Sign in to follow this  
Liqaye

Dagaalo Xalay Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Recommended Posts

Liqaye   

HobyoNet Khmiis,15-Jan-04.

 

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya inuu xalay magaaladaasi ka dhacay iska hor-imaad u dhaxeeya labada maleeshoyo oo kala taageersan Gudoomiyaha Isbaheysiga Dooxada Jubba Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo Xoghayihiisa Guud ee Isbaheysiga Mr. Deeq Cali, waxaana la sheegay in iska horimaadkaasi uu ku dhintay hal ruux xalaada amaanka magaaladana ay ka sii dartay, iyadoo uu siyaasado iska soo horjeeda oo u dhaxeeya labada nin ayaa la sheegay iney salka ku heyso, qal-qalka iyo deganaasho la.aanta maalmahaan dmabe soo food saartay magaalada Kismaayo, Mr. Deeq cali ayaa ahaa wakiilka Isbaheysiga u matalaayay Shirka Mbagathi laguna eedeeyay inuu ku biiray Golaha SRRC-da Gacan saarna la leeyahay Dowlada Ethiopia,ayaa dhowaan soo gaaraya magaalada Kismaayo wuxuuna Gudoomiyaha ku eedeeyay inuu ku shaqeeynaayo kali talisnimo isagoo ku biiray Golaha samatabixinta wada tashi la,aan wuxuuna sheegay inuu isagu mas,uul ka yahay dhibaatada ,dagaalada ,isbaarooyinka iyo Isku dhacyada u dhaxeeya beelaha magaalada wada dega, waxaana laga dhex wadaa waan-waan u dhaxeysa labada mas,uul oo ay ku lug leeyihiin Waxgarad iyo Culimaau,diinka degaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this