Sign in to follow this  
xiinfaniin

Kismayo and the Misfits who hold it!

Recommended Posts

Runtii shimiqda waxa looga dhigay una shareernaatay

Ee ay beentu shaaraca ku timi sheeg haddaad garato

Shirkii lagu ballamay faalladii shaaca laga qaaday

Shalmadi Koore raacdoo waxbaan sheedda ka arkaaye

Shishe u aragnay haasaawihii shaadirka lahaaye

Shaf-dhiggiisu meeshuu hirdiyey sheeg haddaad garato

 

Ina Iidaan Farax! Allow kuu naxariiso.

 

=================================================

Maleeshiyaad hubeysan oo magaalada Kismaayo ku dagaalamay sababayna dhimasho iyo dhaawac.

Sh, M network 10 Jan 08, 04:45

 

Mogadishu 10 Jan. 07 (Sh.M.Network)-Qof ayaa ku geeriyooday mid kalena waa uu ku dhaacmay iska hor imaad labo maleeshiyo ku dhex mary Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose xaly habeen barkii.

 

Dhimashada iyo dhaawacani ayaa yimid kadib markii uu shalay galinkii danbe xili uu gabalka sii dhacayay ay ciidamada Amaanka Magaaladaasi iyo maleeshiyaad hubeeyani uu iska horimaad ku dhex maray xaafada Via Afmadoow ee dhinaca woqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo.

 

Qaar ka mida saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in iska hor imaadkaasi uu ka dhashay kadib markii labo maleeshiyo hubeeysan ay diideen in hubka ay iska dhigaan kadib markii lagu amray taasina ay dhalisay in rasaas ay isweeydaarsaadaan taasoo ay ku dhawacmeen labadii maleeshiyo uuna ku dhintay halnin oo rayid ahaa kadib markii ay rasas ka haleeshay madaxa. Waxaan Labadii maleeshiyo ayaa loola cararay isbitaalka weeyn ee magaalada Kismaayo.

 

Taliyaha Ciidanka nabadgelyada magaalada Kismaayo Ibraahin Casan Baadi oo ka waramayay dhacdadaasi ayaa sheegay in ayan wax u dhimeeyn arintaasi oo ay sii wadayaan howlgalada ay ku xaqiijinayaan nabadgelyada.

 

Ibraahin Guuloow oo ah taliyaha ciidanka nabadgelyada aaga Vial Afmadoow ayaa waxaa uu daboolka ka qaaday in labada maleeshiyo ee la dhaawacay ay ka mid ahaayeen ciidanka nabad gelyada hadii garaawoshiy laga bixin waayana ay qaadi doonaan talaabo kasta ee la gudbonaata.

 

Howlgalada ay ka fulinayaan CidamadaAmaanka ee Magaalada Kismaayo ayaa qeeyb ka ah amaan ku soo dabaalida magaaladaasi oo dhawaanahanba la cir ciireeysay nabad galyo xumi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

From Boosaaso to Kismaayo the news from Somalia is very disappointing. One has to acknowledge thou that Kismaayo has relatively enjoyed peace for the last 3 months Ina Taano being the head of that group. But how things are developing now it seems that no good man can last in Somali more then 3 months. Ninkii odaga ahaa muxuu yiri:

 

Meel ay nala tagtaba

Waxaa na sida doon matoor jaban

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ina Taano good man :D !

 

And there was a peace in Kismayo for the last 3 months, eh! You must be kidding adeer! I guess in relative terms there was.

 

Ina Taano is a fatuous. And his group are equally foolish! There are many wars going in Somalia that worth fighting but the one they chose is so telling of them!

 

Kismayo issue is not that complex i admit given other challenges awaiting somalia but peace and Kismayo cant be siad in the same breath adeer!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Security forces ordered two armed man to disarm and when they refused they were forcefully disarmed.

 

kadib markii labo maleeshiyo hubeeysan ay diideen in hubka ay iska dhigaan kadib markii lagu amray taasina ay dhalisay in rasaas ay isweeydaarsaadaan taasoo ay ku dhawacmeen labadii maleeshiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this