Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Buhoodle Second Attempt to capture the Terrorist

Recommended Posts

Maamulka Hargeysa Oo Ka Hanjabay Shir Maanta Ka Dhacay Laascaanood.

Written by Jidbaale.com

Wednesday, 04 November 2009 17:16

Laascaanood (Jidbaale.com) Nuux Taani oo isagu ka tirsan maamulka Hargeysa ayaa wuxuu saaka magaalada Laascaanood kula kulmay Odayaal, wuxuuna ku hanjabay in ay keenaan ciddi ka dambaysey dilkii Cismaan Afdhillo, waxaanu intaasi ku daray shacab ay xidhxidheen oo tiradoodu tahay 30 qofood inay u haysan doonaan, una dhaadhicin doonaan Mandheera.

 

 

 

Odayaashii halkaasi ku sugnaa oo aad ula yaabay hadalkan ka soo yeedhay Nuux Taani, oo uu ka muuqanayo hiil, ayaa ugu jawaab celiyey ayaa u sheegay shacabka aan waxba galabsan in laga siidaayo xabsiyada, wixii dhacayna ay is weydiiyaan maamulka goobta joogay.

 

 

Dhinaca kale waxa la sii daayey Cabdirisaaq Dhabayaco madax shirkada Telesom ,waxaanay halkiisi ku bedeleen walaalkiis C/rashiid Dhabayaco( Faroole,) oo ay ku eedeeyeen in uu gaadhigiisu marayey meeshii uu qaraxu ka dhacay, isagoo markaasi ka yimi guri dhisme ka socday oo ay leedahay shirkada Telesom.

Waxaa kaloo ay maleeshiyada Hargeysa iyo horgalada u adeegaya ay xidheen Injineer Iidi Amiin oo isagu ka mid ahaa injineerada aad ka looga yaqaano magaalada Laascaanood, Waxaa kaloo ay xabsiga u taxaabeen sheekh Axmed Maxamuud Saleebaan, kana mid ahaa culumada deegaanka, aadkana looga yaqaano magaalada Laascaanood.

 

Dad gaadhaya ilaa 30 qof ayaa xabsiyada Laascaanood ku jira, kuwaa soo su,aalo la weydiinayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

quote:Originally posted by Jacaylbaro:

he could be Col. Dalbac himself u know ,,,
:D

Some said the same thing about PL's Cowke
Could Cowke and Xaajiga be the same person then ?? ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Horta sootii lalahaa ninkii waalnaa ee ahaa terroriska ahaa waa uu geeriyooday, sooma la oran jirin afdhilo? magac xumaa wuxu, camalkiisuna kaba sii xun

 

 

Could Jbaro, Cowke and Xaajiga be the same person

 

sadexdan ma kala gartu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this