Emperor Posted June 25, 2007 Dagaal ka dhacay Deeganka Canjeel ee duleedka Magaalada Kismaayo Kismaaya:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maanta uu dagaal dhexmaraya Maleeshiyada gacanata ku haya Magaalada kismaayo iyo Ciidan kale oo ku sugan Deeganka Canjeel. Dagaalka ayaa dhacay ka dib markii Ciidan ka baxay Magaalada Kismaayo ay wadada u galeen Ciidan kale oo la sheegay inay ka tirsan yihiin guutda1aad oo maalin dhaweyd dagaal uu ku dhexmaray Tuulada Buulogaduud. Dadka ku dhaqan deegaanka Canjeel ayaa sheegay in Ciidamadii ka soo baxay Magaa lada Kismaayo dib loo soo riixay loona sheegay in laga gubay 2 gaari 3 kalana laga qabsadey wali ma cada qasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee labada dhinac. Dagaalkaan ayaan ilaa hadda aysan ka hadlin xaqiiqdiisa Ciidamada Guutada 3aad ee ku sugan magaalada Kismaayo. Gudoomiyaha gobolka J/hoose, gudoomiyaha degmada Kismaayo, Col.Afgaduud ayaa intabada ilaa hadda ku sugan Tuulada Janaa Cabdale oo Magaalada Kismaayo uga beegan Waqooyiga una jirta ilaa 60 km iyagoo ka wada abaabul dagaal. Sidoo kale saaka ayaa waxaa magaalada ku waabariisatay diyaarad dul wareegaya Magaalada iaydoo ciidanka ku sugan Magaalada Kismaayo ay ku rideen hubka lidka diyaaradaha ee loo yaqaan Zooga. Magaalada kismaayo ayaa weli laga soo sheegayaa in dad rayid ah laga qaatey hantidoodii ay sida gaarka ah u lahaayeen. Odayaasha Beesha **** ayaa shalay go'aano ka soo saaray magaalada kismaayo iyagoo sheegay in maleeshiyooyinka magaalada fowdada ka wada dibada looga saaro. HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 25, 2007 Gedo boys have given out a 3 day ultimatum, started the bullets by attacking Buulagaduud, now the fire continues and its hard to stop unless a winner is declared, Indeed clashes resumed... Nimaan kuu furi doonin yuunan kuu rarin ayaan maqli jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 25, 2007 Dagaal maanta ka dhacay Deeganka Canjeel ee duleedka Magaalada Kismaayo Posted to the Web Jun 25, 19:01 Kismaaya:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maanta uu dagaal dhexmaraya Ciidanka gacanata ku haya Magaalada kismaayo iyo Ciidan kale oo ku sugan Deeganka Canjeel. Dagaalka ayaa dhacay ka dib markii Ciidan ka baxay Magaalada Kismaayo ay wadada u galeen Ciidan kale oo la sheegay inay ka tirsan yihiin guutda1aad oo maalin dhaweyd dagaal uu ku dhexmaray Tuulada Buulogaduud. Wariyaha Shababkada wararka Halgan.net ee magaalada Kismaayo Cabdi yare ayaa xiriir la sameeyey Tuulooyin ka ag dhow tuulada uu dagaalku ka dhacay isagoo ay u sheegeen dad goob googayaal in dagaalku dhacay. Oday ku sugan Tuulada Canjeel oo ka gaabsadey in magciisa la xuso ayaa u sheegay Shabakada wararka ee Halgan.net in Ciidamadii ka soo baxay Magaa lada Kismaayo dib loo soo riixay loona sheegay in laga gubay 2 gaari 3 kalana laga qabsadey wali ma cada qasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee labada dhinac. Dagaalkaan ayaan ilaa hadda aysan ka hadlin xaqiiqdiisa Ciidamada Guutada 3aad ee ku sugan magaalada Kismaayo. Gudoomiyaha gobolka J/hoose, gudoomiyaha degmada Kismaayo ,Col.Afgaduud ayaa intabada ilaa hadda ku sugan Tuulada Janaa Cabdale oo Magaalada Kismaayo uga beegan Waqooyiga una jirta ilaa 60 km iyagoo ka wada abaabul dagaal. Sidoo kale saaka ayaa waxaa magaalada ku waabariisatay diyaarad dul wareegaya Magaalada iaydoo ciidanka ku sugan Magaalada Kismaayo ay ku rideen hubka lidka diyaaradaha ee loo yaqaan Zooga. Magaalada kismaayo ayaa weli laga soo sheegayaa in dad rayid ah laga qaatey hantidoodii ay sida gaarka ah u lahaayeen. Odayaasha Beesha **** ayaa shalay go'aano ka soo saaray magaalada kismaayo iyagoo sheegay in aragti lagu toogan doono cidii lagu qabto inay wax dhacayaan. Dagaalada beelaha Soomaalida dhex mara ayaa ah mid ay aad isku laayaan Dagaalka ayaa odayaasha qabiilka waxaa ay u adeegsadaan dhalinyaro da'yar kuwaa oo ku dhamaada Dagaal aan wax faa'iido lahayn laguna mutaysanayo naar iyo ilaahay ka fogaasho. Halgan.net Cabdi Yare Kismaayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted June 25, 2007 Hadhow bey oraan hanola tacsiyeeyo....! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 25, 2007 ^Adigu dadka maydka ah ayaa dagaal kula jirtaa, markaa warkaaga qoraal maleh... Qofka amaba xataa isagoo kula dagaalaaya ha dhinto ama si kaleba ha udhibtee, qofku markuu dhinto ciida hoosteeda ayuu galay lalama xisaabtamo, laakiin adiga taas waa kaa dhacsantahay ee mayaatiinka ayaad lafac noqotay, walahi waa yaab, kuwa mayd dhintay gubay ayaan aragnay... Subhanallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted June 25, 2007 Originally posted by Juje: Hadhow bey oraan hanola tacsiyeeyo....! abti macaane dagaal iyo TACSI waa kala labo. intii dhimatay alaha una xariisto oo labda dhinac ba ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 25, 2007 Originally posted by Juje: Hadhow bey oraan hanola tacsiyeeyo....! looooooooooooooooooooooooool @ Juje, damn I spilt my coffe on by pants, man!. You got 'em there! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wigad Posted June 25, 2007 "^Adigu dadka maydka ah ayaa dagaal kula jirtaa, markaa warkaaga qoraal maleh... Qofka amaba xataa isagoo kula dagaalaaya ha dhinto ama si kaleba ha udhibtee, qofku markuu dhinto ciida hoosteeda ayuu galay lalama xisaabtamo, laakiin adiga taas waa kaa dhacsantahay ee mayaatiinka ayaad lafac noqotay, walahi waa yaab, kuwa mayd dhintay gubay ayaan aragnay... Subhanallah" IF YOUR GONA FORGIVE HIM AFTER YOU KILLED HIM WHY KILL HIM IN THE FIRST PLACE. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 25, 2007 ^It's not about forgiveness, kill him when he's alive, but the quesition is, how do you go about or treat him when he's dead? La dabaakhtan qofka nool, that was my point... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wigad Posted June 25, 2007 if you had enough hate to kill him when he was alive then what does respecting a dead body do for him he is already dead and god knows whats instore for him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 25, 2007 ^Inaa lilaahi, so you are telling you will have no respect for the dead bodies wether you killed or not... You miss the whole point, kollay isku dhaqan minihid waan isku qaldannay marka, Im out ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wigad Posted June 25, 2007 No sheik i am not saying u should disrespect dead but i think u should respect a live man bette than a dead man unless u regret killing him the first and it happened by accident Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted June 25, 2007 ^Adeer halkaa kudaa sheekada... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 25, 2007 Originally posted by khalid bin waleed: "^Adigu dadka maydka ah ayaa dagaal kula jirtaa, markaa warkaaga qoraal maleh... Qofka amaba xataa isagoo kula dagaalaaya ha dhinto ama si kaleba ha udhibtee, qofku markuu dhinto ciida hoosteeda ayuu galay lalama xisaabtamo, laakiin adiga taas waa kaa dhacsantahay ee mayaatiinka ayaad lafac noqotay, walahi waa yaab, kuwa mayd dhintay gubay ayaan aragnay... Subhanallah" IF YOUR GONA FORGIVE HIM AFTER YOU KILLED HIM WHY KILL HIM IN THE FIRST PLACE. OMG, are you confused brother? What are you talking about here? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wigad Posted June 26, 2007 "OMG, are you confused brother? What are you talking about here?" sory i do apologise for my earlier statement the words came out wrong i also apologise to emperor i kinda lost it and i leave it there. Quote Share this post Link to post Share on other sites