Sabriye amp co. Posted November 13, 2009 Note: A subtle NO to The lucrative demands of puntland Nairobi: President Sh Shariif brushes Faroole aside... .......... Faroole"Aduunyada waxaan ogeeysiineeynaa in aanan ka mid aheyn Dawlada Shiikh Shariif" Madaxweynaha Puntland Submitted by editor on Fri, 11/13/2009 - 16:34 Hogaamiyaha maamulka amaankiisu xumaaday ee Waqooyi Bari Soomaaliya (Puntland) Cabdiraxmaan Faroole oo saxaafada Nayroobi kula hadlay isagoo caro badani ka muuqato ayaa sheegay in ka maamul Puntland ahaan aysan ku qanacsaneyn Dawlada Soomaaliya. Cabdiraxmaan Faroole oo shir jaraa'id qabtay ka dib markii uu ka soo carooday kulan uu Madaxweyne Shariif Nayroobi kula yeeshay ayaa sheegay in Dawlada Soomaalidu aysan diyaar u aheyn wax ka qabashada dhibaatada Soomaaliya ka taagan sidaas darteedna aysan iyagu ka sii mid ahaan karin dawlada noocaas ah waa siduu hadalka u dhigaye. Warar hoose oo kulankii Madaxweyne Shariif iyo maamulka Puntland laga helay ayaa sheegaya in la isku jiiray oo mas'uuliyiintu ku kala boodeen Hamiga Cabdiraxmaan Faroole oo xadka ka baxay. Wararku waxay intaas ku sii darayaan in Cabdiraxmaan Faroole ku adkeeystay Shuruudo dhinaca dhaqaalaha u badnaa oo ay dhanka dawlada Soomaaliya ka doonayeen in ay fuliso, waxaana shuruudahaas ka mid ahaa in Maamulka Puntland sidi dawlad oo kale loola macaamilo shirarka caalamiga ahna laga qeybgeliyo dhaqaalaha dawalda dhexe soo gala bar la siiyo. Isku soo wada duuboo waxaa hadda muuqata in maamulka Puntland weli ku dhegan yahay rabitaankoodi ka bari soocnaa Soomaalida inteeda kale, waxaana mudan in maanka la geliyo Amaanka faraha ka baxay ee Puntland. halgankanet@gmail.com > Source < Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 13, 2009 Interesting-your title vs. Duke's Only interested in adversity eh. N we wonder why Somalia is f*up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 13, 2009 Why somalia is where it's today is because of cuqdad, iyo aargoosi, gocosho wixii tagay, dhaawacyadii dagaalkii sokkeeyye oo weli furan, iyo khilaafka oon baaxad loo lahayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 13, 2009 ^Men interested in the stabilization of Somalia(n I'm assuming Duke n Sabriye are, of course with some stipulation), why would they encourage unnecessary adversity that will cost the whole nation. There is time and place for political score points, at this critical juncture, that time is not NOW. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sabriye amp co. Posted November 13, 2009 Che, Moments like these every Somali patriot should truly appreciate and applaud the Somali president. It is lucrative to say the least for Faroole (president of the unstable puntland region in north eastern Somalia) to demand 50% of any and all funds allocated to Somalia not to mention all the other laughable demands. This is the second time Sh shariif had stood his ground and has bluntly refused to compromise on the sovereignty of Somalia and its central government. Second to when he refused a petition requesting the secession of Somaliland (north western Somalia). Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 13, 2009 Che, you are having one of your Shalanbood moments. come back again for you lost me there Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 13, 2009 ^My bad , I was pointing out their flaws to you.I inadvertanly wrote the word "you: Sabriye...Laughable demands to you, but serious business to them, if you fail to see that then there is not much to talk about, is there? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 13, 2009 Better. I thought inaad gadaal-gadaal ii martay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted November 13, 2009 Well done to sheikh shariff for refusing to compromise to a man who has made it he's habit in handing over ****** youth to ethiopia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 13, 2009 ^How does this help the Sharif administration and Somalia in general? LoooL@Xiin..We agree on this one Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 13, 2009 loool...like in adduunyo dhegeysaneyso...Adduunyooy xaal qaado! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted November 13, 2009 Bugland really has nothing much to offer shariff. Whatever faroole thinks won't matter to the TFG Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted November 13, 2009 Originally posted by Hassan6734: Bugland really has nothing much to offer shariff. Whatever faroole thinks won't matter to the TFG ^^And that, ladies and gentlemen, is the unfortunate truth... Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 13, 2009 TFG become geedo bahalo galeen ah oo kii cuqdadaysan bu ku dhuunto Look at poor Hassan here Quote Share this post Link to post Share on other sites