Sign in to follow this  
Jabhad

Qaraxyo xoogan iyo dagaalo kasoconayo Muqdisho habeen 3aad + more news in brief .

Recommended Posts

Jabhad   

Huganka madaafiicda waaweyn iyo rasaas is daba jooga ah oo xiligaan ka socota qeyb ka mid ah Muqdisho

http://www.soomaalinews.com/view_page.php?articleid=5407

 

Xaalada Afhayeenka Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Somalia Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed ayaa aad looga deyrinayaa, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan xaaladiisa caafimaad oo aad u daran.

http://www.waagacusub.com/25.06.07.15.htm

 

Xiligaan oo ah saacada Muqdisho 10kai iyo 30daqiiqo ayaa waxaa mar qur ah is qabsaday Qaraxyo iyo rasaas xoogan oo leys weydaarsnayo iyadoona wali socota Rasaasta, waxeyna ka dhaceysaa qaraxyadaan dhinaca xaafada Xamar jadiid oo ku aadan qeybta isbartiibada weyn ee istaadiyoow Muqdisho.

http://www.dayniile.com/june/Qas.htm

 

Ilaa io siddeed qof oo ay haleeshay rasaas ay la dhaceen ciidamo ethiopian ah ayaa la geeyay cisbitaalka magaalada Baladwayne. Sideedan dhaawacaa oo midi ay dumar tahay ayaa waxaa shlay ay ku dhaawacmeen rasaas ay fureen ciidamo Ethiopian kolonyo ahaa oo isla shalay qarax loogo gaystay meel dhinaca koonfureed 7km ka xigta tuulada Halgan

http://www.dalkanews.com/news.php?readmore=476

http://www.aayaha.com/viewpage.php?articleid=5109

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this