Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: Ulema tell courts spare Kismayu as you have Mogadishu..

Recommended Posts

Castro   

Originally posted by Sheikh Fiqqikhayre:

He will not spare them Duke, for Aweys is renowned to be someone, who likes to spare his people but not others especially
our
folks!

I wouldn't spare your "folk" either. You don't even qualify as a collaborator. You're merely a cheerleader who brought great shame to an honorable people. Uff iyo akhas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheikh Fiqqikhayre: Aways is well known for ptotecting his kinsmen even when they where occupaying whole regions, more on the Kismayu story..

 

KISMAAYO: Madaxda Maxkamadaha oo loogu baaqay inay isaga baxaan Kismaayo dhallinyaradana aysan xabbad ku layn

Posted to the Web Dec 31, 12:43

 

 

Kismaayo (PP) - Ilo wareedyo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa u sheegay Shabakadda Wararka ee Puntlandpost in Mas'uuliyiintii Maxkamadaha ee halkaas gaaray lagu wado inay halkaas isaga baxaan.

 

Wararka ayaa waxay sheegayaan in lagu wado inay u tallaabaan dhanka dalka Kenya, halkaasoo la sheegay in magangalo ay u fidisay Dowladda Kenya, waxaana lagu wadaa inay halkaas gaaraan dhawaan.

 

Socdaalkaan ay ku abbaarayaan xubnaha Maxkamadaha ayaa lagu sheegay inuu yimid kaddib markii xubno ka tirsanaan jiray Maxkamadaha oo haatan ku sugan Nairobi sida Ibraahim Xasan Caddoow oo dhanka Arrimaha dibadda u qaabilsanaa uu u sheegay in r ruux walba uu is dabbaro, maadaama laga awood badiyay.

 

Sida wararka ay sheegayaan Caddoow ayaa u sheegay madaxda sarsare inay ka baxaan Magaalada Kismaayo isla markaana aysan dagaal dambe ku baabi'in dhallinyarada Soomaaliyeed ee ka soo raacay dhanka Magaalada Muqdisho.

 

Hadalkaan ayaa ku soo beegmaya iyadoo kaabiga ay isku saaran yihiin ciidammada Dowladda iyo Malleeshiyooyinka Maxkamadaha ee ku sugan Degmada Jilib, waxaana lagu wadaa inay halkaas ku dhex maraan dagaallo aad u qaraar.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Waxgaradka iyo culuma'uddiinka kale ee degmad Kismaayo ayaa ka codsaday Maxkamadaha Islaamiga Somaliyed in ay badbaadiyaan shacabka sida ay u badbaadiyeen dadka Muqdisho oo kale, inkastoo ay madaxda Maxkamdaha ay ku dhega adeygeen codsiyadaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this