Sign in to follow this  
General Duke

Puntland to reform system: parties, elections

Recommended Posts

Puntland oo dib u habeyn lagu sameenayo iyo hirgelinta Xisbiyada Siyaasadeed

Last Updated::2007-01-08 13:13:46

 

Garowe:- Warsaxaafadeed ku saabsan Dimuqraadiyaddaynta Nidaamka Siyaasadda Puntland oo lagaga gudbaaayo qaab beeleedkii waxqaybsi

loona gudbaayo nidaamka Axsaabta Badan ayaa maalintii shalay ka soo baxay madaxtooyada Puntland waxana saxaafadda soo gaarsiiyey wasiirka warfaafinta Punltand.

 

Shalay oo taariikhdu ahayd 07,01,2007, waxaa lagaga dooday Shir Golaha Wasiirada dood ku saabsan Dib u haybaynta Maamulka Puntland iyo Dimuqraadiyasdayntiisa, maadaama uu ku dhisnaa hab Beeleed lagu soo xulay Baarlamaankiisa iyo Wasiiradiisaba illaa muddadii la abuuray Maamul goboleedka Puntland.

 

Sidaadarteed, markuu arkay Madaxweynuhu Mudane Cadde Muuse baahdia ay dad weynuhu u qabaan in wax laga bedelo hab maamulka Puntland lalana jaanqaado Aduunweynaha iyo Dawladda Federaalka.

 

Wuxuu madaxweynuhu Golaha Wasiirada u soo gudbiyey in loo diyaargaroobo sidii loogu hawlgelilahaa loona hirgelin lahaa meelmarinta Dimuqraadiyanta Asxaabta badan iyo diyaarinta Xeerarkoodii oo ah kuwan hoos ku qoran.

 

1- In la dhamaystiro dib u eeggida Dastuurka pl, oo laga saxo iskhilaafka la xiriira kan federaalka iyo arrimaha kale khuseeya dimuqraadiyaynta Nidaamka Siyaasadeed.(Constitution review and other acts that concern democratization of the system).

 

2- In la darso suuro galka in Afti guud loo qaado Dastuurka.( Study possibility of holding Referendum on the Draft constitution)

 

3- In la magacaabo gudiga doorashada (Electoral Commission) oo maamuli/diyaarin doonta barnaamijka Dimuqraadiyeynta nidaamka Siyaasadeed(xubnaha gudugaasi kama imaan doonaan Golaeyaasha Dawlada iyo Shaqaalaha Dawladda) waajibka gudigaas waxaa lagu qeexi doonaa xeer gaar ah).

 

4-Diyaarinta Xeerka Waajiobaadka iyo hawlgalka Gudiga Doorashada (power,duties .and responsibility of the Electoral Commission).

 

5-Diyaarinta Xeerka Asxaabta (formation of Political parties Law)

 

6- Diyaarinta Xeer Doorasha Guud ee Golaha Wakiilada (General Election Law).

 

7- Diyaarinta qaab maamuleedka Hawlaha doorada (Operational and Administarative Law)

 

8- Diyaarinta Xeerka Diiwaan gelinta codbixinta(voter registaration Law).

 

Qodobadaas kor ku xusan oo madaxweynuhu soo u jeediyey Golaha Wasiirada ka dibna Goluhu uu isku raacay cod buuxa, waxaana loo gudbiyey Golaha Wakiilada Puntland.

 

Maxamuud Faarax Bile

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think Pland has been stable enough to hold elections, gathering the resources to hold an election and educating the public about the political process is another story, but Iam glad. Now we could move forward. it is far from prefect, but it is step in the right direction.

 

My hope is the likes of Cadde never to lead people again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^President Cade should be credited with keeping the state together, united and thus stronger. Not long ago some wanted to split it into opposing, sub-sub-clan courts at the behest of IndaCade and Xasan Dahir, but thats history now. Alhamdulilah

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol, no I mean supporters, its you who mentiones his "close knit clan members", the point being all other clans will oppose him and his clan? Amusing indeed, but Cade has many supporters from various clans throught the state.

 

Though we do not know even if he will run.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GAROOWE : Maamulka Puntland oo sheegay hadda waxii ka dambeeya in loona gudbayo nadaamkii awood-qaybsiga beelaha looga gudbayo Nimaadka Axsaabta

 

Posted to the Web Jan 08, 14:16

 

 

Garoowe:-M.waynaha Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa kulankii khamiislaha ahaa ee Xukuumadda Puntland wuxuu u gudbiyay Golaha in ay ka doodaan qodobo muhiima oo uu ka mid yahay in laga gudbo nadaamkii ku salaysnaa awood-qaybsiga beelaha ee maamulka islamarkaasna loo gudbo nidaamka axsaabta si dalku uu ahaado mid dimuqraadi ah.

 

Soo jeedinta M.waynaha ayaa Goluhu muddo 3 bari ah uu ka dooday nidaamkan iyo habka ugu macquulsan ee looga gudbi-karo , wuxuuna Goluhu gudbiyay oo isku raacay qodobadan.

 

1- In la dhamaystiro dib u eegida Dastuurka PL oo laga saxo iskhilaafka la xiriira kan federaalka iyo arrimaha kale khuseeya dimuqraadiyaynta Nidaamka Siyaasadeed.(Constitution review and other acts that concern democratization of the system).

 

2- In la darso suuro galka in Afti guud loo qaado Dastuurka.( Study possibility of holding Referendum on the Draft constitution)

 

3- In la magacaabo gudiga doorashada (Electoral Commission) oo maamuli/diyaarin doonta barnaamijka Dimuqraadiyeynta nidaamka Siyaasadeed(xubnaha gudugaasi kama imaan doonaan Golaeyaasha Dawlada iyo Shaqaalaha Dawladda) waajibka gudigaas waxaa lagu qeexi doonaa xeer gaar ah).

 

4-Diyaarinta Xeerka Waajiobaadka iyo hawlgalka Gudiga Doorashada (power,duties .and responsibility of the Electoral Commission).

 

5-Diyaarinta Xeerka Asxaabta (formation of Political parties Law)

 

6- Diyaarinta Xeer Doorasha Guud ee Golaha Wakiilada (General Election Law).

 

7- Diyaarinta qaab maamuleedka Hawlaha doorada (Operational and Administarative Law)

 

8- Diyaarinta Xeerka Diiwaan gelinta codbixinta(voter registaration Law).

 

Sida uu sheegay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland C/raxmaan Maxamed Bankax sharciga wuxuu dhaqan galayaa marka uu meelmariyo Golaha Wakiiladda Puntland oo uu sida uu sheegay dhawaan la hor gayn doono.

 

Axmed C/salaam

Garoowe , Puntlandpost.com

Saaxiibkaa u ***

Daabaco Qormadan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this