Sign in to follow this  
Xoogsade

Ethiopian troops arrive in central Somalia(Headed to Bosaso as well)

Recommended Posts

Ms DD   

Subhaannallah. May Allah have His mercy on them. May their attackers face the wrath of Allah and destroy them.

 

I honeslty dont know how anyone can be so heartless and support this evil puppet of a govt and watch our people killed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^Cambarro...Soomaali waa ku oominiyaa. Let be it.

 

 

The buntlanders ha sii dhuuntaan hada

Cid dhuumanaysa malahay. If you wanna kill Plander. You know where they are. Come and Get them Fanisha since you seem to be salivating for their blood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Wararka

 

Ciidamo soo galey Puntland

29 Mar 29, 2007 - 6:53:08 PM

 

Ugu yaraan 500 oo askari oo ciidamada Ethiopia ah ayaa soo galay magaaladda Gaalkacyo habeenimadii Khamiista.

 

Ciidamadan oo ku huybaysan qoryaha lidka diyaaradaha iyo kuwa fudud watana ugu 7 gaari ayaa ka yimid dhanka dalka Itoobiya waxaana la dejiyey xaruntii Warshadaha ee magaaladda Gaalkacyo.

 

Warar xogogaal ah Xubno xogogaal ah ayaa noo xaqiijiyey in ciidamadan ku soo jeedaan dhanka magaaladda Bosaaso, lamana oga ujeedada dhabta ah ee ay halkaas u aadayaan.

 

Hadii arinkan dhab noqdo ayaa ka dhigeysa markii ugu horeysay ciidamo ka socda wadanka Ethiopia ay soo gaaraan magaalada Bosaso oo ah xarunta ganacsiga Puntland.

 

Dhinaca kale warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in diyaargrow qarsoodi ah ka jiro Koonfurta Galkacayo ciidamo isku urursanyaan kuwaas oo damacsan in weerar gaadmo ah ku qadaan Puntland.

Madaxweynaha Puntland iyo Taliyaha Daraawiishta ayaa maalmihii la soo dhaafey ku sugnaa wadanka Ethiopia iyada oo wararku sheegayaan in arrimaha ciidamadan la xiriiro safarkooda.

 

 

Ciidamadda Ethiopia ayaa horey u soo gali jirey magaalada Galkacayo balse ay noqoneysaa markii ugu horeysey in ciidamo baaxdaa leh ay soo gudaha Puntland.

 

Garowe Online,GO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this