Sign in to follow this  
Jacaylbaro

TFG Soldiers Defect to Hizbul Islam

Recommended Posts

Ciidamo ku gaashaaman gawaarida dagaalka oo gaaraya ilaa 30-baabuur iyo weliba hub badan oo ka garabka lagu qaato ah ayaa maanta kasoo goostay dowlada FKMG ah islamrkaana isu soo dhiibey ururka xisbul islaam kuwaaso iminka ku sugan saldhiga degmada yaaqshid ee magaalada muqdisho

 

Afhayeenka ururka xisbul islaam sh xasan mahdi ayaa saxaafada u sheegay inay maanta isu soo diibeen ciidamo wata gawaarida dagaalka oo gaaraya ilaa 30-tikniko ah iyo weliba saanad milatari oo aad u badan kuwaasoo hore uga tirsanaan jiray midowgii maxaakiimta islaamka .

 

Sidoo kale afhayeenka ururkaasi xibul islaam ayaa intaasi raaciyey inay ciidamadan isu soo dhiibey ay si wanaagsan usoo dhoweeyeen islamrkaana ay mid noqon doonaan ciidamada ururkooda oo ka horjeeda kuwa dowlada KMG ah iyo ciidamada AMISOM

 

Dhinaca kale ciidamadan oo saxaafada loosoo bandhigay ayaa ku hubaysanaa hubka noocyadiisa kala duwan islamrkaana watey gawaarida dagaalka oo u badan noocyada loo yaqaano cabdi bilayaasha .

 

Ururka xisbul islaam oo ah xoogaga islaamiyiinta ee sida weyn dowlada KMG ah uga soo horjeeda iyo weliba ciidamada shisheeye ee dalka ku sugan ayaa dagaalo faraha lagaga gubtay la glay asbuucyadii aan soo dhaafnay ciidamada is garabsanaya ee dowlada KMG ah iyo kuwa AMISOM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now they'll soon appear wearing red Cimaamado and they will call themselves wadaado. What a disgrace. its easy to switch shirts and loyalties.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this