Sign in to follow this  
Meiji

The blue Somali Flag yet again defended by Somali masses!

Recommended Posts

Meiji   

Mas'uuliyiinta Sare ee Ururka Xisbul Islaam oo si cad u sheegay in Calanka Soomaaliya lagu badali karo go'aan ka soo baxa Baarlamaan Soomaaliyeed

Arbaco, 9, Dec, 2009 (HOL) Xog-haya Warfaafinta Ururk Xisbul Isaal Shiikh Max'ed Macallin ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay in Calanka Madow ee inta badan lagu yaqaano Ururka Xisbul Islaam uusan aheyn mid ay go'aan ku gaareen Mas'uuliyiinta sar sare ee Ururka Islamarkaana uu yahay uun go'aan si qalad ah Ciidamadu isaga qaateen.

 

Hadalka ka oo yeeray Xog-haya Warfaafinta Ururka Xisbul Islaam ayaa ka danbeeyay rabshado maalintii shalay ka dhax dhacay Ciidamo ka tirsan kuwa Xisbul Islaam iyo Ardey wax ka barta Dugsi lagu magacaabo Ibnu-Quzam oo ka biyo diiday tallaabo Ciidamada Maamulku ku doonayeen in ay ku dajiyaan Calanka Soomaaliya oo surnaa Dugsiga, taasoo ugu danbeeyntii sababtay rabshada iyo dibadbaxyo xayiraad ku keenay isu socodkii wadada isku xirta Muqdisho iyo Af-gooye.

 

''Waan ka raaligalineynaa Maamulka Dugsiga tallaabadii ay qaadeen Ciidamada Ururka mana ahan go'aan ka soo baxay Mas'uuliyiinta Ururka Xisbul Islaam in la dejiyo Calanka Jamhuuriyda Soomaaliya, waxaana lagu badali karaa Calanka go'aan toos ah oo uu qaato Baarlamaan Soomaaliyeed” ayuu yiri Xog-haya Warfaafinta Ururka Shiikh Max'ed Macalin.

 

Dhinaca kale Shiikh Max'ed Macallin waxaa uu sheegay in Maamulka Ururka Xisbul Islaam tallaabo cad ka qaadi doono Ciidamadii ku kacay falka ka dhanka ah Calanka Soomaaliya isla markaana carqaladda galiyay howlihii dugsiga.

 

Warka ka soo baxay Mas'uulka sare ee Ururka Xisbul Islaam ayaa meesha ka saaray jiritaanka Calanka Madow ee astaanta u ah inta badan kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan marka ay la wareegaan goobaha ay dagaallada ku qabsadaan.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

diini@hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Xaaladda deegaanka Ceelasha biyaha oo shalay galinkii dambe ay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado watta oo saakay degan.

 

Shabelle: CEELASHA

Xaaladda deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay degantahay kadib dibadbaxyo rabshada watta oo shalay galinkii dambe ka dhacay deegankaasi.

 

 

 

Kadib banaanbaxyadii rabshadaha watay ee galinkii dambe ee shalay ka dhacay deeganka Ceelasha biyaha ee gobolka Sh/hoose islamarkaana ay dhigayeen inta badan dadka ku dhaqn deegaanka Ceelasha biyaha ayaa saakay waxaa degan xaaladda deegaankaasi iyadoo intooda badan ay furanyihiin dhismayaashii ganacsi ee ku yiilay halkaasi.

 

 

 

Waxaa saakay si toos ah u shaqo bilaabay gaadiidkii iyo dadweynihii ka shaqeynayay deegaanka Ceelasha biyaha kuwaasi oo ay sameeyeen banaanbaxyadii ka dhacay deegaanka Ceelasha biyaha.

 

 

 

Banaanbixii ka dhacay shalay deegaankaasi ayaa waxaa uu yimid kadib markii calanka Soomaaliya oo ka dul babanayay Dugsi ku yaala halkaasi ay isku dayeen ciidamada Xisbul Islaam in ay siibaan islamarkaana ay halkaasi ka suraan calanka madow,waxaana taasi ay keentay in muran uu dhexmaro maamulka Dugsiga iyo Ciidamada Xisbiga taasoo aaqirkii dhalisay in banaanbaxyada rabshadaha watta ay dhacaan.

 

 

Waxaa inoo suurta gali weysay in aan haleelno Masuuliyiinta Xisbul Islaam kadib xariiro aan la sameynay balse banaanbixii shalay ayaa waxaa uu noqonayaa banaanbixii ugu horeeyay ee ay dhigaan dad ka careysan in la siibo calanka Buluuga ah ee Soomaaliyeed kana dhaca deegaanka Ceelasha biyaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^A flag is not primarily about defense. And I will let Mieji decipher his indecipherable M-Society and its respective failings.

 

You're right Xaji - qiimihisi way rideen(that includes you folks as well). But it still has official qiimo. Betcha you'd give your right hand for that. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

The point how did we do that?

 

Calankaas oo xammar ka tagaan 1991 oo magaalada Mogadishu oo dhisan oo uu ka dull babbanayo ayaanu ka goossanay wixi la odhan jiiray Jamhuuriyadi Somalia, Marka calankaas siideenu wax ugu dhinay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by ThePoint:

^It's a collective Somali failure adeer. If you can't automatically see it - I'm afraid I am unable to help.

We waved that flag for 30 years, our best poets made the greatest poems for that flag. And when we left the union in 1991 , the rest of Somalia kept that flag and flashed it trough the toilet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by ThePoint:

^Oddly enough you see qiimo in waving the Somaliland flag from Lawyacade ila Yoocade as per motto.
:D

:D Beautifully put! Afkaaga caano lagu qabay...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^warya edeb yeelo - murwada ka leexo.

 

gorma dhul difaacdey - mise "tom&jerry" situation between the north west and north east of the somali peninsular ayaad u malaysay anything akin to defense?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Sayidoow iidaa Ooda, aniga iyo isaga laba naagood baan isla nahee markuu rabo inuu ila qabsado/sheekeysto...

 

Ooda, doqonka marka qaarkiis inuu afka iska xirto buu ku fiican yahay yaa Ooda... ;)

 

perhaps, waking up a couple of times in the middle of the night for that new baby to family, may make one to be a bit of the "hazy" side in the head department

Why do I get the feeling that you're speaking from experience? Ma xaaskaa qaafkaas kugu cabtay see nasteexo kaaga hesho? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^The defense of the land? Huh? Is there a huge army on the cusp of invading Somaliland? What Somaliland got right is agreeing to share power and promoting peace in the state. Not this mythological defense you keep bringing up. The south still hasn't gotten there.

 

Ultimately flag waving is about the state building an entity that provides for the people and that the people are proud of. I think all Somali regions need a lot of work on that aspect. Of course, in the end - it helps matters if your flag is taken seriously to begin with :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this