Naxar Nugaaleed Posted November 1, 2007 "Laascaanood}1.11-7 Reer laascaanood oo taniyo saaka eryanayay niman maamulka hargeisa ugu magacaaban wasiiro iyo saraakiil ciidan waxaana sifool xun loogu fadeexadaystay magaalada....................... Xubno maamulka hargeisa ay ku sheegeen inay yihiin wasiiro oo ay kamid yihiin ninka xilka Wasiirka Hawlaha Guud iyo guriyaynta ugu magacaaban iyo iyo ka Macdanta iyo Biyaha, iyo waliba Wasiir kuxigeenka Qorshaynta,saraakiil ka tirsan Wasaarada caafimaadka, Wasaarada waxbarshada iyo ciidamo aad ufarabadan oo saaka hiirtii waaberi soogaadhay magaalada ayaa shiid iyo dhagax lagala daalay. Xubnahan oo isku dayay inay soo dhexmaraan gudaha magaalada ayay san usuurto gelin kadib markii ay dad weyne cadhaysan ku shideen dhagxaan dhalooyin iyo waxyaabaha qarxa iyagoo sidoo kale gebi ahaanba ku gubay taayiro wadada halbowlaha magaalada ee laamiga saaka maysan jirin meel cagta ladhigo oo kamid ah laamiga magaalada waxaana socday mudoharaad xoogan oo siweyn uga duwanaa mudo haraadadii hore. Xubnaha wasiirada ah iyo saraakiisha ciidan ee maamulka hargeisa uu soo dirtay ayaa dib isaga noqday kadib markii ay waji gebax kala kulmeen dad weynaha magalaada. Fu'aad aadan cadde oo kamid ah xubno wasiiro ku sheeg ah oo hore gobolka ujoogay ayaa wacad ku maray in uu cagta marin doono cidii isku dayda inay hor istaagan waftiga reer hargeisa balse dheg jalaq looma siin oo isagaaba dirqi ku badbaaday. Xaalada magaalada laascaanood ayaa wali kacsan waxaana si xawliya u socda mudaharaadada lagaga soo horjeedo ciidamda maamulka labaxay somaliland waxaana intaas dheer dad weynaha magaalada oo siweyn u qaxaya. Jor Widhwidh Online News Desk..Media Center" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted November 1, 2007 Unity is one of those magical words which can, by its mere invocation, justify a discourse. Whatever produces unity is good. whatever destroys or threatens it is bad. sounds impertinent, even narrow-minded and ungenerous. But such young people and women in lasanod, "unity" is a tool of liberation. The people in lasanod is going through very hard time and this is the perspective from which we see today in lasanod and unity implied in our title can by no means be taken for granted. unity through freedom, The people in LA stans for our unity. all we have to wait and see how long will it take those somalidiid to be droven to their little toolo without bloody day. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted November 1, 2007 ^^^^I seriously doubt if the "people and women" in your post know what Unity is and if you ask me its more like reer hebel iyo reer hebel contrary to what certain folks in here might say.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 1, 2007 "^^^^I seriously doubt if the "people and women" in your post know what Unity is and if you ask me its more like reer hebel iyo reer hebel contrary to what certain folks in here might say.. " the people of this region, FYI, have always fought for Somali Unity. If any "People" know what unity is, its them! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted November 1, 2007 Are u sure cuz I was always under the impression whenever they fought, they fought for the good of the larger interest,qabiil and one qabiils domination over another.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 1, 2007 what qabiil or "people" have they tried to dominate? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted November 1, 2007 Lemme put to you in better terms ,I dont think they could dominate anyone but they have on more than numerous occassions being a wonderful sidekick to a such a plan that always ended up in miserable failure and the subsequent pleas of Abtiyaal Tol iyo xidid baan aheyn..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 1, 2007 again, who did they try to dominate? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 2, 2007 I love widhwidh Quote Share this post Link to post Share on other sites