Sign in to follow this  
Che -Guevara

SSU AND CBA CONDEMNS THE ACTIONS OF AMBASSADOR ALI AMERICA

Recommended Posts

Kamaavi   

Originally posted by Dabshid:

Maybe Sharif is staying at America's place
:D

 

 

Dalxa for President

^^ :D:D Yes we can,

 

Dalxa 4 Prez 2010 !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heestiisa Shankaroon soo xasuustayba. Cod ayuu lahaa, he should have continued in uu ahaado heesaa runtii.

 

Shaxda geenyo joogtoo

Keymo biyaha shubeeniyo

Ku shakaalan dooxoo

Wali aan shiraabo galin

Oo shilaal ka qoortiyo

Shakaal qabadka feeraha

Midab shaadir madoow

Iyo shaash lagu hareeyee

Ama shaaca dunidiyo

Hadba doon shin joogta

Sharafteeda leedahee

 

Shankaroon haweenkaay

Shib waxaan iraahdaba

Miyaan kugu shukriyeyaa

Shirkaan kaa amaanaa

Sheeda kaa tilmaama

Marka aan isla showrnee

Sheekeysto kaligey

Waa shan iyo toban jir

Shiikh wacani dhalayeey

Sharka laga dab'ooloo

Laga naaray sheydaan

 

Shaxda geela daaqoo

Shuxda lagu dareershoo

Meeluu roob shanshada dhigay

Dhex shibaaxinaayee

Oo shalow garbeystoo

Midib shirinladeediyo

Casar kii shirbaysoo

Aar shabeelinaysee

Oo shuucubka kuriskiyo

Shushub garaaran leedaad

Shaaruf teeda leedahee

 

Shankaroon haweenkaay

Shib waxaan iraahdaba

Miyaan kugu shukriyeyaa

Shirkaan kaa amaanaa

Sheeda kaa tilmaama

Marka aan isla showrnee

Sheekeysto kaligey

Waa shan iyo toban jir

Shiikh wacani dhalayeey

Sharka laga dab'ooloo

Laga naaray sheydaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this