Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland iyo hayโ€™adaha Qaramada Midoobey oo shir deg deg ah yeeshay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1738762348404.jpg?resize=720%2C48

Masโ€™uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland ayaa maanta Boosaaso ku qaabiley wefdi ka kooban madaxda hayโ€™addaha Qaramada Midoobey ooย  uu hogaaminaayey Madaxa Hayโ€™adda UN-OCHA, Crispen Rukasha, ayna ka mid ahaayeen Madaxda Hayโ€™adaha UNICEF, UNHCR, UNFPA, WFP, FAO iyo IOM.

Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in masโ€™uuliyiintu maanta Boosaaso ku qaabiley wefdi ka kooban madaxda hayโ€™addaha Qaramada Midoobey ooย  uu hogaaminaayey Madaxa Hayโ€™adda UN-OCHA, Crispen Rukasha, ayna ka mid ahaayeen Madaxda Hayโ€™adaha UNICEF, UNHCR, UNFPA, WFP, FAO iyo IOM.

โ€œDowladda Puntland ayaa maanta Boosaaso ku qaabishay wafdi ka kooban madaxda hayโ€™addaha Qaramada Midoobey ooย  uu hogaaminaayey Madaxa Hayโ€™adda UN-OCHA, Crispen Rukasha, ayna ka mid ahaayeen Madaxda Hayโ€™adaha UNICEF, UNHCR, UNFPA, WFP, FAO iyo IOM.โ€

โ€œKulanka oo ka dhacay xarunta shirarka ee Gobolka Bari, waxaa ka qeybgalay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, Agaasimaha Madaxtooyada , Maamulka Gobolka Bari iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka Boosaaso iyo Qandalaโ€ ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka ka soo baxay dowladda Puntland.

Dowladda Puntland iyo Qaramada Midoobey ayaa ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa in Gargaar biniโ€™aadanimo la gaarsiiyo Degaanada uu ka dhacay Dagaalka Dowladdu kula jirto Argagixisada iyo goobaha dadku u barakaceen, waxaana loo balamay in si degdeg ah loo bilaabo wax-ka-qabashada Arrimaha biniโ€™aadanimo ee ka dhashay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland.

PUNTLAND POST

The post Puntland iyo hayโ€™adaha Qaramada Midoobey oo shir deg deg ah yeeshay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this