Sign in to follow this  
Twisted_Logic

Baidoba: EThiopian base

Recommended Posts

Ciidamadii Ethiopian-ka ee ka dhaqaaqay Muqdisho oo gaaray Magaalada Bay**** iyo bandow saakay saaran guud ahaan magaalada Baydhabo

 

Ciidamada Ethiopia ayaa saakay waxaa ay xireen dhamaan wadooyinka Magaalada Baydhabo iyadoo ciidamadii Ethiopian-ka ee ugu horeeyay ee ka baxay magaalada Muqdisho ay gaareen magaaladaasi Baydhabo.

 

 

 

Ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia ayaa saakay waxaa ay xireen dhamaan howlihii ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo gaadiidka ee magaalada Baydhabo kuwaasi oo sida la sheegay sugaya ammaanka ciidamo kale oo Ethiopian-ah oo magaaladaasi gaaray.

 

 

 

Saakay ayaa waxaa xiran dhamaan wadooyinka xaafadaha magaalada Baydhabo kuwaasi oo la sheegay in ay ku suganyihiin ciidamada dowladda Ethiopia gaar ahaan kuwii horay ugu sugnaa gudaha magaalada Baydhabo,waxaana ciidamadaasi ay dadka ku amrayeen in aysan xaafadahooda ka soo bixin.

 

 

 

Ciidamada saakay gudaha u galay magaalada Baydhabo ee maalmihii la soo dhaafay ka dhaqaaqay magaalada Muqdisho oo watta ku dhawaad 80-gawaarida dagaalka ah ayaa waxaa ay uga sii gudbeen dhanka degmada Bardaale iyadoo aan la ogayn in ay halkaasi fariisimo ka samaynayaan ama in ay ka sii dhaqaaqayaan.

 

 

 

Magaalada Baydhabo ayaa xalay waxaa bandow sidaan oo kale ah ku soo rogay ciidamo ka tirsam kuwa dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi oo iyana dadka rasaas ku kala Cayrinayay,waxaana arintaasi lala xariirinayay soo galidda ciidamada Ethiopia ee magaalada Baydhabo.

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya

 

----

 

Roobow should worry more about his backyard instead of talking big and threatening AMISOM troops.

 

Ethiopians left only those places where the people fought them relentlessly, and moved to those regions they perceive as friendly: Baay/Bakool.

 

Its time Abu Mansuur spreads his message of resistance amongst his own people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ururka Al Shabaab ayaa waxaa ay galabta markii ugu horaysay tan iyo markii ay baxeen ciidamada Ethiopia weerar ku qaadeen fariisin ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ay ku leeyihiin Kuliyaddii hore ee Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho .

 

 

 

Dagaal mudo daqiiqado ah socday ayaa galabta waxaa uu ka dhacay fariisin ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen kuliyaddii hore ee Jaale Siyaad kadib markii ay weerar ku qaadeen ciidamada Ururka Al Shabaab

 

------

 

Instead of taking on the big enemy which is in Baay/Bakool Alshabaab goes for the cowardly tactic of launching an assault of a FEW minutes and then hiding in the hope the AMISOM troops would responds fiercly on the civilians of Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this