Sign in to follow this  
Camel Mlik

32 dead in Ceelwaaq ee gobolka Gedo

Recommended Posts

32 qof oo ku dhimatay dagaal beeleedyo ka dhacay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

Ceelwaaq - 23.July.2005 Ugu yaraan 32 qof ayaa geeriyootey 49 kalena way ku dhaawacmeen dagaal beeleedyo galabnimadii shalay ka qarxay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

 

Dagaalkan ayaa dhex maray beelaha xxxxxxxxxx iyo xxxxx oo deegaankaasi wada dega iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in uu dagaalkaasi ku fiday dhulka miyiga ah ee ku dhow dhow degmada Ceelwaaq.

 

Dad aad u fara badan ayaa lagu soo warramayaa in ay deegaannadaasi ka bara kaceen.

 

Dhinaca kale, dawladda Kenya ayaa xirtay soohdinta ay la wadaagaan gobolka Gedo gaar ahaan meelaha ay dagaaladu ka dhow dhow yihiin si aanay halkaas uga soo gudbin malleyshiyaad hubaysan, waxana la arki karayey diyaaradaha qumaatiga u kaca ee dalka Kenya oo dul heehaabaya dhulkaas.

 

MM Dhoorre

SBC Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

You know how some call dayniile "qanyares mouth-piece," I think of SBC as the average idiotic northeasterner view of Somali issues(basically BULLSHIT). smile.gif

 

 

49 dead, I bet some are really wishing for it :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this