Sign in to follow this  
Scientist

WHO KILLED KHADAR CISMAAN BOQORRE?

Recommended Posts

Jowhar 12 Nov. 05 ( Sh.M.Network)

 

Gudoomiye K/xigeenka Baarlamanka FS Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku tilmaamay dilka wiilkiisa in ay ka dambeysay arin siyaasadeed balse uusan cid gaar ah oo ku sugan magaalaada Muqdisho ku tilmaami Karin in dilkaasi ay geysatay.

 

Cismaan Cilmi Boqorre oo u waramayay Shabelle Shabelle isagoo jooga magaalada Jowhar ayaa waxa uu sheegay in fgacan ku dhiiglihii ka dambeeyay dilka wiilkiisa Khadar Cismaan Cilmi isaga uusan ka dambeyn doonin isla markaana uu dhib ku qabi doono aduun iyo aakhiro

 

Cismaan Cilmi Boqore ayaa sheegay in uu ku kalsoon yahay hadii Gudi Baaritaan uu Gudoomiyaha Baarlamanka u xilsaaray dilka wiilkiisa cod….

 

Khadar Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku naf baxay Isbiitalka Madiina ee magaalada Muqdisho ka dib markii koox maleeshiyo ah oo aan la garaneyn ay ku rasaaseeyeen inta u dhaxeysa iskuulka Banadir iyo isgoyska Km 4 ee magaalada Muqdisho.

 

Dilka Wiilka uu dhalay Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku soo beegmay xilli 2 dii bishaan November aabihiis Cismaan Cilmi Boqorre uu isaga tagay magaalada Muqdisho, isagoo ku fikir noqdey xubnaha dowladda FS ee ku sugan Jowhar.

 

 

Shabelle Media Network, Sh/dhexe

Share this post


Link to post
Share on other sites

May Allah rest him in peace for as he was killed by milicious people who don't care for peace.

 

The perpertraitors should be brought to justice.

 

I remember one interview Mr. Yalaxow once gave when he was asked what he thought about the defection of Mr. Boqorre to Jowhar. He replied Mr. Boqorre is not far from as, as his children and wife are still in Moqadishu with us.

 

This could be a clue but no-one knows for certain. But the same people are behind this killing which was politically motivated as the people who tried to assassinate the PM Mr. Gheedi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The massege couln't be louder and clearer from the Mogadishu Mafia, "Don't try to switch to Jowhar, or you'll pay a heavey price for it" which Mr Boqorre did.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this