Sign in to follow this  
Meiji

The blue Somali Flag yet again defended by Somali masses!

Recommended Posts

Kool_Kat   

Originally posted by General Duke:

^^^ Good to see my sister is doing well, sister Ooda you need to give it a rest.
:D

Thnx Duke! Hade ilaahaa ilehee, a so called man who discusses ummul iyo cunugeeda inta jeer ey u kacdo, on a thread where the ever so beautiful blue flag is being discussed, cannot be considered anything but naag kale oo sheeko doon ah... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^You just had to proof my point soo ma'aha? Bal waatahay, I missed you too...It isn't like one comes to the politics sections and finds adoo kale every day...I kinda feel privileged, to tell you the truth (let's just keep that between us)...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ciyaalka intii Calan waxa uu u taagnaa (5ta Somaliya)tii ugu dambeysay 20 sano bur-bursantahay ayay Maro ereyga Tawxiidka ku qoranyahay jeex-jeexeen!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Moutpiece of the extremist warlords:

 

Rasbshadaha ayaa ku bilowday sida wararka lagu helayo, ka dib markii ciidamo ka tirsan Maamulku galeen Iskuulka Ibnu Khuzeyma kana dajiyeen Calanka Buluuga oo surnaa, kuna badaleen mid Madow oo Towxiidku ku qoran yahey.

 

Falkan waxaa Jawaab ka bixiyay qaar ka mida Ardeyda iyo dhalin yaro oo iyaguna dajiyay Calankii Madoobaa ee Ciidamadu sareen, arintaa oo keentay markii danbe inuu muran soo kala dhex galo Ciidamadii Maamulka iyo Maamulka Iskuulka oo qaarkood Xabsiga loo taxaabey balse dib laga soo daayay markii uu is fahan ku aadan in beri dib la isugu soo noqdo isla gaareen.

 

http://www.somalimirror.com/2009/12/08/rabshado-khasaare-keenay-oo-ka-dhacey-ceelasha-biyaha/

 

Apparantly the religious pretenders have raised the black flag on a school in Lafoole, just outside of Mogadishu. The students and other patriotic Somali dhalinyaro raised down the black flag and restored the blue Somali flag, after which the religious pretenders arrested the school teachers and officials.

 

The patriotic dhalinyaro and students than demonstrated against this illegal arrest.

 

What does this mean?

 

The patriotic youth of Somalia is understanding the shallowness of the religious pretenders and their pseudo-Islamic ideology and do not want to trade the SOMALIWEYN ideals for such shallow rethorics.

 

They want the blue flag instead of the black flag, and they are prepared to demonsttrate and fight for it as was proven by the recent demonstrations and clashes in Lafole.

 

Finally, it means that Mogadishu will be the centre of the coming Nationalist Revolution...which will come when the religious warlords are defeated like the warlords before them were defeated.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Just amazing how patriotism is still alive!

 

-----------------

Xaalada Ceelasha Biyaha oo degan, kadib banaan bixii calanka madow looga soo horjeeday

 

Xaalada Ceelasha Biyaha ayaa saaka ah mid degan kadib banaan bax rabshado watay oo saacadihii u dambeeyay hareeyay, taasoo ay ka dambeysay markii Ciidamo ka tirsan Xisbul Islaam ay calan madow ka taageen mid ka mid ah iskuulada, isla markaana ay dajiyeen Calanka Soomaaliya.

 

Banaan baxii shalay oo ay sameeyeen Ardayda Iskuulka, markii ay ka dhiidhiyeen xarigii loo geystay Macalimiintooda ayaa dhagxaan la dhacay Ciidamada, isla markaana taayaro ku gubay wadooyinka, iyo Calankii madoobaa ee Xisbul Islaam.

 

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in xaalada saaka ay caadi ku soo laabatay, isla markaana jawigu yahay mid caadi ah oo isu socodka gaadiidka iyo ganacsiga ay dib u bilowdeen.

 

Sidoo kale Schoolk-kii ay ka bilaabatay banaan baxay ee lagu magacaabo Ibu Quseymah ayaa ah mid saaka waxbarashadiisa wata, oo dib loo furan, waxaana ardayda sheegeen in aanay u dul qaadan doonin astaanta dalka in lagu tunto oo mid kale lagu badalo.

 

Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa si weyn u cambaareeyay tallaabada uu ku kacay Xisbiga ee uu ku laalay calankii Soomaaliya ee muujinayay qaranimada dalka iyo dhiigii loo soo huray.

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.com

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

5 patriotic students were wounded for their patriotic demonstration against the black flag of the religious warlords and in defense of the Blue Somali flag.

 

A clear sign of what is coming in the future :D

 

-----

 

Dibadbaxyo ka dhan ah Xisbul Islaam oo ka dhacay Ceelasha Biyaha.

 

Dibad baxyo rabshado watay ayaa galabta iyo maqribnimadi caawa ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha oo ah halka ugu badan ee ay u barakaceen dadka ka cararay dagaalada maghaalada Muqdisho.

 

Dibad baxa ayaa sameeyey ardayda wax ka barata dugsiga Ibnu Guzeyma ee deegaanka Ceelasha kuwaa oo careysnaa xarig ay Xisbul Islaam u geysteen maamulaha dugsiga Ibnu Quseyma oo ay galabta ka wateen iskuulka.

 

Banaanbaxa oo ahaa mid watay rabshado ayaa waxaa marki danbe uu isu bedelay dhiig marki ay kooxda Xisbul Islaam rasaas ku fureen dad dhagxaan la dhacay baabuurta iyo goobaha Xisbul Isaam.

 

Ugu yaraan shan arday ayaa ku dhaawacantay kuwaasi oo afar ka mid ah ay ahaayeen ardayda.

 

Sida ay inoo sheegeen dad goob joogayaal ah,maleeshiyada Xisbul Islaam ayaa maanta ka taagay calanka madow ee ay isla wadaagaan iyaga iyo Al Shabaab gudaha Iskuulka Ibnu Guzeyma iyaga oo dejiyey calanka daka Soomaaliya ee Buluuga ah xidigta cadna ay dhexda kaga taao.

 

Hase yeeshee waxaa marki ay baxeen maleeshiyadi keentay calanka madow goobta tagay arday wax ka barata iskuulka oo dejiyey calanka kadibna dib u saaray calanka Soomaaliya,taasi waxa ay keentay in maamulaha iskuulka ay kaxeystaan Xisbul Islaam.

 

Ardayda Iskuulka iyo boqolaal dadweyne ah oo falkaasi ka carooday ayaa kacay oo sameeyey mudaaharaad ay arintaasi kaga gilgilanayaan iyaga oo xiray wadooyinka iyo baabuurta.

 

Rabshadaha ayaa istaagay kadib marki ay xoriyadiisii usoo celiyeen Xisbul Islaam maamulaha laakin waxaa wali kacsan xaalada iyadoo dadku ay wali ka careysanyihiin dhaawacyada soo gaaray dadka rayidka ah gaar ahaan ardayda.

 

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.com

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by Fabregas_Bruv:

Whoever took down the flag with the shahada or tried to burn it should be arrested or lashed.

They cut out the shahada that has been abused by the religious warlords and have restored the BLUE flag.

 

 

The black flag will never prevail as long as such patriotic students are alive.

 

And surprisingly, this accident took place just outside of Mogadishu...the city that gave birth to the Islamist Revolution.

 

Insha allah, the last vestige of warlordism (religious warlords) will be erased and the Somali Republic will be restored along Nationalist ideology.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lol. I'm sure you'll find something black you look close enough. :D

 

ps. I don't have problems with the Somali flag( I have one in my crib, somewhere,lol). But if I was you I wouldn't pin my hopes on a couple of students throwing stones and wailing over the flag of a dead society. The revolution will need to be bigger than that sxb. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this