Sign in to follow this  
General Duke

The argument for foreign troops..

Recommended Posts

Why Somalia needs foreign troops.

 

1- Lack of national security forces. Since the fall of the last Somali government we have been left with clan militias in the south who do not have the capability to bring order eve in their neighbourhoods. Example of these are JVA, SPM, USC/SNA and it many splinter groups.

 

2- The various warlords and clan leaders are suspicious of each other and would not let one disarm the other. Therefore the responsibility for disarming and bringing security needs to be left to a third party under the control of the Somali cabinet. Example of this is

 

3- There has to be a visible deterrent to those who would want to confront the Somali government. Backed up with loyal Somali militia this force can easily secure the national institution and economic centres of the country.

So-called Islamic courts, Independent militia pose a direct threat

 

4- The foreign troops could aid in the area of recruitment and training the new Somali security forces. This is vital as the former officers are dead, sick or too old.

5- Looking at the failed track record of Abdiqasin, Mahdi and Aydeed who relied overtly on their clan militias which at the time were amongst the most powerful in the country.

 

Who is against this program?

 

This is an important question and one that needs to be answered. I will take out the secessionist from the equation for they are not important here.

 

From what I have seen the majority of people are just resisting change, they are afraid things might turn out bad. This is natural, others a minority are trying to undermine this effort as they believe what they have achieved in the war years will be undone. This group are the ones who are feeding the masses with lies and wailing from the top of their lungs. Yet the simple fact is that law and order is good for the common masses and that they the people cannot be fooled every time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

RRA-da SHAATIGADUUD OO KU BAAQDAY IN DALKA LA KEENO CIIDAMO SHISHEEYE

 

Mayow Cabdi Maxamed Geesey oo ku sime u ah Col. Maxamed Nuur (Shaatigaduud) ayaa magaalada Baydhaba ka sheegay maanta inaysan Dowlad ka shaqeyn karin dal Hub ka buuxo loona baahan yahay Ciidamo ajnabi ah oo Soomaalida Hubka ka ururiya.

Ku simaha wuxuu kaloo intaas ku daray in si Ciidamadii dalka ay u hantaan loo

baahan yahay Ciidamo shisheeye oo gacan ku siiya gudashada waajibaadka ay u

xilsaaran yihiin, wuxuuna iska fogeeyay in ay jirto cid Hubkeeda cid kale ku

wareejineysa ayna tahay in Ciidamo dhexdhexaadin ah la helo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SHAANDHIGGA IGAD EE CIIDAMADA LOOGU SOO DIRAYO SOOMAALIYA MASUUL KA TIRSAN IGAD

 

Peter Marwa: «Khatar way jirtaa, laakiin dalalka IGAD waxay diyaar u yihiin

inay khatartaas ku talagalaan» WARBIXIN DHEER

Waxaa qabanqaabo loogu jiraa sidii loo diyaarin lahaa ciidamo ka socda Afrika

gaar ahaan dalalka IGAD oo Soomaaliya loo soo daabulayo si ay amniga u soo

celiyaan, howlgalkii ugu horeeyay ee noociisa ah oo Afrika isku daydo in dal

burburay ay dib nabad iyo dowladnimo ku soo celiso.

Howshan ayaa ah mid degdeg ah oo dalalka IGAD ay ku balanqaadeen inay dhabarka u

ritaan, waxaana sida ay sheegaayaan Khubarada qabanqaabineysa arrintan dalalka

qeybta ka noqonaya ay kala yihiin: Itoobiya, Uganda, Kenya, Jabuuti, &

Suudaan, (waxaa dalalk IGAD ka maqan dalka Ereteriya).

 

Dhibaatada howlgalkan ayay diblomaasiyiin ku sugan Nairobi sheegaaan inuusan

ahayn oo kaliya tusaale xun ee fashilka ah, horena Q/Mid-oobay ugu jabtay

dalkaasi, balse ay sidoo kale qaar ka mida mas’uuliyiinta dowladda aaminsan

yihiin inaan loo baahneyn ciidamo shisheeye iyo gaar ahaan kuwa dalalka deriska

ah.

 

“Khatar ayaa jirta, laakiin dalalka howlgalka ka qeyb qaadanaya waxay diyaar u

yihiin inay halistaas galaan, waxaana dadaalka socdaa uu yahay sida ugu

dhaqsiyaha badan in ciidamada loo geeyo dalkasi†ayuu yiri Peter Marwa oo ka

mida saraakiisha IGAD ugu qaabilsan dhexdhexaadinta horena u ahaa sarkaal

milateri.

 

Ciidamada IGAD ee Soomaaliya ayaa ogolaansho uga baahan Midowga Afrika iyo

waliba Q/Midoobay si ay u noqdaan ciidamo awood sharciyeed huwan, waxaana

maalgelin looga raadinayaa dalalka deeqda bixiya iyadoo lala kaashadayo Midowga

Afrika, Mr. Marwa wuxuu qabanqaabinayaa kulanka Wasiirada Gaashaandhigga IGAD

ku ye-elan doonaan magaalada Kampala ee dalka Uganda, kaasoo lagu go’aamin

doono qorshaha nabad ilaalinta IG-AD ee Sooamaliya, wuxuuna caddeeyay in

shirkaasi la iskula meel dhigi doono qod-obo ay ka mid yihiin:

= In waqti loo sameeyo howlgalka ciidamada IGAD.

= In la cayimo tirada ciidamada la keenayo dalka.

= Howlgallada ay tahay inay qabtaan

= Iyo Awooda ay yeelan doonaan in cidda ay amarkeeda ku shaqeyn doonaan.

 

Waxaa Soomaaliya shirkaas uga qeyb geli doona Wasiirka Gaashaandhigga, inkastoo

aan weli la magacaabin Taliyaha Ciidamada dalka, waxaana laga soo xigtay

madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed inuusan Muqdisho tegeynin haddii ayan ciidamo

ka socda Afrika ugu horeyn halkaasi, isagoo tageersan inay Itoobiya ka mid

noqoto dalalka ciidamada soo diraya.

 

Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ku doodaya in

arrintu qabyo tahay oo aanay marnaba dhici karin in dalalka deriska la ah

Soomaaliya inay ciidamo soo diraan, basle ay bixin karaan taakuleyn iyo qalab,

taasoo muujineysa inuu ka soo degay mucaaradnimadii ciidamada oo iminka uu

diidan yahay dalalka deriska ah, waxaa jira wasiiro iyo xildhibaanno kale oo

guud ahaanba diidan ciidamo dalka la keeno, wax-ayna arrimtu si buuxda u kala

caddaan doontaa marka la hor geeyo Baarlamaanka.

 

Diblomaasiyiin la socota arrinta Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada nabad

ilaalineed ee Soomaaliya la geynayo lagu kala qeybsan yahay, diidmada ugu weyni

waxay ka imaaneysaa koox-aha islaamiga ah ee fadhigoodu yahay Muqdisho, waxaana

sidoo kale diidan wasiiro ka mida xukuumadda.

Dalalka Suudaan iyo Uganda ayaan wax xasaasiyad ah dhalineynin, iyadoo ay

Suudaan tahay dal islaam ah oo dowladda ka talisaa ay ciidameeda u badan yihiin

muslim, laakiin dalalka Itoobiya, Kenya ayaa si weyn looga qabaa diidmo ka

timid taariikh soo jireen ah oo xiisado hore uga dhex dhacay ah Soomaalida.

 

IGAD ayay noqoneysaa markii ugu horeysay ee ay dhex gasho howl nabad ilaalin ah

oo dal ka mida ururkaasi laga fulinayo, iyadoo ururku u dhisan yahay ka

hortagga Nabaadguurka iyo Degaanka oo haba yaraatee aysan qorshayaashiisu ka

mid ahayn arrin milateri, lamase sida arrimahaasi la isu waafajin doono cidda

looga rabo inay xalaaleyso fara gelintaas Soomaaliya lagu soo sameynayo.

REUTERS ayaa qeyb ku leh

 

 

Xafiiska somaliweyn ee Mugadishu

somoginfo@somaliweyn.org

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xildhibaanad drs Caasha axmed Cabdala Ayaa Shaaca Ka Qaaday Hadii Aad Shacabka Aad Masuu'lka katahay ka Baqato Macnaheedu Waa Masuuliyadd Ma Qaban kartid. Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdala oo kamid ahayd xibnahii wafdiga baalamanka iyo xukuumada ee uu hogaaminayay Gud. Baarlamanka Dowlada FKMG ee Soomaaliya ayaa cadeeyesay in qofkii mas'uuliyad qaada Shacabkana Ka baqanaya ee aan u imaan karin uu san masuuliyad qaadi karin iyadoo ka hadlaysay arinta ah Muqdisho lama imaankaro.

 

Xildhibaanad Caasha Axmad Cabdala oo iyadu daawanaysay qaabkii loo soodhaweeyey ayay amaantay Dadwenaha Muqdisho iydoo sheegtay in laraaco fikirka Dadka.Madaxdii shalay kusoolaabatay dalka Soomaaliya ayaa u muuqda kuwa iyagu kalsooni kahelay Dadweynaha Soomaaliyeed halka Madaxweynaha DfKMG uu ku adkeysanayo inaan latagi karin Muqdisho taasoo aay ku tilmaameen Miduu Dano gaara ka leeyahay isaga iyo Dowlada Itoobiya oo heshiis khaas ah Galay waa Cabdulaahi Yuusufe . Dhinaca kale Jaaliyada Soomaalida ee ku nool Dalka Holand Ayaa mar ay xalay la soo xariireen Saxaafada Muqdisho ayey u cadeeyen inay kufaraxsan yihiin fikirka ay dhiibteen Dadweynaha Muqdisho iyo Afgooye, jaaliyadaasoo uu u hadlayay Abuukaate Guuleed Cabdulaahi ayaa carabka ku adkeyey in korneyl Cabdulaahi Yuusuf uu dano gaara Kaleeyahay ciidamada Uu dalbanayo oo ay ku Jirto waxa uu ugu yeeray Caadifad qabiil waasida uu hadlka u yiriye.

 

 

 

 

MUSTAF NUUR GUULEED RIDDIL MUQDISHO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Duke_Valantino sxb adigoo raalli ah hadda ma waxaad u barooranaysaa in Ciidammo Amxaaro dalka la keeno?

 

Haddii ciidammo muslim ah la keenayo xitaa waaba wax loo qaateen ah. Plus why shouldn't the government assess the availabilty of Somali forces first before A/Yusuf jumps into "Ciidammo shisheeye oo amniga dhawra" iyo hadal-qurxiskaas la ogyahay in Amxaaro ka dhex-hadlayso odaygan?

 

I think there should never be NO ETHIOPIAN FORCES in Somalia even if they are the ones from the 5th Zone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Help, not foreign troops needed

From correspondents in Mogadishu

07-02-2005

From: Agence France-Presse

NEARLY 5500 gunmen making the nucleus of a new Somali police force have rejected the planned deployment of foreign troops and asked the world to equip them in order to exert authority in the shattered Muslim country.

 

Under the command of ex-army officer General Mohammed Nur Galal, respected by the rank and file in bullet-scarred Mogadishu, 5470 officers, according to his estimates, lined up at the police academy, sang the national anthem and went through routine police training.

Although they are prone to carrying a fearsome array of firearms, the officers opted not to display some today, apparently as a gesture of discipline.

 

"Definitely we need technical support, but not an intervention force or foreign troops," Gen. Galal told a team of lawmakers visiting the country to negotiate the return of the country's government from exile in Kenya.

 

"The troops are here to restore law and order and they only want logistic support from the international community to exert authority," Gen. Galal told the leader of the team, parliament speaker Shariff Hassan Sheikh Aden.

 

The Somali Government in Kenya over the weekend approved the deployment of at least 5000 African troops in the capital, which is sub-divided into numerous fiefs under control of warlords.

 

The African Union last month agreed in principle to send a peace mission.

 

Warlords themselves have rejected the planned deployment and radios have carried numerous street interviews objecting to foreign troops.

 

At the academy, police officers were dressed in soiled khaki uniform, which was official during the regime of dictator Mohammed Siad Barre, who was toppled in 1991, thereby plunging the nation into a round of anarchy.

 

Among the so called policemen, some are ex-policemen and -military officers.

 

Most of the officers haven't been paid in the absence of a governement.

 

In the recent months, parliament and a cabinet have been set up but still holed up in Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwan

 

Who said anything about Ethiopean forces? If we didnt destroy our nation we would not be in the situation that we find ourself's in today.

 

As a Somali I am ashamed that any troops hsould come to our homeland to disarm us. But desperate times call for desperate measures.

 

We need these troops to bring about the restoration of the republic. Can you kindly present a way out in which we could avoid the need for such forces.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwan I read the article brother. Very touching but whats that got to do with us?

 

Take the past week. We have a minister under siege in Kismayu, the government he is part of and his own faction the JVA could not help him

 

We had a welcoming party for the government officials, yet a short distance there was a gun battle between two new factions.

 

We have ongoing conflict in Mudug and Galgaduud in which hundreds if not thousands are affected.

 

The main ports of southern Somalia are closed down from Mogadishu to Kismayu. The people are in bondage. So what should the government do, should it watch take the money in which its members wait to contest a new election maybe in Tanzania or Gabon. Or should it try to change the situation?

 

Lets not be emotional, can we take this forever. For if we dont have a government we will be under Adis Ababa, then what?

 

Abwan again please give me a different solution to the problem.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwan brother here are two articles from today that illustrates my point- one is the deteriorating situation in Kismayu. The other the support of parts of Somalia for the foreign troops.

 

 

Kismaayo: Iska Horimaad Maanta Ka Dhacay Kismaayo iyo Saraakiishii ciidamada Soomaaliya ee Beledweyne ku Sugan oo tageeray Go'aankii Xukuumada Soomaaliya ee Keenista Ciidamada Shisheeye

- Monday, February 07, 2005 at 18:57

 

Kismaayo: Iska Horimaad Maanta Ka Dhacay Kismaayo

Kismaayo (AllPuntland)- Waxaa maanta duhurnimadii iska horimaad uu ku dhexmaray magaalada Kismaayo gudeheeda laba maleeshiyo oo mid ka mid ahi ay wadatay Gaari tikniko ah.

Sida ay wararku sheegayaan markii hore ayaa Maleeshiyada wadatay Gaariga tiknikada ah ayaa waxaa lagu furay rasaas, waxaana halkaasi uga dhaawacantay laba ka mid ah maleeshiyadii saarnayd Gaarigaasi.

Waxaa jira khilaaf u dhexeeyey Col. Barre Hiiraale iyo Jaamac dheere kaasoo ay maleeshiyooyinkoodu isku hayaan magaalada gudeheeda, Jen. Axmed Warsame ayaa isagana loo xil saaray inuu xaliyo khilaafka u dhexeeya labada dhinac.

Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa maalmihii la soo dhaafay aad u kacsanayd iyadoo weli lagu jiro waan waan lagu doonayo in xal loo helo khilaafka soo kala dhex galay isbahaysiga Dooxada Jubba.

 

Faarax Yuusuf Nuur (KK)

 

AllPuntland

 

 

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

BeledWeyne: Saraakiishii ciidamada Soomaaliya ee Beledweyne ku Sugan oo tageeray Go'aankii Xukuumada Soomaaliya ee Keenista Ciidamada Shisheeye

 

BeledWeyne (AllPuntland)- Wararka ka imaanaya Magaalada Beletweyne ayaa sheegaya in ay maanta Kulan yeesheen Saraakiishii sar sare ee Ciidankii Dalka Soomaaliya kaasoo ka dhacay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaliya.

Kulankaan ayay saraakiishu kaga hadleen sida weyn ee dalku maanta ugu baahan yahay in la keeno ciidamo shisheeye, waxayna si weyn u taageereen go’aankii Golaha Xukuumaddu Soomaaliya ay dhawaan ku gaareen oo ku saabsanaa arrintaasi.

Saraakiishan ayaa maanta waxay si weyn u lafa gureen xaaladaha ammaanka dalka iyo maleeshiyooyinka kala qoqobay dalka sidii wax looga qaban lahaa, iyagoo sheegay in maanta dalku u baahan yahay ciidamo shisheeye oo gacan ka geysta Ammaanka Dalka iyo sidii hubka looga uruurin lahaa maleeshiyooyinkaasi.

Waxayna ku taliyeen inaan laga hor imaan ama la dhaliilin go’aanka Dawladda FKGS.

Ugu dambayntiina waxay ku baaqeen inay taageersan yihiin in dalka la keeno Ciidamo shisheeye oo ku filan ku soo celinta Nabadgelyo waarta.

 

Faarax Yuusuf Nuur (KK)

 

AllPuntland

 

Powered by AllPuntland.com

Copyright ©AllPuntland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this