Sign in to follow this  
General Duke

Security forces capture individuals and explosives..

Recommended Posts

Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya oo manta gacanta ku dhigay dhowr qaran diid iyo gaari walxaha qarxa ay ka buuxeen oo ay wateen

 

Qeybo ka midamada Dowladda Federaalka oo ka howlgala Isgoyska Fagax iyo agagaarka xarunta maareeyaha dekedda Muqdisho ayaa maanta ku guuleystay inay ka hortagaan weerar loo adeegsan laha gaari waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay oola doonayay inlala beegsdo hoyga maareeyaha dekedda Wey nee Muqdisho In Cabd Jiinow.

 

Qeybo ka midamada Dowladda Federaalka oo ka howlgala Isgoyska Fagax iyo agagaarka xarunta maareeyaha dekedda Muqdisho ayaa maanta ku guuleystay inay ka hortagaan weerar loo adeegsan laha gaari waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay oola doonayay inlala beegsdo hoyga maareeyaha dekedda Wey nee Muqdisho In Cabd Jiinow.

 

Ciidamdan ayaa gacanta ku soo dhigay labo qaran diid oo watay gaari MarkII ah oo ayka buuxeen walxaha qarxa ay xoog kusoodhaafeen isgoyska fagax iyagoo usoo gudbay dhanka Ceel Tubaweyne oo ah halka uu maareeyuhu dagayhay,hase ahaatee ciidamo kusugnaa Fagax ayaa telefonka kusoo wrgeliyay ilaalada maareeyaha oo ay u suura gashay gacanta in ay ku dhigaan gaarigii walxaha qarxa ay ka buuxeen,labo qarandiid iyo qoryo,halka ay baxsadeen labo kale oo ka mida qaran diidyadii gaariga watay.

 

Qaran diidyadii gacanta lagusoo dhigay ayaa haatan ku xiran mid ka mida xabsiyada Muqdisho,iyadoona lala tiigsan doono sharciga la dagaalanka qaswadayaasha aan doonayn in dalka Soomaaliya uu mar kale dib iugu taago cagihiisa.

 

Dhawaan ayay ahayd markii cidiamomadani ah oo ka howlgala degmada yaaqshiid ay sdian oo kale gaanta kudhigeen :hoobiye ,qoryo gacmeedyo iyo rag qaran diid ahaa oo watay doonayayna in ayweerar qaadaan

 

 

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho

 

Contact: info@carmoyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Dowladda Federaalka oo gacanta ku dhigay koox dooneysay inay falal qorsheysan ka fuliyaan isgoyska Fagax

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 07/03/07

 

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo ka howlgala Isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ku guuleystay inay ka hortagaan isla markaana gacanta ku soo dhigaan koox maleeshiyo ah oo damacsaneyd inay halkaasi ka fuliyaan falal qorsheysan oo abaabulnaa sida ay dad goob joogayaal ahi u sheegeen weriye ka tirsan shabakadda Somaliweyn , kooxdan maleeshiyada ah ayaa ka koobnaa afar, iyadoo laba ka mid ah dableydaasi gacanta lagu dhigay iyo hub ay siteen.

 

 

 

 

Wararku waxay intaasi ku darayaan in kooxda dableyda ah oo watay gaari MarkII ah ay saarnaayeen ilaa afar maleeshiyo, kuwaasoo sitay qori nooca Baazuukaha loo yaqaan, Bambooyin, iyo qori gacmeedyo, waxaana fashilmay gebi ahaanba howlgalkii ay isgoyskaasi ka fulin lahaayeen, kadib markii ciidamada Dowladda Federaalka Isgoyskaasi ka jooga ay si xeeladeysan uga hortageen kooxahaasi.

 

Dhinaca kale warar aan lagu kalsooneyn ayaa sheegaya in kooxda dableyda ahi ay damacsanaayeen inay weerar gaadmo ah ku qaadaan ilaalada Maareeyaha Dekedda Muqdisho Cabdi Jiinow Calasow oo gaaari ay saarnaayeen dhowr tallaabo u jiray, waxaana labadii dableyda ahayd ee la qabtay loo sii gudbiyay xabsiga dhexe ee Dowladda, halkaasoo uu uga bilaabanayo baaritaano la xiriira falalkii ay damacsanaayeen iyo cidii soo adeegsatay.

 

Jabriil Maxamuud

Jabra@somaliweyn.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

That seems like a good way to go out. Trouble makers will meet trouble makers in trouble maker paradise. Did they thing they were gonna be on the run forever? Surely not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I remember reading that in Saddam's Iraq, relatives had to pay for the cost of the bullets used to execute their loved ones. No wonder it was calm back in those days.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

^Maybe the Iraqi people should have asked the dictators family to pay the cost incurred during the hanging.

 

 

No wonder it was calm back in those days.

The thinking of a pathetic parasitical entity called daba-dhilif Xabasho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by General Duke:

I remember reading that in Saddam's Iraq, relatives had to pay for the cost of the bullets used to execute their loved ones.

That's a TFG propaganda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Iran-Iraq war--500,000 dead Iraqis.

1990 Iraq occupation of Kuwait--100,000 dead Iraqis.

American occupation ---300,000-600,000 dead Iraqis.

People disapeared under Sadam's Gulag system 200,000+...

Widespread destruction of infrastructure of Iraqi economy and infustructure...

More ethnically divided Iraq..Kurd against Arab and Shi'a Against Sunni...

 

The Legacy of the dictator continues...

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL, is Taako and Duke advocating for hanging and shooting squads?

 

That is extremism, in democracy a person is neither hanged nor killed by a shooting squad. If you don’t know the norms and rules of democracy, then it will be best if you stopped acting and claiming to be for a government which is democracy only by name.

 

Typical warlord barbaric mentality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this