Sign in to follow this  
Ex-Xisbiga

Gross Human Rights Violations by Morgan A. Yusufs thugs in Puntland

Recommended Posts

Ma ogtahay in MAKO CIGE kufsigii u dhimatay,Ma ogtahay in CALI CABDI CIGE la dilay,ma ogtahay in GABADH kalena la kufsaday,mase ogtahay..?

 

Somaliland ha jirto oo ha joogto.

 

 

Ma ogtahay in Cali Cabdi Cige lagu dilay **jeerteeniya.

 

Ma ogtahay in MAKO CIGE u dhimatay Kufsigii iyo Jidh dilkii.

 

Ma ogtahay in GABADH kale oo labaad oo reer somaliland ah lagu kufsaday **jeerteeniya.

 

Ma ogtahay in hablahaaga 1981-1991 kuwii kufsan jiray ay u badnaayeen reer **jeerteeniya(morgan iyo **qashtiisii).

 

Ma ogtahay inay ogyihiin reer **jeerteeniya inaanay HABLAHA reer Somaliland RAG U AAR GUDAA.

 

Ma ogtahay in aanad ahayn qof jira oo lagu ogaaday,oo la ogyahay inad hadal uun hayso ee aanad waxba samayn karin.

 

Ma ogatahy in Rag kula mid ahi ay Walaashaa,ina-adeertaa ama ina-abtidaa sida ay doonaan i galaan.

 

Ma ogatahy in hadii rag laga baqayaa jiro aanay hablihiina cida kufsateen,jidh disheen ama aan la dhibeen,ma ogtahay inay **jeerteeniya ogyihiin inad ka daba tagi wayday kuwii hablihiina kufsanayay(1981-1991)oo taasi ay marag u tahay kuwa danbe ee ay kufsadaana inaanad waxba u qabanayn.

 

Ma ogtahay inaanad ku mashquushay Xaquuqal insaan iyo wax qayr kaa reebay,oo kolba been lagugu ceebaynay,SAMSAM oo la wada ogyahay inaan cidi kufsan,loona soo diray inay Madax-weyne ku xigeenka basaasto noqotay ta dadkii oo idil ku mashquulaan.

 

Ma ogtahay inuu yahay JEES kali ah oo aad ka cudud ,cuud iyo caqliba badan tahay,waxa maalin kasta aad ka nabad geli laadahay,ee dumarkaagii iyo caruurtaadii iyo ragaagii wax garadka ahaa kaa dhameeyay.ee RAXAN RAXAN IYAGA OO NOOL GOD UGU GURAY.

 

Ma ogatahy doqonku inuu yahay liite,mar kasta GOD ISKU MID AH LAGA QANIINO.waa sida aad tahay,ee rag kula mid ahi ay mar kasta kugu

 

Ma ogtahay Qaranka somaliland in kuwii shalay 100,000. oo qof kaa dilay,ee 100.000 oo dumar ah hortaada ku kufsaday.ee aad cafisay ee aad darajo,maal iyo maskab aad korkooda saaratay inay maantana adiga xabad kuu haystaan oo ay dagaal isir nacayb ah kugula jiraan.(ragaan lo-daydii casayd ugu laxaad yeelay.....ragaan dukamada lig ligan laba laba u siiyay..maantay leebka iyo warmaha kuu lisanayaane.).

 

Ma ogatahay in aan sidaa lagaaga hadhin ee weliba laguu hub iyo hiil raadsadaay.

 

Ma ogatahay Inaad mar kasta adigu tahay ka laga gacan horeeyo,hadhawna lala heshiiyo ee miskiinka ah.

 

Ma ogatahay in ISHAADA LAGA ARAKAY.inaanad wax kasta iska dhaafto,adiga oo wax kale eegaya,halka raga ku gumaadaytaa aanay waxba XEERINAYN(dadnimo diin,iyo darisnimo midnaba).

 

Ma ogatahy hadii aanad hada wax ka qaban,inay WIILKAAGA sugayaso(hadaad dhimato geeridu mar bay nolosha dhaantaa,dhaqasho iyo marbay kaa yihiin dheregu xaaraan,nin dhirbaaxo quudheed dugsadaay dhaqayadeed maalye,dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abid).

 

Ma ogatahy Mako cige,cali cabdi cige,gabadha labaad ee hada iyadana lagu kufsaday ******teeniya,iyo 100,000 ee ka horeeyay inad adigu gabtay oo aad masuul ka tahay inay ku dhintaan gacan cadaawe,ma ogtahay inay sugayso kuwa kale ee aan weli dhalan......

 

Ma ogatahy ***** kaa il helay inaanu kicin.adiga oo cashar u dhiga mooyaane.******teeniya waa ay inaga il heshay,waxa ay ila tahay waxa danbe ee aan sugnaa waa nacasnimo.....

 

Nin ayaa alla kaa dhigee tasho,oo sida raga u tasho.

 

 

F.G

 

MAKO CIGE oo kufsigii iyo jidh dilkii **jeerteeniya ee ay ugu aarayeen SAMSAM(oo aan cidi kufsan)ee dhibtaa loo gaystay u dhimatay alla ha u naxariisto.

 

CALI CABDI CIGE oo isna ku dhintay gacanta **jeerteeniya alla ha u naxariisto.

 

Gabadha kale ee LABAAD ee iyana la kufsaday ee hada la dhibaataysan jidh dilkaa iyo falkaa nacaseed alla ha u gargaaro.hana loo gurmado.

 

Ka fikir sidaad HABLAHA AAN weli DHALAN U BADBAADIN LAHAYD,kuwii hore badbaadin waydaye....

 

 

Somaliland HAA NOOLAATO.

 

 

Cali Cumar Xasan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ex xisbiga woow what wrong history oo lagaa soo dhaadhac siiayay waxaas dhan waxaa kaaga fiican waxeey dadkiina kusameyeen Mr riyoole kaahin iyo mr Cigaal alaha unaxariistaa iyo dadban oo u shaqeenjiray dowlada ay kamid ahaayeen dad ku dhashtay Reer Hargeeysoland ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this