Sign in to follow this  
bambo

Even the Lion cries sometime . Adeer Adulahi and his lies

Recommended Posts

bambo   

Prof. Ibraahim Caddow "Hadalkii uu yiri C/llaahi Yuusuf ee ahaa aniga & madaxda dowladda ee Baydhabo ku sugan dad na dila ayey inoo diyaariyeen miiska lagama soo qaadin

 

 

Waxaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho wefdigii golaha maxaakiimta ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula soo kulmay Kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya (Contact Group), waxaana markii ay Muqdisho soo gaareen wefdigaasi saxaafadda la hadlay Dr. Maxamed Cali Ibraahim oo ah madaxa arrimaha dibedda ee Golaha maxaakiimta.

 

 

Ibraahim Caddow wuxuu sheegay in kulan gaar ah ay la yeesheen kooxda xiriirka caalamiga ah ayna uga warbixiyeen xaalada dalka, kadibna su’aalo la weydiiyey ayna si saraaxa leh uga jawaabeen su’aalahaasi, wuxuuna xusay in labada dhinac (Dowladda KMG ah & golaha maxaakiimta) ay qolaba mar la kulmeen Kooxda xiriirka caalamiga ah.

 

 

"Ma jiraan wax rasmi ah oo ka soo baxay balse muhiimada waxey aheyd in beesha caalamku la socdaan xaalada dhabta ah ee ka taagan deegaanada ay golaha maxaakiimtu haystaan, oo horay sawiro qaldan ay dadka qaarkii uga bixiyeen" ayuu yiri Dr. Caddow oo ka jawaabayey su’aal aheyd waxa ka soo baxay kulankaasi.

 

 

Prof. Caddow mar la weydiiyey sida ay u arkaan eedeyntii uu shirka ka jeediyey madaxweynaha dowladda federaalka C/llaahi Yuusuf oo ku eedeeyey maxaakiimta in ay maleegeen shirqoolkii qaraxa ahaa ee la doonayey in lagu qaarajiyo, isla markaana xooggaga maxaakiimta u dagaalamaya ay ku jiraan dagaalyahano shisheeye ah, wuxuu ku jawaaay.

 

 

"Hadalkii uu yiri C/llaahi Yuusuf ee ahaa aniga & madaxda dowladda ee Baydhabo ku sugan dad na dila ayey inoo diyaariyeen miiska lagama soo qaadin, wayna la yaabeen beesha caalamka, qof mas’uul ah oo sidaa u hadlaya, muhiimadoodu waxey aheyd waxa dalka ka socda & isbedelka ka dhacay in ay wax ka ogaadaan"

 

 

THE TFG and ICu were just asked advise on situation somalia is at today . addeer abdulahi yusuf started crying how his life is in danger

:confused: :confused:

 

GENERAL DUKE: WHY are the Ethiopians making the adder look like fool , this is not abdulahi yusuf we new .

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol.. The man you knew has not fired a shot yet, so do not get excited. The attempt on his life did take place his own brother and two officers were murdered by a suicide bomber sent from Mogadishu.

He stated that he will make a move soon, so wait, he is in Baidoa right now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

^ suicide bomber sent from Mogadishu. ^

 

 

Generalka maamba ciiyaraay

istafurlahh wara , General what kind post where you offered in abdulahi yusuf rebel adminsistraion.

 

You sound like cnn reporter , the men him self never stated this . He only reported this when he shortly visited ethopia week ago , he was told to say this to the contact group to gain support. No one will pay his story , where is investigation team that was looking into the bombing .

 

The reasone why abdulahi yusuf will never president of somalia are because ,

 

1. He is agenda for Ehtopia since the 77 war

2. He is filled with tribe hate ,he beleive his tribe is best and has right to run somali affaires. who ever listn to abulahi yusuf comments when Abdi qasim was elected , Nin ciiyarya maaha abdulahi ninka qaabill baa kaa buuxdoo.

 

3. abdulahi Yusuf has no plan for which is the fact since no progress for 2 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Question...Is this the same Ibrahim Addow of Washington DC ? brother of Abdullahi Addow(Shiirkii Arta Madax-weyne candidate) ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fanisha   

Originally posted by General Duke:

^^^lol.. The man you knew has not fired a shot yet, so do not get excited. The attempt on his life did take place his own brother and two officers were murdered by a suicide bomber sent from Mogadishu.

He stated that he will make a move soon, so wait, he is in Baidoa right now.

How many people did A/Y murdered himself?

:mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You do talk allot of nonsence, do not belive everything you hear and if you happen to, do not repeat it like a child.

 

Bambo, the suicide bomber by all acounts was sent from Mogadishu, there is evidance to that and was sent by the clan courts..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this