Sign in to follow this  
Jabhad

Soomaaliya [warar kooban]

Recommended Posts

Jabhad   

Heavy shelling in Somali capital

_42493952_smoke203bafp.jpg

Bombs go off almost every day in Mogadishu

Bombs go off almost every day in Mogadishu

Shells have been fired overnight at the presidential palace and the venue for forthcoming peace talks in the Somali capital, Mogadishu.

Shooting was also heard in the city's main Bakara market. Nobody has claimed responsibility for the attacks.

 

At least two people were killed when a mortar bomb landed on their house.

 

The upsurge in violence comes ahead of a reconciliation conference planned for Sunday, to be attended by more than 1,000 Somalis in the capital.

 

Attacks on Ethiopian troops and the Somali government have been a regular event since December, when Ethiopian forces ousted the Union of Islamic Courts (UIC), which had been controlling much of southern Somalia.

 

Somalia has not had an effective national government for 16 years, with rival militias battling for control of different areas.

 

Conference doubts

 

"Several mortar rounds were fired from the centre of town but all were off target. Some of them hit the nearby buildings but the palace suffered no damage," government security officer Mohammed Ganey told AFP news agency.

 

 

Mogadishu's Bakara market is the city's lifeline

The BBC's Mohammed Olad Hassan in Mogadishu says there is an uneasy calm in the capital but the shelling is a clear indication that the city is not safe to host the major conference.

 

On Wednesday, President Abdullahi Yusuf met diplomats from the European Union, Norway, Italy, Belgium, Kenya and the military adviser of the African Union at his residence in Mogadishu.

 

The delegation was in the capital for four hours to inspect security arrangements ahead of Sunday's reconciliation conference.

 

They also held talks with elders from the dominant ****** clan but it is not clear whether they will attend the conference.

 

The ****** clan has been opposed to the presence in Somalia of Ethiopian troops.

 

The clan elders insist that the conference should not be organised around clan allegiances, since the problems in Somalia are political and not clan-based.

 

Western countries have urged the Somali government to try to include moderate Islamists in the conference but it seems unlikely that anyone from the UIC will attend.

http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6294548.stm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Qaraxyo laga maqlayo caawa qeybo ka mid ah Muqdisho

Click here to find this article English

 

Mogadishu 12, July 07 ( Sh.M.Network)- Qaraxyo ayaa caawa laga maqlayaa qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo wali aan la ogeyn qaraxyadaasi waxa ay yihiin iyo cidda lala beegsaday.

 

Ilaa iyo hadda inta la ogyahay 3 qarax ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho abaarihii 8:30 Pm , iyadoo wali aan la kala ogeyn qaraxyadaasi in ay yihiin madaafiic iyo in kale.

 

Mid ka mid ah qaraxyadaan ayaa waxa uu gil gilay xaafadda Albaraka ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho sida ay sheegeen dadka deegaankaasi.

 

Lama oga wali qasaaraha ay geysteen qaraxyadaan, laakiin wariyeyaal shabelle ka tirsan ayaa ku howlan helitaanka xog faahfaahsan oo ku aadan qaraxyadani.

 

Xalay ayay aheyd markii hoobiyeyaal lagu weeraray qeybo ka mid ah Muqdisho oo ay ku jirto xarunta Madaxtooyada iyo meelo ku dhow dhow xarunta gaadiidka oo lagu wado in uu ka furmo shirka dib u heshiisiinta qaran.

 

 

Wixii ku soo kordha kala soco shanelle.net

 

http://www.shabelle.net/2007/july/n12284.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Ciidamada Itoobiya oo bilaha soo socda isaga bixi doona Soomaaliya ,waa maxay sababta soo dadajisay ka bixidooda.

Adis ababa

Sida lagu helaayo ila dibolomaasiyeed diidayna in magacooda la shaaciyey ayaa sheegay in 2da bil ee soo socota ay isaga bixi doonaan ciidamada Itoobiya taasoo lagu macneyey culus dhinaca xudduda ay la wadaagaan dowlada Eratareeya ee kaga imaanaayo.

Ka bixida ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya ayaa keentay kadib markii la shaaciyey in Qaramada Midoobay ciidamadeeda ay kala bexeysa xududaha ay wadaagaan Itoobiya iyo Eratareeya dhamaadka bisha Oktoobar 2007 taasoo laga yaabo in mar kale ay halaasi ka dhacaan dagaalo fool ka fool ah ee dhexmara Itoobiya iyo Eratareya .

 

Ka bixida ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya ayaa ahaan doona mid soo dadajiso in xalka Soomaaliya noqda mid waaro heshiis deg deg ah laga hela kooxa is diidan ee Soomaaliya madaama xiligaan jirin shaqsi si dhab ah uga hadli karo siyaasada iyo Mustaqblka Soomaaliya madaama xoog ay ku heystaan ciidamada Itoobiya .

 

Culeys adag ee heysta Dowlada Itoobiya ayuu yiri Dibolomaasigaan diiday in la shaaciya magaciisa ayaa ah mid ka heysta gudaha iyo dibadaba madaama laga yaabo in kacdoon ka dhaco gudaha dalkeeda oo xiligaan ay ka jiraan kooxa ka soo horjeeda xukunka qabiilka Tigereega ah ee 17sano heystay halkaasi .

 

Ciidamad Itoobiya ayaa heysta wadanka Soomaaliya 7da bilood ee la soo dhaafay walina ma jirta wax cad ay ka qabteen marka laga reebo in ay ku soo saa,idiyeen Soomaaliya Qaraxyo iyo weeraro joogta ah oo ka dhaca qeybaha ay heystaan ciidamad Itoobiya taasoo keentay barakac baaxad leh .

 

Inta aysan fargalinta ku sameyn Soomaaliya ciidamada Itoobiya ayaa waxaa ka jiray gudaha Soomaaliya Amaan wanaagsan iyo hididiilo dib u soo celisay rajada Soomaaliay ee caalamka ka quustay lakiin taasi waxa bur buriyey ciidamada Itoobiya oo xoog ku soo galay dhulka Soomaaliya kuwaas oo wali hal xaafad ku soo celin la amaankii iyo kala danbeyntii ka jirrtay Soomaaliya inta aysan qabsan ka hor.

 

 

Maxamed Nuur Cabdi Dayniile,Muqdisho

 

 

maxamed_nuur@hotmail.

http://www.dayniile.com/luulyo/ITOOBIYA.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Wararka

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Ciidamo soo gaarey Muqdisho

12 Jul 12, 2007 - 8:20:45 AM

 

 

 

Ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kuwaasi oo ka yimid dhinaca garoonka diyaaradaha Bali Doogle oo xalay ay soo gaareen.

 

Ciidamadan oo ku hubeysan gaawaarida dagaalka ee loo yaqaan tiknikada iyadoo aan la ogeyn ujeedada socdaalkooda ayaa lagu tilmaamay iney la xiriirto xoojinta amaanka iyo howolgalo ka sii xoog badan kuwa haatan Muqdisho ka socda.

 

Dhinaca kale imaanshaha ciidamdan ayaa la xiriirta shirka la qorshenayo in Muqdisho ka furmo iyada oo habeenkii xaley madaafiic lala beegsadey goobo badan oo ay ka mid tahay Madaxtooyada iyo goobta la qorshenayo in shirkaan ka furmo.

 

Ma jiraan mas’uul ka tirsan dowladda oo ka hadlay ciidamadan faraha badan ee soo gaaray magaalada Muqdisho, waxayna markii hore ay ka soo ambabaxeen magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

 

Garowe Online,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this