Sign in to follow this  
Abdinasir Kadawo

Hay'adda Daryeelka Bulshada

Recommended Posts

Garowe,Puntland:Waxa a xafiiska Madaxweynaha DGPl ka soo baxay xeer Madaxweyne oo Lambarkiisu yahay 32,kuna saabsan magacaabida agaasimaha Guud ee hay’adda daryeelka Bulshada Puntland. Magacaaabida Mas’uulkan ayaa waxa ay ka dambaysay ka dib markii ee golaha xukuumadda DGPl ay isku raaceen shirkii Khamiislaha ahaa in la dhiso Hay’ad u adeegta Bulshada Puntland sida Agoomaha,Danyarta,cu ryaamiinta iyo dadka waayeelka ah.

 

Hadaba xeerkan ayaa waxa uu u qornaa sidatan:

 

 

Xeer Madaxweyne Lr32 ee May10,2009,kuna saabsan Magacaabidda Agaasimaha Guud ee Hay’adda daryeelka Bulshada Puntland.

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland

 

Markuu arkay: Dastuurka Puntland qodobkiisa 54aad faqradiisa 19aad.

Markuu arkay: Baahida weyn ee loo qabo Agaasin guud oo ka hawlgala Daryeelka Bulshada.

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa xaga agaasinka hawlaha bulshada.

 

Wuxuu xeeriyey:

1.in Cabdishakuur Maxamuud Cilmi loo magacaabay Agaasimaha guud ee Hay’ada Daryeelka Bulshada Puntland(Puntland agency for social welfare-PASWE).

 

2.xeerkani wuxuu dhaqan gelaya marka uu saxeexo Madaxweynuhu.

 

Dr:Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud.

Wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this