Sign in to follow this  
Xudeedi

Day 1 of Puntland Diaspora Conference

Recommended Posts

Xudeedi   

Casho sharaf gogol dhig u ahayd kulamo isdaba joog ah oo ay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ay ku yeelanayaan sanad guuradii 2aad ee aasaaska ururka Qurbajoogta reer Puntland ayaa ka dhacay Ramada Plaza ee magaalada Minneapolis.

 

Casha sharaftan oo ay ka soo qeybgaleen dhamaan aqoonyahanada, culumaudiinka, fanaaniinta iyo waliba haweenka reer puntland ayaa waxa ugu horeyntiiba qudbad qadka taleefoonka ah ka jeediyay madaxweynaha Dowladda Soomaaliyeed ee Puntland C/raxmaan Faroole. Madaxweynaha ayaa ku booriyay dhamaan dadkii ka soo qeybgalay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dhulka ay asal ahaan ka soo jeedaan ee Puntland.

 

Waxaa sidoo kale marti u ahaa ururka Qurbajoogta Puntland wafti wasiiro iyo agaasimayaal isuga jira oo ka yimi Puntland kuwaas oo u yimid sidii ay ugula dabaal degi lahaan sanad guuradii 2aad ee ka soo wareegatay dhisadda ururkan sida weyn uga qeyb qaatay horumarinta Puntland. Waxaa qudbad ay ka jeediyeen wasiirada puntlada ay muhiimadda wada saareen sida ay go'antahay isbedel muuqda in uu ka dhasho dhamaan gayiga Puntland. Kulamada kale oo ay aqoonyahano waaweyn ka soo qeybgali doonaan ayaa maalinada Sabtida iyo Axada ka kala dhici doona isla Goobtas Ramada Plaza.

 

 

DAAWO SAWIRADA CASHO SHARAFTA:

 

Dhahar Radio

 

IMG_1011.JPG

 

IMG_1012.JPG

 

IMG_1026.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

IMG_1093.JPG

 

IMG_1126.JPG

 

IMG_1132.JPG

 

Kulamada kale oo iyo warbixintoodaba kala soco Dhahar Radio, Hormuud Safka hore kaga jira arimaha hormarinta Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Yes the confrence was recorded by both somali TV and dhahar radio reporters. It should soon be on Youtube. Stay tuned bro

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Originally posted by Xudeedi:

IMG_1088.JPG

 

IMG_1060.JPG

 

Sawiradii iyo warbixintii Dhahar Radio

Is that Ahmed Cali Cigal on top?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes this is Egal on the mic. The guy to the left is the great poet Ilka Case. Some of his songs include "waan idin dhaliiley by Samatar" "Maahee Qadraay by Maxamed Nuur Giriig" "Warsan iyo Weedhsan" and many other songs.

 

Xudeydi- thanks for sharing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this