognizing the secessionist entity.

 

I have checked the GTZ website and the German Federal Government website .

 

You have been caught lying again Jbro.

Post credible news, post the German version of this story :D

 

Ps. Why do you keep posting lies Jbro, you know it’s hard to take you serious if you keep posting lies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

looooooooooooooooooolzzz

 

Is this all you got to say when you have been caught lying for the 3rd time :D

 

It is sad to catch a grown man lying day in day out.

 

ps. My likes appreciate the truth and yes we don't like lies or liars.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

So do you have the German version? or any version of this story that seems credible? :D

 

If you don't have it, we can safely conclude, that you have been caught lying again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by me:

So do you have the German version?

Bangen um Geiseln in Somaliland geht weiter

 

 

Das Internationale Kommittee vom Roten Kreuz fuerchtet weiter um das Leben von 10 Mitarbeitern, die am Mittwoch in Somalia verschleppt worden waren. Ein Sprecher der Hilfsorganisation sagte in Genf, die Lage sei aeusserst ernst. Zugleich kritisierte er das Zurschaustellen der Geiseln vor Fernsehkameras. Unter den Entfuehrten befindet sich auch ein deutscher Staatsangehoeriger. Nach juengsten Informationen haben die Kidnapper fuer jedes ihrer Opfer ein Loesegeld in Hoehe von 100.000 Dollar verlangt. Sie drohten mit der Hinrichtung der Geiseln, wenn das Geld nicht innerhalb von 24 Stunden gezahlt wird

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Routine14.02.2008

 

somaliaklein.png

 

MOGADISCHU/HARGEYSA/BERLIN(Eigener Bericht) - Die glücklich beendete Entführung eines Mitarbeiters der Welthungerhilfe in Somalia belegt erneut die Gefährdung humanitärer Helfer durch politische Operationen Berlins. Ursache ist die Nutzung von Aufbau- und Hilfstätigkeiten für Ziele der deutschen Außenpolitik, die das ausführende Personal wider Willen zu Parteigängern internationaler Konflikte werden lässt. Dies betrifft im aktuellen Fall die Provinz Somaliland, in der der Mitarbeiter der Welthungerhilfe vorgestern entführt wurde. Die Provinz hat ihre Sezession erklärt und bemüht sich seit Jahren um deren Anerkennung. Berlin hat auf der Suche nach Stützpunkten am geostrategisch bedeutenden Horn von Afrika schon mehrfach erwogen, dem Ansinnen Folge zu leisten. Die Voraussetzungen für eine somaliländische Eigenstaatlichkeit jedoch wurden durch deutsche Aufbau- und Hilfsorganisationen geschaffen. Da seit Jahresbeginn EU und USA zum wiederholten Male über die Anerkennung der Sezession debattieren, verschärfen sich die innersomalischen Spannungen und werden für die Helfer zur Gefahr. Ähnliches zeigt sich schon seit Jahren unter anderem in Afghanistan. Berlin nimmt seine Einmischung in Spannungsgebieten nicht zurück, sondern reagiert mit der Bildung von Krisenstäben.

 

Glückliche Umstände

Die Entführung eines Mitarbeiters der deutschen Welthungerhilfe in Somalia ist am gestrigen Mittwoch glücklich beendet worden. Der Mann war am Dienstag von bislang nicht näher bekannten Tätern auf dem Weg zu einem Einsatzort verschleppt worden - offenbar gezielt: Mehrere Reisebegleiter, darunter eine zweite Deutsche, wurden von den Entführern zurückgelassen. Wegen eines Reifenschadens am Auto der Geiselnehmer gelang es Sicherheitskräften, den Mitarbeiter noch am selben Abend mit Waffengewalt zu befreien. Wie aus Berichten hervorgeht, kam der Deutsche beim Angriff der Sicherheitskräfte auf die Entführer nur aufgrund glücklicher Umstände nicht zu Schaden.[1] Ob seiner Verschleppung politische Motive zugrunde liegen, wie einige Medienberichte nahelegen, kann bislang nicht mit Gewissheit festgestellt werden.

 

Sezessionskämpfe

 

Die Provinz Somaliland (s. dazu unsere Karte), in deren östlichen Grenzgebieten sich die Entführung ereignete, strebt seit dem Zusammenbruch Somalias im Jahr 1991 nach staatlicher Eigenständigkeit. Die Grundlage sind traditionelle Gesellschaftsstrukturen, die von den britischen Kolonialherren nicht zerschlagen wurden (Somaliland war einst britische Kolonie), während die italienische Besatzung sie zur Sicherung ihrer Kolonialherrschaft in den übrigen Teilen des heutigen Somalia unterminiert hatte. Auf dieser Basis hat sich Somaliland per Referendum im Jahr 2000 eine eigene Verfassung gegeben sowie 2002, 2003 und 2005 Regional-, Präsidenten- und Parlamentswahlen durchgeführt. Ein Aufnahmeantrag der selbsternannten Regierung in Hargeysa ist bei der Afrikanischen Union vorgelegt worden, wird allerdings bislang nicht angenommen. Außerdem bestreiten auch innersomalische Kräfte das Recht Hargeysas auf Sezession. Etwa die an Somaliland grenzende Provinz Puntland bekennt sich zu einem einheitlichen somalischen Staatswesen.[2] Dies ist nicht ohne Bedeutung für die Einschätzung der aktuellen Entführung: Sie fand in einem Gebiet statt, auf das nicht nur Somaliland, sondern auch Puntland Territorialansprüche erhebt. (Eine vergrößerte Fassung der Karte, auf der deutsche Einflussmaßnahmen am Horn von Afrika verzeichnet sind, finden Sie hier.)

 

Deutsche Interessen

 

Die Bundesregierung schenkt der Provinz Somaliland seit den 1990er Jahren Aufmerksamkeit. Hintergrund sind geostrategische Interessen am Horn von Afrika, über die ausführliche Darstellungen diplomatischer Insider vorliegen (german-foreign-policy.com berichtete [3]). So war etwa der Tiefseehafen Somalilands in Berbera Ende 2001 als Stützpunkt für die am Horn von Afrika patrouillierenden deutschen Marineboote im Gespräch.[4] Berlin manifestiert das deutsche Interesse mit Hilfs- und Besuchsprogrammen. Allein im Zeitraum von 1998 bis 2002 zahlte die Bundesregierung rund 3,7 Millionen Euro, um Somaliland von Minen zu befreien. Im Juli 2001 besuchte eine Bundestagsdelegation die Sezessionsprovinz und sprach dort über mögliche Städtepartnerschaften mit Deutschland.[5] Drei Jahre später hielten sich deutsche Unternehmer in Hargeysa auf und erwogen Investitionen.[6] Die

 

Provinzverwaltung habe ein "Investitionsschutzgesetz verabschiedet, das eine Reihe von Erwartungen ausländischer Investoren erfüllen dürfte", hieß es damals beim "Afrika-Verein".

 

"Option Anerkennung"

 

Berlin hat immer wieder eine Anerkennung der Sezession Somalilands in Betracht gezogen; in diesem Fall wären Städtepartnerschaften und Investitionen von hoher Bedeutung zur Absicherung deutscher Interessen. Bereits die im Juli 2001 nach Hargeysa gereiste Bundestagsdelegation sprach mit der dortigen Verwaltung über deren "Wunsch nach völkerrechtlicher Anerkennung".[7] Vor eineinhalb Jahren plädierte die CDU-nahe Konrad-Adenauer-Stiftung für die "Option einer internationalen Anerkennung dieses demokratischen und muslimischen Landes".[8] Seit Jahresbeginn steht die Eigenstaatlichkeit Somalilands zum wiederholten Male auf der internationalen Tagesordnung. Provinzpräsident Dahir Rayale Kahin ist im Januar zuerst in Europa und dann in den Vereinigten Staaten empfangen worden, Anfang Februar traf die Afrikabeauftragte des US-Außenministeriums, Jendayi Frazer, zu Gesprächen in Hargeysa ein. Die neuen Verhandlungen fallen zeitlich mit einem Aufflammen kriegerischer Auseinandersetzungen zwischen Somaliland und puntländischen Sezessionsgegnern zusammen; in einem der umkämpften Gebiete fand die aktuelle Entführung statt.

 

Infrastruktur

 

Berlin hat dazu beigetragen, den Sezessionsdebatten ein materielles Fundament zu verleihen. Dies gilt für die Infrastruktur, ohne die ein möglicher Staat Somaliland kaum überlebensfähig und entsprechende Diskussionen faktisch gegenstandslos wären. Zu deren Aufbau hat die Bundesregierung in den Jahren von 2000 bis 2005 das Technische Hilfswerk (THW) in die somalische Provinz entsandt. Es reorganisierte in Hargeysa die Straßenbauverwaltung und setzte die wichtigsten Verkehrswege instand, darunter besonders den sogenannten Berbera-Korridor, der die Hafenstadt Berbera mit der Grenze nach Äthiopien verbindet. Damit wird Addis Abeba, das seit der Abspaltung Eritreas keinen Zugang zum Meer hat, ein neuer Hafen eröffnet. Vor allem aber erhält Somaliland die Möglichkeit zu gewinnbringenden Handelsgeschäften, mit denen sich die Provinz eine ökonomische Lebensgrundlage verschaffen kann. Bereits im Mai 2005 ist ein Abkommen zwischen Addis Abeba und Hargeysa abgeschlossen worden, das die Nutzung Berberas als Warenumschlagplatz für äthiopische Lieferungen regelt.[9]

 

"Schritt vorwärts"

 

Dem sezessionsermöglichenden Charakter der interessengeleiteten deutschen Aufbautätigkeit - und damit der Konfrontation mit den Sezessionsgegnern - entkommen auch die Entwicklungs- und Hilfsorganisationen nicht. Immer wenn Somaliland "einen Schritt vorwärts" mache, suchten Feinde es "zurückzuziehen" [10], urteilte der Provinzpräsident, als im März 2004 ein Mitarbeiter der deutschen GTZ ("Gesellschaft für Technische Zusammenarbeit") ermordet und ein weiterer schwer verletzt wurde. Die GTZ hatte Milizen in Somaliland demobilisiert - ein humanitäres Anliegen, das aber im regionalen Kontext der Sezession und damit politischen Interessen dient. Nicht anders verhält es sich bei der Welthungerhilfe, die seit dem Jahr 2001 in der Provinz tätig ist und in drei laufenden Projekten rund 3,5 Millionen Euro investiert. Im Kontext der langjährigen deutschen Einflussnahme können ihre humanitären Vorhaben als Parteinahme verstanden werden, die letztlich der Sezession zugute kommt.

 

Vereinnahmt

 

Die aktuelle Entführung erfolgte nur elf Monate nach dem Mord an einem Mitarbeiter der Welthungerhilfe in Afghanistan, dem ebenfalls die Vereinnahmung von Hilfsorganisationen durch Berlin vorausging - hier im Rahmen der sogenannten zivil-militärischen Zusammenarbeit.[11] Weitere Entführungen und Morde können kaum abgewendet werden, solange die Bundesregierung nicht von der Indienststellung humanitärer Helfer ablässt. Fatal ist, dass im Falle der Welthungerhilfe die staatliche Einflussnahme institutionalisiert wurde: Vorsitzende des Vereins ist die Ehefrau des Bundesinnenministers, Vereinsmitglieder sind unter anderem der Bundestagspräsident sowie die Vorsitzenden der Bundestagsfraktionen von CDU/CSU, SPD, FDP und Bündnis 90/Die Grünen. Mehr als zehn Prozent ihres Haushalts bestreitet die Welthungerhilfe durch Zuschüsse des Auswärtigen Amts und des Bundesministeriums für Wirtschaftliche Zusammenarbeit.

 

Krisenstäbe

Berlin bereitet sich jedenfalls, statt seine politische Einflussnahme in Spannungsgebieten zu verringern, auf neue Zusammenstöße vor. Die Krisenstäbe im Auswärtigen Amt gingen inzwischen "routiniert (...) mit Geiselnahmen um", resümiert die Presse.[12]

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Hhahahahahhaha, thanx suldaanka.... btw I speak german :D

 

I will translate in full this when I have more time.

 

SOMALISCHE PROVINZ SOMALILAND :D

 

But I tell you I will have a field day with this :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by me:

Hhahahahahhaha, thanx suldaanka.... btw I speak german
:D

 

I will translate in full this when I have more time.

 

SOMALISCHE PROVINZ SOMALILAND
:D

 

But I tell you I will have a field day with this
:D

Good. Please do it in English. Af Soomaali waa mergi oo kolba dhinac ayaa loo turjuntaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ LOL

Just want to see what he comes out with. :D

 

He came here crying about "Give me the German version, Give me..."

 

Kaadi badane waa loo gogol badiya cammo. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this