Sign in to follow this  
Dhubad.

Ethopiya oo Gumaysi ku haysa Shacabka Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Dhubad.   

14,Dec,Onkod,Muqdisho: Waxaa soo badanaya jirdilka lagu hayo shacabka soomaliyeed ee ku nool Caasimada Soomaliya ee Muqdisho iyadoo maalmihii u danbeeyay ay ciidamada Ethopiya iyo kuwa Taageersan ay jirdil ay u gaysteen dad masaakiin ah oo aan waxba galabsan oo loo diiday in ay howlahooda ka soo dhamaystaan magaalada

 

Arintan ayaa waxa ay ka dhacday xaafdaha buulaxuubeey,KPP Waxaa kaloo lagu amray dhamaan aqoonyahanada Soomaliyeed in ay joojiyaan hadalada ka soo hor jeeda Ethopiya iyo Maamulka Col. Cabdullahi Yusuf

 

1_668201_1_34.jpg

 

Xabashida ayaa waxa ay ku hanjabtay in ay dili doonto aqoon yahano fara badan iyo Mashaaikh laga yaqaano dalka soomaliya iyadoo sheektay in ay cirib tiri doonto waxii ka soo hor jeedo siyaasada xabashida

 

Dhinaca kale waxaa uuCol. cabdullahi Yusuf uu ku amri karaa dalka ama qofkii uu rabo wax walba oo ana looga baahnayin in la hor geeyo Baarlamaanka ama Wasiirada xitaa Geedi isagoo loo ansxiyya in uu wax walba u suubin karo arintaasi oo ay ka hor imanayso dastuurka u yaalo dalka soomaliya waxayna siyaasiin badan sheegeen in aysan jirin dowlada KMG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this